5 Aug 2026, 16:50 UTC56 views11 reactionsread 6 August 2026 Photo
(ููููู ุนููู ูู ุดููุก ูุฏูุฑ)
"Wax walba wuu karaa Alle"
Akhri oo ku celceli qalbigaaga maalin kasta.oo xaqiiqso in dhammaan waxa aad doonayso ay u fudud yihiin rabbiga ku abuuray adiga oo aan waxba ahayn.
Alle haka xishoon waxaad doonayso oo wanaaga waydiiso maxaayeelay alle addoonkiisa oo gacmaha hoos dhigtay faro madhnaan kuma soo celiyo .
Waydiiso kadib dadaal taladana isaga u dhiibo way kuu hagaagaysaan waa ballaโฆ
โค11
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
4 Aug 2026, 11:55 UTC101 views15 reactionsread 6 August 2026 Photo
Waxaan kuu sheegayaa sir wax weyn ka badaleysa noloshaada iyo shaqsiyadaada:
1. Marka 1aad joogteey oo ilaali salaadaha, adkaarta, istiqfaarta iyo ducooyinka waayo noloshaada wax weyn ayey ka badalayaan.
๐ท๐ฑ
2. Jooji in aad u dhaqanto sida badbaadiyaha superman ๐ฆธโโ๏ธ ee dooro naftaada iskana jar caadada aah in aad qof walba waxa uu kaa dalbado u sameyso caawinaad walbana lasoo taagnaato ayada oon xataa lagaa dalban.
๐ปโฆ
โค15
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
3 Aug 2026, 19:30 UTC57 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
๐น๏ธ๏ธ๏ธKOOXDA ixsaanโพ
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.๐ค๐๐
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskaxโฆ
Signed TEแฉแฐ ๐ถ๐
๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ค
2 Aug 2026, 16:34 UTC107 views9 reactionsread 6 August 2026 Photo
Rasuulku {๏ทบ} waxa uu yidhi: โIlaahay ka baqa oo ubadkiina u caddaalad sameeyaโ. โBukhaari.โค๏ธ๐
Xadiisku waxa uu leeyahay Qiso!
Saxaaxbiga Nucmaan ibnu Bashiir RC waxa uu yidhi: Aabbahay ayaa xoolihiisa wax kamid ah igu sadaqadaystay oo isiiyay. Hooyaday Camra bintu Rawaaxah ayaa waxa ay ku tidhi: โMa raalli noqonayo ilaa aad markhaati geliso Rasuulka Ilaahay waxa aad siisay Nucmaanโ.โค๏ธ๐
Aabbahay ayaa i kaxeeyay oo Rโฆ
โค9
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
2 Aug 2026, 04:24 UTC114 views11 reactionsread 6 August 2026 Photo
Nabi Muxammed Sallalaahu Caleyhi Wasallam wuxuu yiri: "Qofkii ku waabariista asagoo amni qaba, caafimaad heysta, sidoo kale wixii uu maalinkaas quudan lahaana heysta, wuxuu lamid yahay asagoo soo koobay adduunyo iyo wixii ku dhex jira oo dhan."
Subax wanaagsan saaxiibayaal.
โค11
1 Aug 2026, 06:14 UTC137 views14 reactionsread 6 August 2026 Photo
Rabigaa ku sug halkaad joogto, nolashaada u dadaal, dadka kale nolashooda waxba ha eegin way u dadaaleen, way usoo samreen, way usoo jihaadeen sey halkay maanta joogaan usoo gaari lahaayeen awgeed daal iyo dadaal kasta way usoo bixiyeen. ilaahayna dadaalkooda markuu arkay garab buu siiyey.
adigana intaas iyo in ka badan la imaaw ilaahayna waydiiso inuu ku caawiyo. Muhiim ma aha inaa halmar si aan caadi ahayn isku bโฆ
โค14
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
29 Jul 2026, 07:17 UTCโ1,040 views15 reactionsread 6 August 2026 Photo
Istiqfaartu waa nolosha qalbiga๐ฅน๐ซถ๐ป
Markastoo istiqfarta badisid
Waxa kordhaysa farxadada iyo liibantada.
Waxana rumoobaysa wax kastoo jeceshay oo khayr leh marka aan badino istiqfarta ๐ฅฐ๐๐ป
ุฃุณุชุบูุฑ ุงููู ุงูุนุธูู
ูุฃุชูุจ ุฅููู ๐ฟ๐
โค15
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
25 Jul 2026, 12:37 UTC258 views11 reactionsread 6 August 2026 Photo
"Ogow waxaad kamid tahay boqorrada adduunka
dushiisa ku nool, ee u mahadnaq Allaha ku abuurtay ee xisaab la'aanta kugu siiyay nimcada weyn ee aad maanta haysato."
โค11
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
24 Jul 2026, 06:38 UTC259 views12 reactionsread 6 August 2026 Photo
90 daqiiqo miyaad u waysay naftaada qaalideydaay?
Waxa kugu filan 90 daqiiqo ood maalin walba khaas u siiso naftaada.
30 daqiiqo sii _ jirkaaga
Socsoco, lugeey, samee jimicsi, biyo kugu filan cab, cunto nafaqo leh cun, diet samee
Awoodaada sare ayey u kaceysaa muudkaagana wuu isbadalayaa.
30 daqiiqo sii _ caqligaaga
Dhageyso podcast, aqri safxado kamid ah buug aad, daawo video waxyar leh
30 daqiiqo maalinti bishโฆ
โค12
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
23 Jul 2026, 03:28 UTC213 views12 reactionsread 6 August 2026 Photo
(ููููู ุนููู ูู ุดููุก ูุฏูุฑ)
"Wax walba wuu karaa Alle"
Akhri oo ku celceli qalbigaaga maalin kasta.oo xaqiiqso in dhammaan waxa aad doonayso ay u fudud yihiin rabbiga ku abuuray adiga oo aan waxba ahayn.
Alle haka xishoon waxaad doonayso oo wanaaga waydiiso maxaayeelay alle addoonkiisa oo gacmaha hoos dhigtay faro madhnaan kuma soo celiyo .
Waydiiso kadib dadaal taladana isaga u dhiibo way kuu hagaagaysaan waa ballaโฆ
โค12
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
18 Jul 2026, 21:01 UTC135 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
๐น๏ธ๏ธ๏ธKOOXDA ixsaanโพ
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.๐ค๐๐
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskaxโฆ
Signed TEแฉแฐ ๐ถ๐
๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ค
18 Jul 2026, 12:46 UTC218 views15 reactionsread 6 August 2026 Photo
Cilmiga waxtara: Waa Cilmiga Rabigaa ku bara, eed baratid inuu Kali yahay, ee Keensada inaad isaga Weheshato, inaad ka Xishooto iyo inaad ucaabudo ูุฃูู ุชุฑุงู Sidii aad arkeyso.
#Sheekhmustafa
โค15
Signed ๐๐๐๐ฌ๐____๐๐๐๐ซถ๐ผ
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @sabarka143. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.