17 Aug 2026, 19:30 UTC58 viewsread 18 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
SIYAAD 🎭❤️ pinned «https://t.me/qanaatul_axaadiith»
17 Aug 2026, 11:15 UTC151 views2 reactionsread 18 August 2026 https://t.me/qanaatul_axaadiith
❤2
Signed Bott👻
14 Aug 2026, 05:32 UTC334 views7 reactionsread 18 August 2026 Photo
Saxibayaal emojing kala nooca saara writerka intaas anagana dhiiri gelin bay no tahay ❤️🫶🏻
❤5❤🔥1🔥1
Signed PL_Suldann🖤🧣
14 Aug 2026, 03:47 UTC310 views6 reactionsread 18 August 2026 Waa kuma “المطففون” (kuwa wax nusqeeya)?
Alle wuxuu yiri:
﴿الَّذِينَ إِذَا اكْتَالُوا عَلَى النَّاسِ يَسْتَوْفُونَ وَإِذَا كَالُوهُمْ أَو وَّزَنُوهُمْ يُخْسِرُونَ﴾
Macnaha:“Waa kuwa marka ay dadka wax ka qaadanayaan si buuxda u qaata xaqooda, laakiin marka ay dadka wax siinayaan ama u miisaamayaan, wax bay ka dhimaan oo xuquuqdooda way nusqeeyaan.”
Macnaha aayaddani kuma koobna oo keliya ganacsatada, ee waa mid…
❤5❤🔥1
Signed PL_Suldann🖤🧣
14 Aug 2026, 03:47 UTC235 views3 reactionsread 18 August 2026 Photo
Annagoo yaryar waxaan maqli jirnay aayadda Alle ee leh:
﴿وَيْلٌ لِّلْمُطَفِّفِينَ﴾
Waxaana naloo sharxi jiray inay ka hadlayso ganacsadaha ku shuba miisaanka, dadka siiya wax ka yar xaqooda. Laakiin ma taas oo keliya ayay aayaddu ka hadlayso? Maxayse dhab ahaantii ka dhigan tahay erayga “المطففين”
Ereyga “تطفيف” wuxuu ka yimid wax yar oo la dhimo ama la nusqeeyo, wax ay dadku u arkaan “wax aan weynayn”. Tusaale ah…
❤3
Signed PL_Suldann🖤🧣
13 Aug 2026, 09:57 UTC304 views1 reactionsread 18 August 2026 Photo
Dadka ku cusub halkaan waxaan idin leeyahay kusoo dhawaada hoyga degenaanta 🫶
https://awzaacimohamoudabdullaahi.substack.com
❤1
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
13 Aug 2026, 09:47 UTC299 views1 reactionsread 18 August 2026 Photo
Halkan waxaa ku midoobay bahda qoraayaasha iyo akhristayaasha… si guud aqoonyahano ama dadkii cilmiga u saaxibka ahaa.
Kani waa app-ka ugu deggan, ugu akhlaaqda badan, isla markaana laga kororsan karo aqoon, fikir iyo garaad inta Soomaalidu isticmaasho.
Waa meel ay ku kulmaan qalinka iyo aqoonta, qoraalka iyo akhriska, fikirka iyo hal-abuurka.
https://awzaacimohamoudabdullaahi.substack.com
❤1
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
12 Aug 2026, 19:14 UTC343 views5 reactionsread 18 August 2026 Photo
Waxbarashada uu ilmuhu u baahan yahay waxay ka kooban tahay dhowr dhinac:
Diin: Qur’aan, salaad, akhlaaq iyo barashada waxa saxda iyo khaladka ah.
Aqoon aasaasi ah: Akhris, qoraal, xisaab iyo fahamka deegaanka.
Akhlaaq iyo edeb: Ixtiraamka waalidka, macallimiinta iyo dadka kale.
Xirfadaha nolosha: Isgaarsiin, fikir wanaagsan, xalinta dhibaatooyinka iyo masuuliyadda.
Aqoonta bulshada: Sida loola dhaqmo dadka iyo …
❤5
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
11 Aug 2026, 09:26 UTC414 views2 reactionsread 18 August 2026 Wuxuu ka hadlayaa caddaaladda, garsoorka, maamulka iyo sida xaqa loo ilaaliyo.
23. السياسة الشرعية — ابن تيمية
Wuxuu ka hadlayaa maamulka Islaamka, mas’uuliyadda hoggaamiyaha iyo caddaaladda bulshada.
24. اقتضاء الصراط المستقيم — ابن تيمية
Wuxuu ka hadlayaa aqoonsiga Muslimka, dhaqanka iyo ka fogaanshaha waxyaabaha dhaawacaya qiyamka Islaamka.
25. حجة الله البالغة — شاه ولي الله الدهلوي
Wuxuu ka hadlayaa …
❤2
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
11 Aug 2026, 09:26 UTC346 views1 reactionsread 18 August 2026 Soo jeedin: Guryahaha iyo goobaha meelaha umada ku kulanto in goob makatab free ah loo sameeyo si dhanka akhriska u jeesano inago miisankayna ka dhigeeno diinta,sidoo kale inaan caruurteena ka dhigno kuwa cilmi hadla inagoo oga’gooleh inaan badalno dhaqankaan qarniyada soo jiray ee ah inaan afka wax isugu gudbino sida gabayada iwm inteena badan mid wax qoray kuma jiri waa dhif iyo nadir intaad aragta mid wax qorau …
❤1
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
10 Aug 2026, 20:00 UTC199 viewsread 18 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
Showing the 12 most recent of 32 posts we hold for @xabsijacayl12. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.