11 Aug 2026, 15:44 UTC53 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
𝐈𝐛𝐧𝐮 𝐣𝐚𝐰𝐳𝐢 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚 𝐮𝐧𝐚𝐱𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 :
طُوبى لعبدٍ أنار قبره قبل أن يدخله
وأرضى ربَّه قبل أن يلقاه
وصلّى قبل أن يُصلّى عليه !
Waxaa nasiib leh addoonkii qabrigiisa iftiimiyay ka hor inta uusan gelin,
Rabbigiisana raalli geliyay ka hor inta uusan la kulmin,
Salaaddana tukaday ka hor inta aan salaad janaaso lagu tukan!
❤6
10 Aug 2026, 20:00 UTC42 viewsread 12 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
8 Aug 2026, 14:02 UTC170 views8 reactionsread 12 August 2026 “Dad qofkii wax kugu tara,
Daacad kuugu hagar baxay,
Kaaga doonay meel adag,
Wuxuu galay wax doorsada,
Si ka diiran ugu celi.
Hadduu diido waayuhu,
Noqo ruux ku dayn baxa,
Dibnihiyo afkiisoo,
Duco ugu abaal-gudda” .
❤8
5 Aug 2026, 18:32 UTC260 views8 reactionsread 12 August 2026 Photo
Hadal-jeedinta iyo saamayntiisa.
Had iyo jeer salaada makhrib waxaan ku tukadaa masjid ka fog aaga xaafadda, masjidka waxan ku arkay oday waayeel ah oo Marka la tukado dadka waaniya.
Xaqiiqatan, waanada odaygaas waxay si toos ah u taabataa qalbiga qofka, waxayna ku reebtaa raad wanaagsan.
Dhanka kale, haddii mid ka mid ah culimada ahi isku dayo inuu dadka waaniyo, mararka qaarkood waxaa dhacda in dadku kala yaaca…
❤5👍3
5 Aug 2026, 17:26 UTC233 views0 reactionsread 12 August 2026 Markaad hawsha kuu taal
Iyo taada maamusho
Maareynta hawl kale
Miciinkeeda aad oo
Adooy kaa maroor tahay
Mid kaleeto sixiddeed
Ha ku maagin aadmiga
Haddaan moobil soo dhicin
Kaar kuu muhiimiyo
Marti-qaadna kuu iman
Qiimigaa ku maydhmee
Meel aan lagaa wacan
Ka dhex muuqo hays odhan
Si kasduu maarriin iyo
Midab loo riyaaqiyo
Muuq wacan u leeyahay
Hadduu maanka garashada
Qofku caydh kayahay madhan
Wax kastood u mudati…
5 Aug 2026, 04:30 UTC218 views6 reactionsread 12 August 2026 “Sidee farxad iyo nolol sareedo leh ku helaysaa adiga oo salaadii ka tegey ama aan xilba iska saarayn ilaalinteeda ?“
Farxadda iyo cibaadadu waa laba isku lammaan, waayo farxaddu waa wax ruux ahaan loo dareemo; ruuxdana waxa daaweeya ee deganaanta siiyaa waa cibaadad iyo xuska Alle.
Subax wanaagsan ☕️📿
❤6
4 Aug 2026, 17:07 UTC243 views6 reactionsread 12 August 2026 XIDHIIDHKA ALLE ADKEE
Waa Asalka Guul Kasta
Wax kasta oo aad raadiso waxay ka bilaabmaan xidhiidhka aad la leedahay Rabbigaa. Aqoonta aan Alle kuu hoggaaminin waxay noqon kartaa culays, halka aqoonta barakaysan ay qofka kor u qaaddo adduun iyo aakhiraba.
Alle wuxuu yiri:
وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا.
وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ
“Qofkii Alle ka cabsada, wuxuu u yeelayaa meel uu ka baxo, …
❤6
3 Aug 2026, 19:30 UTC147 views2 reactionsread 12 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
❤2
25 Jul 2026, 18:15 UTC431 views11 reactionsread 12 August 2026 Maxaa ka wanaagsan inaad habeen kasta seexato adigoo qalbigaaga ka saaray xiqdiga iyo ciilka qof kasta oo kuu gefayna aad cafiso adigoo ajar ka rajaynaya Allaah
❤11
25 Jul 2026, 18:11 UTC443 views6 reactionsread 12 August 2026 Video
Qiyaamul-Laylku waa miisaanka diinta.
- Waa kan lagu ogaado inta ay le'eg tahay jacaylkaaga Alle iyo sida aad habeenkii ugu istaagto dartiis.
- Waa kan lagu garto heerka khushuucaaga iyo baryadaada marka aad hortiisa istaagto.
- Waa kan lagu dhadhamiyo macaanka iimaanka iyo raaxada cibaadada.
- Waa kan lagu ogaado quruxda la faqidda Rabbiga iyo degganaanshaha ducada.
- Waa kan lagu dareemo baahida aad Alle u qab…
❤6
21 Jul 2026, 18:34 UTC455 views9 reactionsread 12 August 2026 Photo
Nolosha Mu’minka waxay leedahay hal ujeeddo: Raalli-gelinta Alle SWT.
﴿قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ﴾
Salaaddayda, cibaadadayda, noloshayda iyo geeridayduba waxay u sugnaadeen Allaah, Rabbiga Caalamka.
Ilaahay ha naga yeelo kuwa noloshooda iyo aakhiradoodaba u hibeeya addeeciddiisa. Aamiin. 🤲❤️
❤9
21 Jul 2026, 18:22 UTC417 views2 reactionsread 12 August 2026 • Tartan weeye noloshaani
• Adna meel ha taagnaan
• Tabtii geedka oo kale
• Adoo qayrkaa la tartami kara
• Yaan tiir laguugu xidhin
• Tubta aad sii maraysana
• Tusmadeeda sii baro.
👍2
Showing the 12 most recent of 23 posts we hold for @AQOON_AROOR. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.