3 Aug 2026, 19:30 UTC27 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
31 Jul 2026, 15:19 UTC82 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamed
https://youtube.com/shorts/_xVHdDOZhYc?feature=share
Signed SAADIQ AL-AMIIN
29 Jul 2026, 11:45 UTC96 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
https://www.facebook.com/share/v/1ELmnPRdv7/
Signed SAADIQ AL-AMIIN
28 Jul 2026, 11:37 UTC97 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
https://www.facebook.com/share/v/1L8q1Fhecx/
Signed SAADIQ AL-AMIIN
24 Jul 2026, 10:56 UTC117 views2 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Waa malin kheyr badan aynu ku sallinno Rasuulkaﷺ
*💛اللهــــــم❤صــــل💚علــــی💙محمـــــد🩵*
*🤍ﷺ🌹* *❤🩹ﷺ🌺*
*💜ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🧡*
*💓ﷺ 💚 ﷺ🤍*
*💝ﷺ محمـــــــــــــــد ﷺ🖤*
*💙ﷺ رســــــــول الله ﷺ💖*
*❤🔥ﷺ صلـی الله علیه ﷺ💛*
🩵ﷺ *وسلـــــــم* ﷺ❤
*💙ﷺ …
❤2
Signed SAADIQ AL-AMIIN
22 Jul 2026, 02:44 UTC159 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Maqaalkan, waxaan ku eegi doonaa taariikhda iyo horumarkii baraha bulshada, gaar ahaan sida Facebook uu uga soo bilaabmay qol jaamacadeed oo uu noqday awoodda ugu weyn ee dhijitaalka ah.
https://www.tamyiiz.online/2026/07/taariikhda-baraha-bulshada-sida.html
Signed SAADIQ AL-AMIIN
18 Jul 2026, 13:20 UTC179 views2 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Guusha laga gaaro waxbarashada maahan hibo hidde ah oo qaar ka mid ah ardaydu ku dhashaan, balse waa natiijo ka timaada caadooyin iyo dabeecado maalinle ah oo la horumariyo. Ardayga wanaagsan maahan oo kaliya midka keena dhibcaha ugu sarreeya (A+), balse waa midka leh hami, edbin, iyo rabitaan joogto ah oo uu aqoontiisa kor ugu qaadayo.
Maqaalkan, waxaan ku eegi doonaa 5-ta astaamood ee ugu waaweyn ee lagu garto a…
❤1👍1
Signed SAADIQ AL-AMIIN
17 Jul 2026, 20:00 UTC159 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Haddii abaalmarintu ku salaysnaan lahayd oo keliya inta uu qofku dadaalo ama u shaqeeyo si adag, dameerku wuxuu ku seexan lahaa sariir dahab ah.
https://t.me/ENGsaadiqmohamed
Signed SAADIQ AL-AMIIN
16 Jul 2026, 13:25 UTC173 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Halays ilaaliyo saaxiibayaal
https://t.me/ENGsaadiqmohamed
Signed SAADIQ AL-AMIIN
13 Jul 2026, 09:04 UTC157 views1 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Dawro_Tafsiir1Photo
📢 Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa.
Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaangeli.
Iska Diwaan gali WhatsApp-kan :👇
https://wa.me/qr/DWCHHMZPCLLAL1
Fadlan hal mar oo keliya soo qor:
1. Magacaaga oo saddexan
2. Magaalada aad joogto
3. Lab ama Dhedig
4. Lambarkaaga
FG: Intaas wax dhaafsan ha soo qorin, hana kusoo celcelin.
Kala soco duruusta
What'sappka 👇 https://ch…
❤1
Signed Luqmaan
11 Jul 2026, 12:55 UTC208 views1 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Maqaalkan, waxaan ku eegi doonaa sababaha dhabta ah ee ka dambeeya caajiska iyo sirihii ugu dambeeyey ee sayniska iyo khuburadu u sheegeen inay tahay dawada ugu waxtarka badan.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.tamyiiz.online/2026/07/waa-maxay-caajiska-iyo-5-tillaabo-oo.html
❤1
Signed SAADIQ AL-AMIIN
10 Jul 2026, 05:27 UTC188 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @ENGsaadiqmohamedPhoto
Waa malin kheyr badan aynu ku sallinno Rasuulkaﷺ
*💛اللهــــــم❤صــــل💚علــــی💙محمـــــد🩵*
*🤍ﷺ🌹* *❤🩹ﷺ🌺*
*💜ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🧡*
*💓ﷺ 💚 ﷺ🤍*
*💝ﷺ محمـــــــــــــــد ﷺ🖤*
*💙ﷺ رســــــــول الله ﷺ💖*
*❤🔥ﷺ صلـی الله علیه ﷺ💛*
🩵ﷺ *وسلـــــــم* ﷺ❤
*💙ﷺ …
Signed SAADIQ AL-AMIIN
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @XOGMAAL20. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.