3 Aug 2026, 19:30 UTC14 views2 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
๐น๏ธ๏ธ๏ธKOOXDA ixsaanโพ
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.๐ค๐๐
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskaxโฆ
โค1๐1
19 Jun 2026, 04:23 UTC272 views3 reactionsread 6 August 2026 Photo
Hada kahor mid waalan ayaa 10 sanno ku xirnaa cisbitaalka waalida, kadib wuxuu go aansaday sidii uu uga baxsan lahaa cisbitaalka.
habeen iyo maalinba wuxuu Aalamiito u samaynayayey sidii uu uga boodi lahaa Albaabka Waxaa la gaaray habeenkii uu baxsan lahaa wuxuu macasalaameeyay dhammaan Asxaabtiisa wuuna baxay, wax yar kadib ayuu soo noqday asxaabtiisi ayaa waydiisay" war maxaad iloowday"
Kulahaa: "Albaabka caawa wโฆ
๐คฃ2๐1
5 Jun 2026, 02:52 UTC370 views4 reactionsread 6 August 2026 SHEEKO CUSUB
Waxay Bogsiisay Qalbigayga๐ซถ๐ผ๐๐
Qaybta:2aad
Magaceedu wuxuu noqday eray aan si gaar ah u jeclaaday. Mar kasta oo aan maqlo "Xamda", waxaan dareemaa shucuur kulul oo i qabata; sida eray ay ka buuxaan rajo, xasillooni iyo jacayl bilow ah.
Markii ugu horraysay ee ay iga soo jawaabtay fariintaydii, wax qalbigayga ku dhacay iftiin aan hore u arag. Waxaan dareemay inay tahay qof aan isku fahmi karno noloshaโฆ
โค4
4 Jun 2026, 11:16 UTC331 views6 reactionsread 6 August 2026 SHEEKO CUSUB
Waxay Bogsiisay Qalbigayga๐ซถ๐ผ๐๐
Qaybta:1aad
Sheekadeydu waxay ku bilaabatay maalin aan wax badan ka filayn nolosha. Waxaan ahaa qof qalbigiisu dhaawac ka qaaday jacayl hore, qof naftiisu u ooman tahay cid uu ku tiirsado, balse aan hubin halka ay ka imanayso. Kelinimadu waxay ahayd saaxiibkayga dhow, habeenno badan oo fikir iyo xasuuso ahna waan la noolaa.
Laakiin maalin aan filayn ayay noloshaydu beddโฆ
โค6
3 Jun 2026, 19:54 UTC308 views6 reactionsread 6 August 2026 Photo
HORDHAC
Sheekadan waa xusuus iyo jacayl isku dhex jira, waa
xanuun iyo bogsiin is barbar socda, waa maalin
madow oo isu beddeshay iftiin cusub. Waa sheeko ka
dhalatay kalinimo, balse ku dhammaatay helitaanka
qof qalbi furan oo awood u leh inuu nolosha midab
cusub geliyo. Qof kasta oo jacayl soo maray wuu garan karaa in
mararka qaar qofku uu ku dabaalanayo bad weyn
buuxda, isaga oo aan hubin inuu gaadhi doono xeeb. Lโฆ
๐4โค1๐ฅฐ1
28 May 2026, 11:20 UTC338 views1 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @kobci_maskaxdaada1Photo
๐ Ku Soo Dhawoow MACHAD AL NASIIXA ๐
๐ Machad online ah oo lagu barto Qurโaanka Kariimka ah si casri ah, fudud, iyo faham sare leh.
โจ Waxaan bixinaa:
โข Barashada guud ee Qurโaanka
โข Tasxiixa & Tajwiidka
โข Hifdiga/Subaca
โข Tafsiir & Axaadiis
โข Casharo carruur & waaweynba loogu talagalay
๐จโ๐ซ Macalimiin khibrad iyo akhlaaq wanaagsan leh.
๐ป Casharo online ah oo Zoom & WhatsApp lagu qabto.
๐ Jadwal dabacsan oo ku habboโฆ
โค1
25 Feb 2026, 18:56 UTC767 views7 reactionsread 6 August 2026 SHEEKO: Rajaddii rumoowday
QAYBTA 10AADโค๐
Cumar hooyadiis waxa ay doontay marqaati yaal si furiinka si dag dag ah ugu dhaco inta ay maqneed cumar haddal afkiisa kama soo bixin wuu iska aamusnaa anna waxaa niyadeyda gashay in cumar i furi doono waayo wajigiisa uma bagin dhanka kale farxiyo wajigeeda farxad ayaa ka muuqato anagoo weli halkii taagan ayuu cumar intuu qolka galay si dag dag ah dhar usoo โฆ
โค5๐ฏ1๐ฅฐ1
13 Feb 2026, 10:34 UTC622 views2 reactionsread 6 August 2026 SHEEKO CUSUB:RAJADII RUMOOWDAY
QAYBTA 9AADโค๏ธ๐
Wuxuu yiri gabadhaan waa walashay iska daamaseerka iyo aflagadada dag daga ah marka hore wax hubs inta aadan caaynin dadka.
Madaxa ayaa iweeynaaday waayo qof la nabay ayaan ahay dunnida majirto wax ka xanuun badan(been aburka)kadib ayaan iri cumar aniga geedaha ha iigu soo gamban iisoo bareer aniga maxeeytahay sababta aad iga been abuuranayso maa beenba igu barโฆ
โค2
13 Feb 2026, 10:34 UTC613 views3 reactionsread 6 August 2026 Markaa ayeey tiri cumar maad
wamaqashaa haddalka amiira ma ahan mid hooyadaa ixtiraamayso ehelkaagana soo dhawaynayso waana ku ducaynayaa iska fur saacada lataagan yahay !cumar aad ayuu ula yaabay furiinka laga dalbaday ayuu isoofiiriyay ana waan ka sii jeed saday
Waxaan niyada iska leeyahay kawaran haduu cumar ku furo maxaa kuu dan bayndoona sideesa ku ilaawi kartaa cumar hadana waxaan nafdayda kuqanciyay nin aan iโฆ
โค3
16 Jan 2026, 09:49 UTC722 views3 reactionsread 6 August 2026 SHEEKO :RAJADII RUMOWDAY
QAYBTA 8AADโค๏ธ๐
Waxaan iri maxaa iskaga kay fogaysaa maxay tahay aababtaa u ilmaynasyo ?
wuxuu iri maya ma ooyanayo aniga waxaan idhi ma aqaan sabab ta aad irafadinayso aniga hadaa ogaan lahaa inaa aidan isku badalayao noloahaada marnaba kuma soo biri lahayn hadana kalsooni ayaan kugu qabay cumar dhib maleh bini aadamku wuu isbadalaa asna isbadal ayaa kugu dhacay kulama yaabโฆ
โค2๐ฏ1
6 Jan 2026, 15:38 UTC858 views4 reactionsread 6 August 2026 SHEEKO CUSUB:Rajadii rumoowday
QAYBTA 7AADโค๏ธ๐
wuxuu igu yirii seexo hurdo fikir ku noqon maayso waan ka xumaaday midaas halkeygiina kamaa istaagin markaas ayuu sariirta tagay markuu cabaar fadhiyey ayuu iga soo laabtay isagoon ila hadal ayuu gacanta iqabtay kadib ayuu yiri istaag waan istaagay sariirta ayuu igeeyey dhinaca kale ayuu seexday xagana ujeestay Anna waa iska seexday balse hurdo waa iโฆ
โค2๐ฅ1๐ฅฐ1
21 Nov 2025, 09:36 UTCโ1,030 views3 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @kobci_maskaxdaada1Video
๐ Jimce Mubaarak ๐ค
Alxamdulillaah, Ilaahay wuxuu na siiyay maalin kale oo Jimce ahโmaalin ducada la aqbalo, qalbiyada lagu nadiifiyo, oo nafta lagu xoojiyo.
๐ญ QALBIGAAGA SOO NADIIFI
Jimcuhu waa fursad lagu xasuusto in guusha, barwaaqada iyo farxadda ay ka bilaabato qalbi nadiif ah, niyad deggan, iyo tawakal dhab ah.
โจ Ha ka baqin waddada dheer, ka baq inaad istaagto.
Maanta u qaado talaabo yar oo kuu dhowaynaysa nโฆ
โค2๐ฅฐ1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Darenka_dahsoon1. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.