10 Aug 2026, 20:00 UTC26 viewsread 12 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
10 Aug 2026, 18:38 UTC70 views1 reactionsread 12 August 2026 Ma ogtahay in qof laga yaabo inuu Qur'aanka u soo dhowaado sababta oo keliya ah inuu akhlaaqdaada ku arkay Qur'aan nool?
Ma ogtahay in qof uu Qur'aanka jeclaaday sababta oo keliya ah inuu maqlay sida quruxda badan ee aad u akhriday?
Haddaba, dadka ugu yeera jidka Alle adigoo ku dayasho mudan akhlaaqdaada iyo dhaqankaaga.
habeen wanagsan❤️
❤1
10 Aug 2026, 18:38 UTC72 viewsread 12 August 2026 In ka badan 40 milyan oo qof oo dunida ku nool wax kuma arkaan indhahooda,
adiguna kama mid tihid.🫵
Maalin kasta, waxaa jira in ka badan 150 kun oo qof oo seexda laakiin aan mar dambe soo toosin,
adiguna kama mid tihid.🫵
Ku dhowaad 75 milyan oo qof maanta ma awoodaan inay socdaan, adiguna kama mid tihid.🫵
In ka badan 53 milyan oo qof ayaa sannadihii u dambeeyay la noolaa dagaal joogto ah oo ay kula jiraan cudurk…
10 Aug 2026, 08:24 UTC66 viewsread 12 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨
Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir.
Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah.
Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub.
Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira
𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺
𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1
FG : Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda
Kooxda Wadajir.
◎━
Signed 𝗖𝗜𝗟𝗠𝗢𝗢𝗚𝗘 🦅
4 Aug 2026, 19:56 UTC294 views4 reactionsread 12 August 2026 💫💐Waan ka xumahay inaad ku jirto xaalad aadan ku qanacsanayn
Balse ogow mar walba nasrigu wuxuu la jiraa sabarka farajkuna wuxuu la jiraa kurbada 😔✍
Habeen wansgsan☘
❤3👎1
4 Aug 2026, 19:55 UTC284 views2 reactionsread 12 August 2026 "Tani waa janaasadii ugu weynayd taariikhda qaddiyadda Falastiin. Maanta magaalada Gaza waxaa lagu tukaday janaasada 112 qof oo shahiiday." �
😭2
4 Aug 2026, 03:03 UTC315 views3 reactionsread 12 August 2026 Subax wanagsan dhamaantiin
Hadii nabad iyo caafimad salaada subax ku tukatay oo aad awooday dheh Alxm
❤3
3 Aug 2026, 19:30 UTC230 viewsread 12 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
3 Aug 2026, 17:28 UTC228 views4 reactionsread 12 August 2026 💫Waqtigaaga ha ogolaan
inuu kaa khasaaro☘
Ama Saacad ka mida inay micna daro kugu dhaafto💐
Marba hadii lagaa xisaabinayo
Markaad aakhiro tagto🌹🌾
Wax lagaa sugayo
Waad ilaalin 😎🍁
❤4
3 Aug 2026, 17:23 UTC264 views2 reactionsread 12 August 2026 Noloshu ma aha tartan aad dadka kale kula jirto...
Waa safar aad ku baranayso naftaada, ku kori karto, kuna dhisi karto nolol waafaqsan qiyamkaaga.
Waxyaabo badan oo kaa hor istaaga xasilloonidaada ma aha dadka...
Waa dhacdooyin hore, cabsi, iyo xannibaado maskaxeed oo aad muddo la soo noolayd.
Qofka bisil ma isku dayo inuu noqdo qof dadka oo dhan ka raalli geliya...
Wuxuu isku dayaa inuu noqdo qof daacad u ah …
❤2
3 Aug 2026, 03:07 UTC269 views6 reactionsread 12 August 2026 Qofka garanaya qiimaha Aakhirada, marnaba kuma beddesho hal daqiiqo oo raaxada adduunka ah;
sida aanu qofku dahab qaali ah ugu beddelan lahayn cantoobo ciid ah.🥹
❤6
3 Aug 2026, 03:07 UTC273 views5 reactionsread 12 August 2026 Hadii aad saaka caafimad ku soo kacday oo aad waajibadkii alle ku saara gudatay dheh Alxm dad badan xataa inay Alxm afka ka dhahan ma awoodan
Subax wanagsan
ku saliya nabigena maxamed...SCW
❤5
Showing the 12 most recent of 24 posts we hold for @Qalbitabat. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.