6 Aug 2026, 04:10 UTC28 views4 reactionsread 6 August 2026 Photo
🌸
🌿 Hadalka Maanta:
قال رسول الله ﷺ:
«أَحَبُّ الْأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ أَدْوَمُهَا وَإِنْ قَلَّ»
“Camalka Alle ugu jecel waa kan joogtada ah, xitaa haddii uu yar yahay.”
🌱 Faa'iido: Ha quusan haddii camalkaagu yar yahay. Akhrinta hal bog oo Qur'aan ah, hal tasbiix, ama laba rakcadood oo sunnah ah oo aad maalin kasta joogteyso ayaa ka khayr badan camal badan oo mar la sameeyo dabadeed la iska daayo.
🤲 Xusuusin: Maa…
❤4
Signed Jannah💕💐
3 Aug 2026, 19:30 UTC20 views1 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
❤1
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
18 Jul 2026, 21:01 UTC39 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
17 Jul 2026, 16:14 UTC131 views4 reactionsread 6 August 2026 Photo
(وَهُو عَلى كل شَيء قدير)
"Wax walba wuu karaa Alle"
Akhri oo ku celceli qalbigaaga maalin kasta.oo xaqiiqso in dhammaan waxa aad doonayso ay u fudud yihiin rabbiga ku abuuray adiga oo aan waxba ahayn.
Alle haka xishoon waxaad doonayso oo wanaaga waydiiso maxaayeelay alle addoonkiisa oo gacmaha hoos dhigtay faro madhnaan kuma soo celiyo .
Waydiiso kadib dadaal taladana isaga u dhiibo way kuu hagaagaysaan waa balla…
❤4
Signed jannah💜🎀
13 Jul 2026, 20:48 UTC22 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
10 Jul 2026, 16:02 UTC129 views7 reactionsread 6 August 2026 ﴿وَرَحْمَتِي وَسِعَتْ كُلَّ شَيْءٍ﴾
"Naxariistaydu waxay koobtay (gaartay) wax kasta."
Eebbe wuxuu sheegayaa in naxariistiisu ay aad u ballaaran tahay, oo ay gaarto wax kasta oo uu abuuray. Dhammaan makhluuqaadka – dadka, xoolaha, shimbiraha, malaa'igta iyo dhammaan uumiyaha – waxay ku nool yihiin naxariista Alle. Hawada aynu neefsanno, cuntada aynu cunno, caafimaadka, roobka, cafiska iyo toobadda dhammaantood waa …
❤7
Signed jannah💜🎀
9 Jul 2026, 20:02 UTC32 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
5 Jul 2026, 17:28 UTC70 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
5 Jul 2026, 13:00 UTC126 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Bisha Luulyo waxay u taagan tahay inta u dhexeysa bilow iyo dhammaad. Xiisihii bilowga sanadka cusub waa uu degay, balse weli waxaa sannadka ka harsan waqti ku filan oo aad isku beddeli karto o ku noqon karto qof ka duwan kii hore.”
❤2
Signed 𝐇𝐚𝐟𝐬𝐚____𝐍𝐁🎀🫶🏼
3 Jul 2026, 04:07 UTC135 views7 reactionsread 6 August 2026 Photo
*أَلَيْسَ اللَّهُ بِكَافِ عَبْدَهُ*
Waxaa laga yaabaa inaad cabsi iyo werwer ka qabto mustaqbalkaaga, laakiin waxay cabsidaasi baaba'aysa ooy noqonaysa waxba kama jiraan marka aad dib u milicsato hadalka Eebbe Ee ah "Miyaanu Eebbe Ku filnayn adoonkiisa?"
Tanina waa fariin qurux badan oo inooga timaaday xagga Rabbigeena Yaa Rabbi waad nagu filan tahay.
❤7
Signed jannah💜🎀
2 Jul 2026, 16:33 UTC137 views5 reactionsread 6 August 2026 Photo
Ibnu Al-Qayyim (Alle ha u naxariistee) wuxuu yiri:
Qofku sii wadaa ku dadaalka adeecidda Alle iyo la halganka naftiisa ilaa uu ka barto oo uu jeclaado. Markaas ayuu Alle u sahlaa waxyaabo ku dhiirrigeliya cibaadada,
kuna boorrinaya wanaagga; wuxuu ka toosaa hurdadiisa si uu u cibaadaysto, wuxuuna ka kacaa fadhigiisa isagoo u dhaqaaqaya adeecidda Alle.
Alle weyne wuxuu yiri:
قَالَ الـلّـه َ تَعَالَىٰ: وَالَّذِينَ ج…
❤5
Signed jannah💜🎀
2 Jul 2026, 14:46 UTC79 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
https://t.me/team_ixsaan/283
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
Showing the 12 most recent of 17 posts we hold for @Rasaailul_Amal. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.