3 Aug 2026, 19:30 UTC105 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
31 Jul 2026, 05:38 UTC229 views8 reactionsread 8 August 2026 Photo
Ilaahow Gabdhaha Gaagaaban soonka iyo salaada ka aqbal Dabigoodana kuwa Dhaadheer Dusha Ka saar.😭
@Balaashaan✅
🤣6❤2
Signed Clshakuur [shako].
18 Jul 2026, 21:01 UTC318 views1 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @team_ixsaanPhoto
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
❤1
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
9 Jun 2026, 12:23 UTC751 views5 reactionsread 8 August 2026 🤍
- "اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا"
- "اللهم اغفر لي ما قدمت وما أخرت وما أسررت
وما أعلنت وما أسأت وما تجاوزت وما أنت أعلم به مني"
- "اللهم ارزقنا ليلة القدر وبلغنا رمضان
واجعلنا من عتقائك من النار"
- "اللهم اجعلنا من الذين تغيرت أقدارهم للأحسن
ولا تحرمنا من الدعاء المستجاب"
🖤🤲🏼
@Balaashaan🦋✅
❤2🥰2🕊1
Signed Clshakuur [shako].
20 May 2026, 10:27 UTC≈1,660 views8 reactionsread 8 August 2026 Photo
marka aad dadka qof ku fahma ka dhex weyso. Marka aad dareento cidlo said ah waliba adigo dad badan ku dhex jiro. Marka qalbigagu io caqligadu wax isku qabsadan naftaadana buuq dhex gasho
Aad dareento daal badan. Aad wayso garab aad ku oyso o aad ku nafisto ogow inay jirto sujuud aad ku ilmayn karto soo qaadi sali(sijayad) is hortag rabiga u sheego dhibkada gacmahaga daciifka ah kor u taag rabigaga bari ogow na inuu …
❤4🕊2🥰2
Signed Clshakuur [shako].
15 May 2026, 10:34 UTC≈2,280 views8 reactionsread 8 August 2026 Photo
Culeys kasta oo ku haysta maalin maalmaha ka mid ah waad ka bixi doonta haba dheeraato maalintaasi.
Midna OGoow aduunyadaan ¹xaalad oo kaliya maaaha way is bedbedel bdnthy , hadaad ladnaan ku jirto waxaa ku sugeysa maalin aad murugoondoonto , sidaa darteeda waxaa Lagaga baahanyhy inaad ogaato in ay xilliyada ay isku mid ahy ( maalin farxadeed , maalin murugadeed , xagaa' , jiilaal , deyr , gu' , habeen , maalin )
5…
❤5🥰2👏1
Signed Clshakuur [shako].
5 May 2026, 10:38 UTC≈3,270 views3 reactionsread 8 August 2026 Video
Markale iyo Cabdi duco....
#SomaliTelegram
@Balaashaan✅
🥰2👍1
Signed Clshakuur [shako].
1 May 2026, 07:14 UTC≈3,570 views6 reactionsread 8 August 2026 Video
Waraysi Cabdi duco iyi Anigoo ah wariye clshakuur burcaawi
Daawasho wacan.👍
Wixii fikir ah eed kaga duwan tahay xagga hose nagula wadaag...☘
@Balaashaan✅
#SomaliTelegram #EngageMore #NoloshuWaaImtixaan
❤3🤩1🥰1😱1
Signed Clshakuur [shako].
28 Apr 2026, 13:57 UTC≈3,060 views7 reactionsread 8 August 2026 Video
“Mararka qaar waxa ku hagaya noloshaada… ma aha maskaxdaada iyo qalbigaaga midna.
Waa wax aamusan oo gudahaaga ku nool, adiguna magaciisa weli ma garanaysid
Hadii aadan Garanayn Qof ayaa Commentiga kuugu sheegi ...👇💝
InstaReach #AestheticReels #EngageMore #GrowFast #Somali #Hargeisa #Somaliland #SomaliCreators #Xikmado #siyaasad
@Balaashaan✅
🥰3❤1👍1💯1🕊1
Signed Clshakuur [shako].
23 Apr 2026, 17:16 UTC≈2,430 views10 reactionsread 8 August 2026 Maskaxdaadu waa saaxiibkaa waana cadowgaaga kuugu dhow.
Oraahdaas kooban waxay xambaarsan tahay falsafad qoto dheer oo kuu sheegaysa sida uu qofku u jihayn karo noloshiisa. Maskaxdu ma laha dareen mas’uuliyadeed oo ay ku kala saarto xumaanta iyo samaanta; waxay u shaqaysaa nidaam ku dhisan barasho iyo la qabsi ( adaptation & Familiarity).
Maskaxdu marnaba ma doorato waxa adiga kuu roon, waxa ay doorataa waxa ay taq…
❤6🥰2💯1🦄1
Signed Barako Alle.
23 Apr 2026, 13:46 UTC≈1,260 views6 reactionsread 8 August 2026 Video
Inaad Fashilanto Waa Qayb Nolosha Kamida Lkn inaad sidan samayso Waa..........
InstaReach #AestheticReels #EngageMore #GrowFast #Somali #Hargeisa #Somaliland #SomaliCreators #Xikmado #siyaasad
@Balaashaan.✅
🥰3❤1💯1🤯1
Signed Clshakuur [shako].
21 Apr 2026, 03:50 UTC≈1,220 views5 reactionsread 8 August 2026 Photo
@Balaashaan✅
🤣2❤1😁1😱1
Signed Barako Alle.
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Balaashaan. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.