3 Aug 2026, 19:30 UTC15 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤
3 Aug 2026, 03:02 UTC42 views2 reactionsread 6 August 2026 1- الصبر مفتاح الفرج.
Samirku waa furaha dhibka lagaga baxo.
2- من جد وجد ومن زرع حصد.
Qofkii dadaala wuu helaa, kii beertana wuu goostaa.
3- الوقت كالسيف إن لم تقطعه قطعك.
Waqtigu waa seef , haddii aadan jarin wuu ku jari.
4- اتق الله حيثما كنت.
Ilaahay ka baq meel kasta oo aad joogto.
5- عامل الناس كما تحب أن يعاملوك.
Dadkana ula dhaqan sida aad jeceshahay in laguula dhaqmo.
6- من تواضع لله رفعه.
Qofkii Ilaaha…
❤1🔥1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
23 Jul 2026, 05:20 UTC138 views5 reactionsread 6 August 2026 Oraaho nolosha ah 🍀
1. Noloshu waa safar, ma aha meel la gaaro.
Micne: Waa in aad ku raaxaysato safarka nolosha, halkii aad sugaysay meel gaar ah.
2. Dhibi waxay kuu baraysaa dulqaad.
Micne: Dhibaatooyinka waa qayb ka mid ah nolosha, waana wax kuu korodha xikmad iyo dulqaad.
3. Nin adkaysi leh ayaa nolol ku gam’aa.
Micne: Kuwa adkaysta ayaa ugu dambayn guuleysta.
4. Mar kasta oo aad dhacdo, kac oo sii so…
❤3🔥2
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
16 Jun 2026, 03:12 UTC421 views3 reactionsread 6 August 2026 Photo
Photo from MAANKA CADE
❤1🔥1🥰1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
9 Jun 2026, 05:30 UTC443 views7 reactionsread 6 August 2026 Photo
Waxaan kuu sheegi shay ku farxad galiya"
Waxaa jira qof doonaya inuu adiga noqdo 🌟
Waxaa laga yaabaa inaadan taas ogayn, laakiin waa xaqiiqo aadan waligaa ka fikirin. Waqtigan xaadirka ah waxaa jira qof doonaya inuu noqdo adiga, oo joogo meesha aad joogto. Waxaa jira qof arka waxaad haysato isagoo aan isagu haysan, kuna riyoonaaya nolosha aad ku nooshahay, habeen iyo maalin u dadaalaya inuu gaaro 🤲.
Waxaad haysataa …
❤6🔥1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
4 Jun 2026, 07:09 UTC387 views8 reactionsread 6 August 2026 Photo
Markaad Salaadada booska 1AAd ee noloshada geeysid, Waxaad arki doontaa in arimahagi kalana ay tagayan booskii ku haboona”!
Markasto oo ay salaadaadu hagaagto, waa markastoy ARIMAHAAGA kuu hagaagan. Sidaa daraadeeda Salaadeena aynu ka dhigno, muhiimada Koowad ee nolasheena.🤍🍀
❤7🥰1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
31 May 2026, 03:11 UTC400 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
*noqo sida robka okale*🌦️
*kasi oo marku soosocdo*
*dadku kubishareystan*
*haduu yimadana*
*dhef laga helo*
*haduu tagana rad fican*
*kataga*
*hadi lawayana* *laguduceysto*
*inuu yimado*
*سلام 👋*
*مَنْ يَتَّقِ اللَّهَ يَجِدْ كُلَّ شَيْءٍ*
❤1🔥1
Signed MAANKA CADE
25 May 2026, 04:43 UTC370 views4 reactionsread 6 August 2026 Photo
Rasuulka S.C.W wuxuu dhahay {"( ilaahey mafiiriyo muuqaalkiina iyo maalkiina, ilaahey wuxuu fiirinayaa quluubtiina iyo camalkiina)"}
❤3🔥1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
24 Apr 2026, 15:02 UTC594 views6 reactionsread 6 August 2026 Photo
Hala tashan doqon dadka markii lasiiyi kabadan intey mudnaayeen waxay sameeyaan kabadan intii ay awoodeen
Kuwa ay akhlaakhdoodu liidataa waxay xagxagtaan kuwa akhlaaqda leh si loo yiro akhlaaq bee leeyihiin
`QOFNA HA SIIN KABADAN INTUU MUDAN YHY`
`QOF WALOO DAJI BOOSKA OO MUDNA YAHAY`🖇️❤️🩹📝📝
❤5🔥1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
12 Apr 2026, 11:56 UTC658 views5 reactionsread 6 August 2026 “Tobanka Asxaab ee Jannada loogu bishaaray” (Carabi: Al-‘Ashara al-Mubashsharun bil-Jannah) waa 10 ka mid ah saxaabadii Prophet Muhammad si gaar ah ugu sheegay inay Janno geli doonaan iyagoo nool.
Kuwaas waa:
1. Abu Bakr al-Siddiq
2. Umar ibn al-Khattab
3. Uthman ibn Affan
4. Ali ibn Abi Talib
5. Talhah ibn Ubaydullah
6. Zubayr ibn al-Awwam
7. Abd al-Rahman ibn Awf
8. Sa'd ibn Abi Waqqas
9. Sa'id ib…
❤4🔥1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
7 Apr 2026, 16:13 UTC548 views4 reactionsread 6 August 2026 Photo
Ka faaideysi wacan akhwaanii
❤3🔥1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
1 Apr 2026, 14:07 UTC581 views3 reactionsread 6 August 2026 Photo
*`Xasuusin Bari Wxa bilabanayo Soonka Saddexda Maalmood Ee Ayaamul Biidka.`*
*`🌖Arbaco 1/4/2026M`*
*`🌖Khamiis 2/4/2026M`*
*`🌖Jumco 3/4/2026M`*
*`Kafaaideyso Waa 3Maalmood Oo 30Maalmod Udhigma Xaga Ajarka Siduu Sheegay Rasuulkeena Mohamed Sallalahu Calayhi Wasalam`*
❤2🥰1
Signed 𝑀𝒜𝒜𝒩𝒦𝒜 𝒞𝒜𝒟𝐸
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @muhiim_garaad. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.