2 May 2026, 18:35 UTC189 views1 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseed
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@Abdallahassan12
🧢Hada ku bir🪤
@jowharadi1ifeysay
🧢Hada ku bir🪤
@Gabadhiisabarka
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada k…
❤1
29 Apr 2026, 17:41 UTC158 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseedPhoto
https://www.tiktok.com/@cubarsi_wiil_tulo?_r=1&_t=ZS-95pIqisdGsC
Ciwankas Tiktokga ah aniga leh
Asxabeyy hala i shido waa codsi iso fallow gareya.
fallow igu boba mahadsanidin😘❤️💯
28 Apr 2026, 13:35 UTC161 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseed
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@Abdallahassan12
🧢Hada ku bir🪤
@jowharadi1ifeysay
🧢Hada ku bir🪤
@Gabadhiisabarka
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada k…
20 Apr 2026, 13:41 UTC109 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseed
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@Abdallahassan12
🧢Hada ku bir🪤
@jowharadi1ifeysay
🧢Hada ku bir🪤
@Gabadhiisabarka
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada k…
2 Apr 2026, 04:26 UTC≈1,560 views3 reactionsread 7 August 2026 [ وَءَاتَاكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلْتُمُوهُ ۚ]
"Isagu (Alle) ayaa idin siiyay shay walba oo aad waydiiseen"
Isagu waa Alle oo qofka u yimaadda isaga oo baqanaya ammaan buu siiyaa, ka u yimaadda isaga oo qalbi jabsan, niyadda ayuu u dhisaa, ka u yimaadda isaga oo hiil u baahan waa uu u hiiliyaa, ka u yimaadda isaga oo murugaysan waa uu farxadgeliyaa, ka u yimaadda isaga oo lunsanna waa uu hanuuniyaa. Adigu, xulo wak…
❤3
29 Mar 2026, 15:21 UTC≈1,370 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
🗣🔠ayadda Maanta❤️❤️
🔠iyuuna u caddayn Gaalada intaan halaagnay hortood quruumo iyagoo ku socda guryahooda, taasna calaamaa ugu sugan kuwa caqliga leh✅
✈️@dareenbulsho
✈️@wacyi01
❤2
28 Mar 2026, 16:01 UTC≈1,160 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
🗣Aayadda Maanta ❤️🎆
wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan).✅
✈️@dareenbulsho
✈️@wacyi01
❤2
26 Mar 2026, 14:33 UTC≈1,100 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
🗣Aayadda Maanta ❤️
Muxammad waa Rasuulkii Eebe kuwa la jirana waa ku daranyihiin gaalada, dhexdoodana way isu naxariistaan waxaad arkaysaa iyagoo rukuucsan oo sujuudsan oo dalbi Deeqda Eebe iyo raalli ahaanshihiisa, Calaamadooduna wajigooday ka muuqataa, Sujuudda raadkeeda darteed, saasaana lagu tilmaamay Tawreed, Tilmaantooda injiilna waxay lamid yihiin Beer soo bixisay fiidda oo xoogaysatay oo si fiican u istaagta…
❤1
26 Mar 2026, 12:05 UTC149 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseed
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada ku bir🪤
@dhaxalrebchannel
🧢Hada ku bir🪤
@darajo33
🧢Hada ku bir🪤
@oldwriter1
🧢Hada ku bir🪤
@xabs…
25 Mar 2026, 07:41 UTC987 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
🗣 Aayadda Maanta❤️
Eebahaana waa Fadli Siiyaha Dadka, Laakiin Badankoodu kuma Mahdiyaan.✅
✈️@wacyi01 @dareenbulsho
❤2
19 Mar 2026, 16:46 UTC≈1,120 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
🎁Ciid Mubaarak! 🌙
Waxaan idiin rajeynayaa ciid farxad iyo barako leh. Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii aan soo gudannay, qalbiyadeennana ha ka dhigo kuwo is jecel oo nabad ku wada nool 🎁🎆💫
❤1
16 Mar 2026, 05:22 UTC224 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
𝗗𝗔𝗥𝗗𝗔𝗔𝗥𝗔𝗡 – 𝗦𝗔𝗚𝗢𝗢𝗧𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡.
Dardaaran ka yimi Ibnu Rajab al-Hanbali Alle ha u naxariistee oo ku saabsan ka faa’iidaysiga maalmaha ugu dambeeya ee Ramadaan:
Wuxuu yiri " Addoomaha Ilaahayow bisha Ramadaan waxay go’aansatay inay naga tagto, wax yar oo keliya ayaana ka haray. Qofkii wanaag samayn jiray bishan ha sii dhammeystiro oo ha sii wado wanaaggaas. Qofkii dayacay ama gaabiyayna ha ku soo gabagabeeyo maalm…
❤1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @wacyi01. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.