17 Aug 2026, 19:30 UTC7 views1 reactionsread 17 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
❤1
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
7 Jul 2026, 10:02 UTC411 views3 reactionsread 17 August 2026 اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ
❤3
Signed Suhaib Awale
5 Jul 2026, 19:24 UTC494 views4 reactionsread 17 August 2026 Video
Video, posted without a caption
❤4
Signed Suhaib Awale
28 Jun 2026, 06:40 UTC605 views1 reactionsread 17 August 2026 Video
Video, posted without a caption
❤1
Signed Suhaib Awale
29 Dec 2024, 08:51 UTC≈5,820 views11 reactionsread 17 August 2026 Gabadhu waa noole ninka si walba uga geddisan, oo ma aha qaabdhismeedka jidhka oo keliya ee xataa qaabdhismeedkiisa nafsadeed kaga geddisan.
Ninkuna sidoo kale.
Ilaahay waxa uu isugu abuuray si ay isu dhammays tiraan, haddii ay isku mid noqon lahaayeenna waxa ay u kala firdhan lahaayeen sida labada cidhif ee birlabta ee isku midka ahi ay u kala cararaan marka la isu soo dhoweeyo, se way isu soo oomaan oo way isa soo…
❤10👍1
15 Dec 2024, 13:11 UTC≈5,900 views10 reactionsread 17 August 2026 Video
Video, posted without a caption
❤6👍4
Signed Suhayb
11 Dec 2024, 07:51 UTC≈4,340 views7 reactionsread 17 August 2026 13- Ruuxna Xukmin Maayo Boqortooyada Alle, ilaa Eebe Doonistiisa Mooyee.
--Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw
14- Ha u Caabudin Eebe inuu wax ku siiyo, ee u Caabud inuu kaa Raali noqdo, Haddii uu kaa Raali Noqdana Waxaad Si Durdur ah U Heleysaa Siismadiisa.
-Shiikh Mohamed Metawali Shacraaw
15- Haddii Aad Ku Aragtid Ruux Faqiir ah Wadamada Muslimiinta Dhexdooda, Ogoow in Mid Hantiile Ah Uu Xaday Ninkaa Maalkiisa.
…
❤6👍1
Signed Suhayb
27 Sept 2024, 10:50 UTC≈4,560 views6 reactionsread 17 August 2026 7: "Waa in aad Ilaahay ka filataa, wax aanu garaadkaagu sugayn. Ilaahay wax walba wuu awoodaaye." -Sheekh Axmed Diidaat
8: "Joogiddaada iyo la'aantaadu, Islaamka waa iskugu mid. Balse, adigu Islaamka la'aantii waad lumaysaa." -Sheekh Axmed Diidaat
9: "Islaamku adiga la'aantaa wuu guuleysanayaa, laakiin adiga Islaamka la'aantiis waad khasaareysa."
-Sheekh Axmed Diidaat
10: "Waxaan aaminsanahay in Alle yahay ka kal…
❤6
8 Aug 2024, 11:33 UTC≈5,630 views6 reactionsread 17 August 2026 1: "Qofna markii uu dhalanayay ma uu dooran midabkiisa, nasabkiisa, hantidiisa iyo cidda uu noqonayo; ee haddii aadan abuurka ixtiraamayn, abuuraha ixtiraam."
-Sheekh Axmed Diidaat
2: "Cadowga ugu weyn ee Islaamku waa muslimka jaahilka ah. Kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falalka sumcad-darrada usoo jiidaya Islaamka. Dadka kalena marka ay arkaan, waxay moodayaan inuu Islaamku yahay isaga oo kale."
…
❤5👍1
Signed Suhayb
7 Aug 2024, 12:31 UTC≈3,780 views7 reactionsread 17 August 2026 1. Daciifnimada waa qof inaa ka sugto in uu baahidaada tiro.
2. Hadii aad aaminsantahay in adduunka ciyaar-ciyaar loo abuuray,
aamin adigana in naarta laguu abuuray.
3. Dambi kaa dhacay waxaa ugu fiican midkaa ka towbad keento, ajir
aad sameysayna waxaa ugu fiican midkaadan ogayn.
4. Inaad alle ku shukriso waa waajib laakiin xoolaha waajib kuma aha.
5. Hadii aad kacabsanayso in xiriir laguugu qalbi jabiyo, lug banaan…
❤7
Signed Suhayb
1 Aug 2024, 23:53 UTC≈3,400 views1 reactionsread 17 August 2026 WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB
Haddii aad i weydiiso dareenka ugu wanaagsan adduunka, waxa aan ku leeyahay, waa in aad dareento in aan lagu dhayalsanayn
In aad meel aamin ah ku jirto xataa haddii aad gefto.
In lagu fahmay xataa haddii erayada aad sheegaysaa ay isku dhexyaacsan yihiin oo aadan si qumman u odhanin.
In aanay wax lagugu doorsanayaa jirin, xataa haddii xaalku uu kugu xumaado oo gudaha aad xasillooni darro k…
❤1
Signed Suhayb
1 Aug 2024, 16:46 UTC≈2,730 views4 reactionsread 17 August 2026 File
File, posted without a caption
👍4
Signed Suhayb
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @XikmadoIslamic. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.