3 Sept 2026, 04:20 UTC33 views2 reactionsread 5 September 2026 Waa ilaahay magacyadiisa wanaagsan qofkii xifdiyaa jannuu galaa kii ku duceystaa waa laga aqbalaa kii fahmaana aqoonuu helaa
الله ﷻ، 2- الرَّحْمنُ ﷻ، 3- الرَّحِيمُ ﷻ، 4- الْمَلِكُ ﷻ، 5- الْقُدُّوسُ ﷻ، 6- السَّلَامُ ﷻ، 7- المُؤْمِنُ ﷻ، 8- الْمُهَيْمِنُ ﷻ، 9- الْعَزِيزُ ﷻ، 10- الْجَبَّارُ ﷻ، 11- الْمُتَكَبِّرُ ﷻ، 12- الْخَالِقُ ﷻ، 13- الْبَارِئُ ﷻ، 14- الْمُصَوِّرُ ﷻ، 15- الْغَفَّارُ ﷻ، 16- الْقَهَّارُ ﷻ، 17- الْوَهَّ…
❤2
3 Sept 2026, 02:56 UTC32 viewsread 5 September 2026 Photo
الشيء الوحيد الذي يستحق الحزن هوتقصيرك في حق الله
Sheyga kaliya ee mudan Ina kamurugootaa wa kagaabinta at kagaabisey waajibatka allah subxaanahu watacaalaa💯✨🥲
Subax wanaagsan 🌅✨️
31 Aug 2026, 19:00 UTC28 views1 reactionsread 5 September 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_mask…
❤1
30 Aug 2026, 18:22 UTC61 views2 reactionsread 5 September 2026 Photo
🦋Miraha samirka laga helo aad bay uwaa ween yihiin Waxaana kamida Inuu Allahﷻ ku jeclaado, in ducada lagaa aqbalo, iyo inaad ku guuleysato xasilooni iyo qalbi dagnaan🌹
❤2
26 Aug 2026, 05:01 UTC84 views4 reactionsread 5 September 2026 Photo
اللَّهُمَّ خَيْرَ الأُمُورِ وَخَيْرَ الأَيَّامِ وَخَيْرَ الأَقْدَارِ. 🤲✨
"Ilaahayow, na sii arrimaha ugu khayrka badan, maalmaha ugu khayrka badan, iyo qaddarrada ugu khayrka badan." ❤️🩹
❤4
26 Aug 2026, 04:56 UTC69 views3 reactionsread 5 September 2026 Photo
Istiqfaartu waa nolosha qalbiga🥹🫶🏻
Markastoo istiqfarta badisid
Waxa kordhaysa farxadada iyo liibantada.
Waxana rumoobaysa wax kastoo jeceshay oo khayr leh marka aan badino istiqfarta 🥰👋🏻
أستغفر الله العظيم وأتوب إليه 📿💕
❤3
24 Aug 2026, 03:06 UTC84 views2 reactionsread 5 September 2026 𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
❤2
23 Aug 2026, 15:21 UTC75 views3 reactionsread 5 September 2026 Photo
Hadalka dadka waa sida dhagxaanta oo kale inaad dhabarkaada ku qaado oo dhabarka kaa jabo 🎒💔
Ama in aad dhismo ka sameyso oo aad ka hoos mariso cagtaada dushana aad ka fuusho si aad kor u ahaato una guuleysato. 🏗️🌻🤍
❤3
23 Aug 2026, 15:10 UTC74 viewsread 5 September 2026 سبحان الله 😇
الحمد لله 🥹
لا إلــــه إلا الله ☝️
الله أكبر🫀
ولا حول ولاقوة إلا بالله ❤️🔥
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 😘🥀
أستغفروا الله العظيم وأتوب إليه😭
اللهم صل على سيدنا محمد 🫶❤️
اللهم أعتق رقابنا من النار🤲😭
اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا 💧🌸🌼
23 Aug 2026, 14:35 UTC74 views2 reactionsread 5 September 2026 Runtii taas been ahayn xaqiiqatan 🥹
❤2
23 Aug 2026, 14:25 UTC79 views5 reactionsread 5 September 2026 Photo
Galab wanaagsan. 🌇 Noloshu waa safar, samirkuna waa sahayda ugu qiimaha badan. 💪
Qorraxdu way dhacdaa, rajaduna ma dhacdo. ☀️
Maalin kasta waxay siddaa cashar cusub. 📚
Ha quusan, Alle wuxuu kuu diyaariyey wax ka kheyr badan waxaad filayso. 🙏
Qalbigaaga ku xiro Alle, wax walbana way kuu fududaanayaan. ❤️
Guushu waxay u timaaddaa kuwa aan ka daalin dadaalka. 🏆
Dhib kastaa wuxuu leeyahay dhammaad, samir kastana wuxuu le…
❤5
23 Aug 2026, 14:21 UTC54 views4 reactionsread 5 September 2026 Photo
الحياة قصيرة ، فلا تجعل همك الدنيا، واجعل همك,الفوز بالجنة 🌿.
Nolosha way gaabantahay, hammigaaga haka dhigin adduunyada oo kaliya ee ka dhig ku guu laysiga jannada.🥹🌻
❤4
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @wadadaguusha11. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.