26 Aug 2026, 18:47 UTC157 views1 reactionsread 27 August 2026 Photo
Noqo Qof Kherka Faafiya
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://t.me/Faafinta_dinta_islamka
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://www.facebook.com/share/1EdCouQG9V/
Faafinta Diinta islamka waa Waajib saran Qof kasta Muslim ah oo wax ka bartay Dinta Islamka Nabiga scw waxa uu dhahay
Dinta iga garsiya Hal aayad xitaa ha ahaato waxad iga gar Siinaysaan.
قال النبي صلى الله عليه وسلم ( بلغواعني ولو آية )
❤1
24 Aug 2026, 19:17 UTC82 views2 reactionsread 27 August 2026 Photo
Labada Ragcadod ee Subaxa waxay ka khher badan yihin Adunyada iyo wax ku dhex jira si aad uga faa,idaysato Hadda Ciyow Seexo Wllka Muslimka ahow 💕
Followers Kiina Waa Noo muhiim
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://www.facebook.com/share/1EdCouQG9V/
❤2
Signed Cabdullahi ibrahim
24 Aug 2026, 09:25 UTC69 viewsread 27 August 2026 Forwarded from @Tasxiixa_Quranka_karimka
Followers Kiina Waa Noo muhiim
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://www.facebook.com/share/1EdCouQG9V/
Signed Cabdullahi ibrahim
24 Aug 2026, 03:34 UTC82 viewsread 27 August 2026 Photo
حكم نافعة👆🏻
https://www.facebook.com/share/1QjTyypxkw/
Signed Cabdullahi ibrahim
23 Aug 2026, 20:00 UTC55 viewsread 27 August 2026 Forwarded from @team_ixsaan
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾
Halkaan Waxaa Kuugu
Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍
@qanaatul_axaadiith
@oldwriter1
@xidigta_habenki
@smile_digital
@Rasaailul_Amal
@sabarka143
@public_234
@tiktok_boosts
@OGAANSHAHANOLASHA67
@xabsijacayl12
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
@nimcothoughts
@Quraan_242
@kobci_maskax…
Signed Ŝ̬ĥ̬ê̬î̬k̬̂ĥ̬ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️
23 Aug 2026, 19:44 UTC54 viewsread 27 August 2026 Sticker
Sticker, posted without a caption
Signed Cabdullahi ibrahim
23 Aug 2026, 19:44 UTC53 viewsread 27 August 2026 Sticker
Sticker, posted without a caption
Signed Cabdullahi ibrahim
23 Aug 2026, 03:45 UTC80 views1 reactionsread 27 August 2026 Photo
Kubiir dhaman Fasalkan
Waxad ka baran dontan Qur'aanka Si Lacag La,aan ah 👇🏻
https://t.me/Tasxiixa_Quranka_karimka
❤1
Signed Cabdullahi ibrahim
23 Aug 2026, 03:44 UTC77 viewsread 27 August 2026 Photo
Qofkii dhahaa afar jeer marka uu waabariisto, iyo afar jeer marka uu galabaysto Alle wuxuu ka xoreeyaa Naarta.
Hadaba Maxa ka wayn in Narta Laga Xureya ❓️
Signed Cabdullahi ibrahim
22 Aug 2026, 03:41 UTC707 views1 reactionsread 27 August 2026 Photo
Nabigu Scw wuxuu yiri:
“Ka digtoonaada dulmiga, waayo dulmigu waa mugdiyo Maalinta Qiyaame.”
dardaaran Ha dulmin
Alle
Naftaada
Gerkaga
Xitaa Xayawanada ha djlmin
https://t.me/Tafsiirka_Quraanka_Karimka/59https://t.me/Tafsiirkhttps://t.me/Tasxiixa_Quranka_karimkaa_Quraanka_Karimka/59
❤1
Signed Cabdullahi ibrahim
21 Aug 2026, 05:52 UTC353 views1 reactionsread 27 August 2026 Photo
Rasuulka Alle Scwv uu yiri:
“Maalmaha ugu fadliga badan maalmahiinna waxaa ka mid ah maalinta Jimcaha Sidaas darteed igu badiya saliga maalintaas waayo saligiinna waa la ii soo bandhigaa.
﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا}[الأحزاب: 56]
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
https://t.me/Tafsiirka_Quraanka_Karimka/59https://t.me/Tafsiirkhttps://t.me/Tasxiixa_Qura…
❤1
Signed Cabdullahi ibrahim
21 Aug 2026, 04:37 UTC85 views1 reactionsread 27 August 2026 Photo
Nabigu Sc wuxuu dhahay:
Jimcaha waxaa ku jirta saacad uusan addoon Muslim ahi la kulmin isagoo Alle wax weydiisanaya, illaa Alle wuu siiya waxa uu weydiistay.
waqtiga ugu rajada badan waa kadib salaadda Casar ilaa qoraxda dhacdo.
An kawada Faaidaysano Wllyal waqtigaa Qiimaha Badan
https://t.me/Tafsiirka_Quraanka_Karimka/59https://t.me/Tafsiirkhttps://t.me/Tasxiixa_Quranka_karimkaa_Quraanka_Karimka/59
🤲✔️
❤1
Signed Cabdullahi ibrahim
Showing the 12 most recent of 40 posts we hold for @Faafinta_dinta_islamka. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.