6 Aug 2026, 06:19 UTC15 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDA
•Bishaaradii naftaydaay
•Bugta waxaan kusoo maray
•Batalaalihii uu boodhare ku aasnaa
•ilaa buurtii daaloof
•buraan iyo hadaftimo
•ceergaabo iyo badhan
•beleddadii kalgacallada
• iyagoo barwaaqo ah
•biyuhuna qul-qulayaan
•balliyaduna buuxaan
•soo booqday Awgaa
•sidaan ahay bukaan socod
•markii baanta lays yiri
•bilaneey la,aantaa
•lay baxnaanin kariwaa
•bini aadam baad tahay
•bashar kula midaa ahay
•naf kuu baahan ba…
Signed BADRAAWI
22 Jun 2026, 03:44 UTC129 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDAPhoto
Haku qeexin wayaha
Sidu manta ku tahay
Signed BADRAAWI
14 Jun 2026, 22:57 UTC156 views1 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDAPhoto
Marka jah liku iyo kibirku isku darsamaan waxaad kala aqoon wey naysaa waxa diinta looga baxo iyo waxa kale
Balka waran dad muslim in ay yihiin sheeganaya maantana qudus u aqoon sade in yahuudi lee dahay
Ogow qof walbo oo taakiira oo ku taageera af adin qoraal maalinta aa qiro waa lagu wey deenaa
❤1
Signed BADRAAWI
13 Jun 2026, 21:10 UTC131 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDAPhoto
Naftii isku dayga diiday sow iyadu may ogolaan in laga sareeyo
📉
Signed BADRAAWI
29 May 2026, 21:13 UTC171 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDA
Da'da 21 - Qaladaadka
Da'da 23 - Jahwareer
Da'da 25 - Hubinta Xaqiiqda
Da'da 27 - Dib u dhiska
Da'da 29 - Anshaxa
Da'da 31 - Allabaryada
Da'da 33 - Jihada
Da'da 35 - Kalsoonida
Da'da 37 - Nabadda Gudaha
Da'da 40 - Xasilooni
Da'da 43 - Mastery
Da'da 46 - Dhaxalka
Da'da 50 - La-talinta
Da'da 54 - Xorriyadda
Da'da 58 - Milicsiga
Da'da 60 - Qanacsanaanta
Signed BADRAAWI
26 May 2026, 11:12 UTC183 viewsread 6 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed BADRAAWI
22 May 2026, 19:42 UTC159 views2 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDA
Maalin ayaan nafteyda u sacbin doonaa, anigoo leh: "cidna ma arkin halgankaaga, laakiin adiga ayaa og waxa aad soo martay.
🫡
❤2
Signed BADRAAWI
15 May 2026, 11:58 UTC188 views3 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDAPhoto
Hamblyo dhalinyarada soomaliyeed meel kasta aad aduun ka ka joogtaa
15 may 1943
LAABTAYDA
🔥3
Signed BADRAAWI
7 May 2026, 22:42 UTC211 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDAPhoto
Kalinimada ugu daran waa marka fikirkaagu noqdo qofka keliya ee kula fadhiya
LAABTAYDA
Signed BADRAAWI
2 May 2026, 18:35 UTC152 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseed
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@Abdallahassan12
🧢Hada ku bir🪤
@jowharadi1ifeysay
🧢Hada ku bir🪤
@Gabadhiisabarka
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada k…
Signed Abdullahi dhaqane💔🎸🍷
28 Apr 2026, 13:35 UTC136 views1 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @kooxdahorseed
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@Abdallahassan12
🧢Hada ku bir🪤
@jowharadi1ifeysay
🧢Hada ku bir🪤
@Gabadhiisabarka
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada k…
❤1
Signed Abdullahi dhaqane💔🎸🍷
22 Apr 2026, 20:29 UTC178 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @LAABTAYDAPhoto
Guushu nasiib maaha.
Waa joogteyn, anshax, iyo aaminsanaanta aragtidaada
LAABTAYDA
Signed BADRAAWI
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @ILAYSKAMAANKA_1. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.