19 Jul 2026, 11:21 UTC153 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
๐ข FURSAD QAALI AH - INTERNET XAWARE SARE LEH! ๐ข
โMa u baahan tahay internet aad meel kasta la tegi karto? Hadda hel Wi-Fi-ga yar ee Somtel ee tayada sare leh (sida ka muuqata sawirka). Waa qalab yar, qurux badan, oo aad jeebka ku qaadan karto!
๐ Maxay tahay faa'iidadiisu?
Qaadasho Fudud: Waa qalab yar oo gacanta ama jeebka ku habboon, safarka iyo shaqadaba waad la tegi kartaa.
โ
Shabakad Awood badan: Wuxuu ku shaqโฆ
โค2
Signed ุง๏บููููู๏ปฎ ๏ปฃ๏บคูููู๏ปค๏บช ุง๏บูููููู๏บฎุง๏ปซ๏ปดููููู๏ปข ุง๏ป๏บธููููู๏ปด๏บฆ
15 Jul 2026, 10:33 UTC210 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Noloshu waxay u dhexaysaa dhib iyo fudayd
labaduba waa nimco Ilaahay ka timid
Marna dhibaato ayaa ku tarbiyeeya
marna fudayd ayaa ku nasinaya
waana labada xaaladood oo nolosha qurxiya.@all
โค4
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
12 Jul 2026, 09:49 UTC226 views5 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Bintushikhwacdi121Photo
Waxaan lagu garan
Gacantaada ha u fidin
Ruux goba iyo midho
Macaan midna lama gooyo
โค4๐ฏ1
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
10 Jul 2026, 18:50 UTC224 views2 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Bintushikhwacdi121Photo
Waxaruhu sidaan qabo
Waligood qoor qabad
Biyo kuma qudh qudhiyan
Anna qiiro Mooyee
Qasab kuma balwayn karo
๐ฏ2
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
8 Jul 2026, 06:14 UTC256 views3 reactionsread 7 August 2026 File
Audio from ina wcdi
โค3
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
7 Jul 2026, 14:41 UTC258 views2 reactionsread 7 August 2026 Arsaaqada uu Alle Siiyo Addoomihiisa
Hordhac
Mahad oo dhan waxaa iska leh Allaah, Rabbiga caalamka, naxariis iyo nabadgelyona ha ahaato Nebigeenna Muxamed (NNKH), ehelkiisa iyo asxaabtiisa.
Arsaaqadu waa mid ka mid ah nimcooyinka ugu waaweyn ee Alle ku galladeysto addoomihiisa. Dad badan waxay u maleeyaan in arsaaqadu ku koobantahay lacag iyo hanti, balse xaqiiqadu waxay tahay in arsaaqadu ay ka ballaaran tahay taโฆ
โค2
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
23 Jun 2026, 20:06 UTC334 views9 reactionsread 7 August 2026 Photo
Allah S.w.t.c. waxa Uu Yiri Isku Naxriista Inta Ad Dhulka Joogtan aniga waxan Idinkugu naxriisanaa Samada yaa allah Nagu arzaaq rax madaada๐ฅน๐คฒ
Maalin wanaagsan sxbyaal ๐ โฅ๏ธ
โญโโโโโโโโโโ
โฐโโค- ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐บ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ ๐ถ๐ถ๐๐ฒ "mu,adin"
โค9
Signed Abdulaahi Diraac Ciise ๐ ๐'๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป).
23 Jun 2026, 09:53 UTC335 views1 reactionsread 7 August 2026 ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
โค1
Signed Abdulaahi Diraac Ciise ๐ ๐'๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป).
15 Jun 2026, 07:23 UTC432 views8 reactionsread 7 August 2026 Photo
ุจุณู
ุงููู ูุงูุญู
ุฏ ููู
Aadaabta wanaagsan ee lagula dhaqmo waxaa ka mid ah
Marka aad salaadaha waajibka ah dukato, horay haka kicin, salliga ku sii fadhi
Adkaarso
Ducayso
Qur'aan aqriso
Haboodin sidi in culeys kaa dagay oo kale
Culumada wexey dhahaan:
Fadhiga ka dambeeya salaadaha waajibka ah marka la dukado: waa xilliga ugu qiimaha badan ey soo dagato naxariista alle
Xasuusnoow: in malaa'igta ey kuu dambi dhaaf wโฆ
โค8
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
12 Jun 2026, 08:12 UTC376 views7 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Bintushikhwacdi121Photo
Salliga nabigu qalbiguu daweeyaaa ee hynu badino mant waa jumce โฅ๏ธ
Allahuma salli cala muxamed
โค7
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
4 Jun 2026, 12:02 UTC428 views5 reactionsread 7 August 2026 Photo
๐ซ โKa digtoonow saaxiibkaaga in ka badan cadawgaagaโฆโ
โ ๏ธ Maxaa yeelay:
๐ฅ Shiishka cadawgaagu
โ wuxuu dhaawacaa jirka
๐ Balse shiishka saaxiibku
โ ma seego wadnaha
โค5
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
1 Jun 2026, 09:25 UTC417 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
Mudnaanta 1aad sii qofkii xiligii darufta kuso gacan qabtey๐๐ข
โค3
Signed รรฎmรงo รฑรปรปrรก
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @HayaankaNolosha123. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.