28 Jul 2026, 06:39 UTC172 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Farriin
Waan kuu xiisay runtii. Waxa aan u xiisay: daryeelkaagii, wanaaggaagii, naxariistaadii, ixtiraamkaagii, iyo waanadaadii. Waxa aad ahayd qof aan wakhtiyada adag garab ka raadsado si aan u dareemo inyar oo farxadda. Ma jeclayn in wakhtigu inna kala fogeeyo hadda na qoraalka Rabbi ayaa waxwalba ka weyn. Eebbe godka ha kuu nuuriyo; abaalkaagana janno ha ka dhigo. Toddobada sanno ee uu xidhiidhkeennu socday waxa …
❤2
17 Jul 2026, 17:50 UTC66 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
❤1
13 Jul 2026, 09:00 UTC319 viewsread 7 August 2026 Marka aynu kulano qorraxda ayaa kasoo bixi meel aan looga baran kana dhici meel aan looga baran, Roob ma hiigaan ahi haddii uu ina hayay, hal mar buu qaadi, sidiiyoo aan meeshan dhibic roob ahi ku dhicin. Haddey abaar daba dheeraatay jirtay, hal mar baa lagu war heli raxmadii alle oo da'aysa. Abaartiibaa isu bedeli barwaaqo. Markaa kama baqayo dhimashada, keliya waxa aan ka baqayo ayaa ah in aynu dib u kulmi weyno
W…
10 Jul 2026, 18:01 UTC75 viewsread 7 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
3 Jul 2026, 17:09 UTC67 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
❤1
30 Jun 2026, 14:34 UTC386 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waqtiyada aan kula joogo ma rabo in ay dhammaadaan. waxaan rabaa in daqiiqadaha aan wada joogno weligood aanay dhaqaaqin.
👍3
20 Jun 2026, 18:11 UTC101 viewsread 7 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
12 Jun 2026, 18:22 UTC173 viewsread 7 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
12 Jun 2026, 17:55 UTC459 views3 reactionsread 7 August 2026 Waligay ma ilaawi doono sidaad iigu faraxday, mana ilaawi doono xanuunkaad ii keentay, markaad macasalaamaysay noloshayda. Waxaan kuu rejaynayaa qofkii iga fiicnaa ee aad dartii iiga dhaqaaqday, inuu ku wanaajiyo. Waxaan kuu rejaynayaa noloshii aan ku siiyay ee aad dhibsatay, mid kasii wanaag badan in aad hesho. Waxaan kuu rejaynayaa sidii aan sharaftaada u ilaalin jiray ee aan ixtiraamka badan kuu siinayay in laguu …
❤3
15 May 2026, 15:48 UTC716 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Habeen danbe barnaamij qiimo badan ayay akaademiyadda Qalindhuux innoo soo agaasintay. Madashu waa Masaf Space.
❤4
8 May 2026, 07:50 UTC713 views1 reactionsread 7 August 2026 Aad baan u jeclaa inaan ku daryeelo, ku siiyo jacayl xad dhaaf ah; marwalba garabkaaga ahaado. Waxaan jeclaa dhib iyo dheef inaan kula qaybsado, ku ilaashado. Murugada kaa dhawro ku siiyo danayn xad dhaaf ah, laakin waxaad noqotey ruux danihiisa ka fikira agtaadana aanan ka helayn wax muhiimad ah.
Waxaad isiisey xanuun iyo dhawac aad u daran, sidaadas ooy tahay weli waxaad tahay qayb ka mida wadnahayga; magacaagu w…
❤1
7 May 2026, 06:28 UTC709 views5 reactionsread 7 August 2026 Sow ma ogid anigu aragaaga aad ayaan ugu farxaa, nayaayiro aan lasoo koobi karayn ayaan aragaaga ka helaa. Qof kasta shay ayaa ku lammaan oo ruuxdiisa ku mataanaysan, anigu taas waan ogahay oo waa muuqaaga aan garaadkayga ka maqnaan, had iyo goor, waad i horjoogtaa. Waad igu lammaan tahay, weli ma maqashay weedhii ahayd “Labadii ruux ee isjecelba arwaaxdooda ayaa midowda.” Waa midow aan gaadhin kii suufiga ahaa, waas…
❤5
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @NaafadaCaashaqa. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.