15 Aug 2026, 04:50 UTC91 views5 reactionsread 15 August 2026 Photo
Xiisahaagu ma aha mid erayo yar lagu cabbiri karo mana aha wax qalbi si fudud u qarin karo Waa dareen maalin kasta igu so kordha waayo qalbigaygu meel walba oo uu eego adiga ayuu kugu raadinayaa Mararka qaar waxaan is iraahdaa maxaa qof keliya qalbiga sidaas ugu weynaan kara, laakiin marka aan adiga kaa fikiro jawaabtu way ii caddaanaysaa Waxaad noqotay qof aan xusuustiisu iga fogaan qof aan maalintii ka fikiro habeeโฆ
โค4๐1
12 Aug 2026, 05:09 UTC418 views11 reactionsread 15 August 2026 Photo
Waxaan jeclaan lahaa inaan kula joogo marka aad faraxsan tahay si aan farxadaada ula qaybsado iyo marka aad murugaysan tahay si aan kuu noqdo garabka aad ku nasto Marna ma doonayo inaad dareento kalinimo waayo qalbigaygu wuxuu kuu ballanqaaday inuu kula jiri doono xaalad kasta Adiga ayaan kuu noqon doonaa qof ku garab istaaga ku ixtiraama, ku qiimeeya, kuna jeclaada, maalin kasta si ka badan tii ka horraysay......โค๏ธโโฆ
โค10๐1
11 Aug 2026, 03:58 UTC502 views4 reactionsread 15 August 2026 Photo
Haddii adduunku kun jeer is beddelo, qalbigayguna hal qof ayuu mar walba dooran doonaa. Dooro adiga, waayo adiga ayaa qalbigayga baray waxa ay tahay in qof si dhab ah loo jeclaado. Ma aha quruxdaada oo keliya waxa aan jeclahay, balse waa qalbigaaga, dabeecaddaada, hadalkaaga iyo sida aad ii dareensiiso inaan leeyahay qof aan mar walba ku tiirsanaan karo.....โค๏ธโ๐ฉน๐ซ๐ซ๐๐๐๐
FADLAN NAGU TAAGEER (๐ฉต)AMA (๐)
โค๏ธ ใ
ค ๐ฌ ๐
โฆ
โค4
10 Aug 2026, 08:24 UTC449 views1 reactionsread 15 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
๐จ๐ฝ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ ๐จ
Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir.
Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah.
Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub.
Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama suโaalo, fadlan kala xiriira
๐๐ผ๐ผ๐
๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ง๐ฒ๐ฎ๐บ
๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ: @cilmooge1
FG : Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda
Kooxda Wadajir.
โโ
โค1
Signed ๐๐๐๐ ๐ข๐ข๐๐ ๐ฆ
7 Aug 2026, 18:04 UTC436 viewsread 15 August 2026 Photo
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admi
Signed Zaxiibka Nolosha
5 Aug 2026, 06:43 UTC921 views5 reactionsread 15 August 2026 Photo
Waxaan kuu rajaynayaa caafimaad farxad iyo guul aan dhammaanayn Waxaan doonayaa in dhoola cadayntadu aysan marna lumin waayo adigoo faraxsan ayaan aniguna farxaa
Mar kasta oo aan indhaha isku qabto waxaan ku arkaa adiga Mar kasta oo aan ducaysto waxaan Alle ka baryaa inuu jacaylkena xoojiyo qalbiyadenana mideeyo, kana dhigo mid ku dhisan kalgacal, ixtiraam, iyo daacadnimo.....โค๏ธโ๐ฉน๐ซ๐ซ๐๐๐๐
FADLAN NAGU TAAGEER (๐ฉต)AMA (๐โฆ
โค5
3 Aug 2026, 07:34 UTCโ1,000 views11 reactionsread 15 August 2026 Photo
Markaan qalbigaygu daalo waxa ugu horreeya ee aan jeclaan lahaa waa inaan kaa helo naxariis iyo daryeel aan dhammaad lahayn Ma rabo qof i xukuma ama i weydiiya sababta aan u murugaysanahay, waxaan rabaa qof i fahma xitaa marka aan aamusanahay Waxaan jeclaan lahaa in indhahaagu iga akhriyaan waxa aan afkaygu sheegi kari waayo oo gacantaadu ii noqoto meel aan ka helo xasillooni iyo kalsooni Mararka qaar qofku uma baahnโฆ
โค11
1 Aug 2026, 07:26 UTCโ1,100 views10 reactionsread 15 August 2026 Photo
Marnaba ma ilaabi doono maalinkii aan kula kulmy maalinkii ugu horeysay ee aan kula hadlay iyo daqiiqaddii aan ku bartay anigoon ogeyn inaad noqon doonto qofka ugu qaalisan qalbigayga Wax walba si lama filaan ah ayay ku bilaabmeen balse maanta waxaad tahay qofka ugu badan ee maskaxdayd iyo qalbigayga ku nool Hadalkaaga wuxuu i siiyaa deganaansho daryeelkaaguna wuxuu i dareensiiyaa inaan ahay qof nasiib badan Mar kastโฆ
โค10
26 Jul 2026, 03:44 UTCโ1,510 views12 reactionsread 15 August 2026 Photo
Adiga kuma jeclaan oo keliyaโฆ ee waxaad noqotay qofkii nolosheyda u bedelay mid macno leh ๐ฅฐ Maalin kasta oo aan indhaha furto waxa ugu horeya ee maskaxdayda ku soo dhacaya waa adiga qofkii aan u arko doorashada ugu guulaha badan ee aan abid sameeyay โจ Waxaan ku doortay aniga oo og in jacaylku mararka qaar adkaan karo, haddana adiga dartaa waxaan bartay in hadii qalbigagu qof ku xusho aysan jirin caqabad ka weyn dareeโฆ
โค12
25 Jul 2026, 04:54 UTCโ1,520 views13 reactionsread 15 August 2026 Photo
Mararka qaar jacaylku wuxuu gaaraa heer aan erayo lagu cabbiri karin Waxaan qalbigayga oo dhan ku dareemayaa in adiga aad tahay qofka ugu qaalisan noloshayda Maalin kasta oo aan ku xasuusto, jacaylkaygu wuu sii kordhaa mana arko qof kale oo booskaaga buuxin kara Uma malaynayo in naftaydu mar kale awood u yeelan doonto inay qof kale u jeclaato sida ay adiga kuu jeceshahay Waxaad noqotay farxaddayda degganaanshahayga iโฆ
โค12๐ฅ1
24 Jul 2026, 07:28 UTCโ1,520 views14 reactionsread 15 August 2026 Photo
ุตูููู ุนูู ุงูุญุจููุจู ุงููู
ุตูุทูููู ู
ุญู
ููุฏู ุงู
ูููู ๐ฉต๐โจ๏ธ
Waa maalin jimco ah haynu kuwada salino midkii dunidan mugdiga ka saarey ee iftiinka ubadalay midkii isago yar Aabihii iyo hooyadiisba waayey lakiin alle soo barbaarshey., xabiinkeena muxamed. ๐ฉต๐โจ๏ธ
ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
๐ฉต๐โจ๏ธ
FADLAN NAGU TAAGEER(๐ฉต) AMA (๐)
โค๏ธ ใ
ค ๐ฌ ๐
หกแถฆแตแต แถแตแตแตแตโฟแต หขสฐแตสณแต
โญโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฎ
โโโโ๐ธโโเฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโเฝผ| โฐโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฏ
โฆ
โค14
20 Jul 2026, 08:08 UTCโ1,770 views12 reactionsread 15 August 2026 Photo
Wax kasta oo noloshu keento waxaan rabaa inaan kula wadaago Maanta berri iyo inta ka dhiman cimrigayga waxaad ahaan doontaa qofka aan qalbigayga u doortay Jacaylkaygu ma aha mid ku eg erayo ee waa ballan aan ka go'anahay inaan ku jeclaado ku ixtiraamo kuna garab istaago xaalad kasta......โค๏ธโ๐ฉน๐ซ๐ซ๐๐๐๐
FADLAN NAGU TAAGEER (๐ฉต)AMA (๐)
โค๏ธ ใ
ค ๐ฌ ๐
หกแถฆแตแต แถแตแตแตแตโฟแต หขสฐแตสณแต
โญโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฎ
โโโโ๐ธโโเฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโฆ
โค10๐ฅ1๐1
Showing the 12 most recent of 25 posts we hold for @dhuuxjaceyl. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.