18 Feb 2026, 13:36 UTC192 viewsread 7 August 2026 Dhacdooyinkii dhacay Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan:
3: Maanta oo kale 1-da Bisha Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijriyada oo ku beegnayd maalin Axad ah 26 ka Febraayo sanadkii 624 ka Miilaadiga waa maalintii ugu horeysay ee Muslimiinta Soomaan.
Kala Soco halkaan dhacdoyinka dhacay Bishani barakaysan ee Ramadaan:
👇👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/EC95IdbYuzS8WSKth9ysKm?mode=gi_t
Signed AMIR BulShaWi
18 Feb 2026, 12:17 UTC187 viewsread 7 August 2026 Dhacdooyinkii dhacay Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan:
2: Maanta oo kale 1-da Bisha Ramadaan sanadkii 3aad ee Hijriyada Nabigeena ﷺ wuxuu guursaday Zaynab Bintu Qusaymah.
Kala Soco halkaan dhacdoyinka dhacay Bishani barakaysan ee Ramadaan:
👇👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/EC95IdbYuzS8WSKth9ysKm?mode=gi_t
Signed AMIR BulShaWi
18 Feb 2026, 10:21 UTC162 viewsread 7 August 2026 Dhacdooyinkii dhacay Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan:
1: Maanta oo kale 1-da Bisha Ramadaan waa Maalinta Allaah SW soo dajiyay Suxuftii Nabi Ibraahiim Cs. Wuxuu yiri Nabiga ﷺ:- "Wuxuu Alle soo dajiyay Suxuftii Nabi Ibraahiim Cs kowda Bisha Ramadaan, Towraadma 6 da Bisha Ramadaan, Injiilna 13 ka Bisha Ramadaan, Zabuurna 18 ka Bisha Ramadaan, halka Qur'aanka Kariimkana lasoo dajiyay 24 ka Bisha Ramadaan".
Kala Soco h…
Signed AMIR BulShaWi
16 Feb 2026, 11:47 UTC170 views0 reactionsread 7 August 2026 بسم الله الرحمن الرحيم
Bishaan Barakeysan ee Ramadaan ee foodda nagu soo heyso Darteed waxaa asxaabteena ku wargelin Doonaa insha'Allah inaan idinkula talagalnay Barnaamijyo qurux badan oo ku saabsan dhacdooyinka bisha barakaysan ee dunida islaamka ka dhaceen laga soo bilaabo xilligii Nabiga "Sallaahu Caleyhi Wasallam" ilaa laga soo gaaro burburkii dowladdii u danbeysey ee Islaamka ee Cusmaaniyiinta oo ku saabsan ho…
Signed AMIR BulShaWi
16 Feb 2026, 11:46 UTC161 viewsread 7 August 2026 Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/EC95IdbYuzS8WSKth9ysKm?mode=gi_t
Signed AMIR BulShaWi
5 Jun 2025, 16:07 UTC529 viewsread 7 August 2026 Ciid wanaagsan saaxiibada nagu xidhanow.
Meel kasta oo aad ka joogtaan dunida dacalladeeda. Farxad iyo jacayl ku wada ciida dhammaantiin.❤🌹
➪ Alle ha innaga aqbalo soonkii Ramadaan, Qiyaamkii & Acmaashii kale ee khayrka lahyd ee aynu la nimi,
Sannadka sannadkiisana ha innagu gaadhsiiyo nabad-qab iyo niyad-sami.
https://t.me/AMIRBUlShaWi
Signed AMIR BulShaWi
27 Mar 2025, 02:39 UTC666 views3 reactionsread 7 August 2026 Ilaahow Leylatul Qadriga kuwa la kulma naga yeel, oo aad dembigooda dhaaftay, jannada u qortay, naarta ka xoraysay, annaga iyo waalidiinteen iyo durriyaddeenna iyo qoysaskeenna iyo qaraabadeenna, iyo asxaabteenna iyo macallimiinteenna iyo culimadeenna, iyo inta aan dartaa u jecelnahay, iyaguna adiga dartaa noo jecel, iyo muslimiinta oo dhan. Ilaahow nagu dar kuwa aan deeqdaada iyo naxariistaada ka qadin, kuwa murugto…
❤3
Signed AMIR BulShaWi
2 Mar 2025, 09:26 UTC707 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @Faafinta_khayrka
Waxa ugu horeeya aad ku afurto hanoqdo Timir iyo Biyo*
> 𝗗𝘂𝗰𝗮𝗗𝗮 𝗔𝗳𝘂𝗿𝗸𝗮☝🏼
*ذَهَبَ الظَّمَأُ وَابْتَلَّتِ الْعُرُوقُ وَثَبَتَ الْأَجْرُ إِنْ شَاءَ اللَّهُ*🤲🏽
`"Oonkii ( harraadkii ) waa tagay, xididdadii way qoyeen, ajarkuna waa sugnaaday Idamka Allaah
Signed AMIR BulShaWi
2 Mar 2025, 09:26 UTC632 views2 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Zaylac_AcademyVoice message
تدبر في قوله تعالى :
﴿وَإِذۡ فَرَقۡنَا بِكُمُ ٱلۡبَحۡرَ فَأَنجَیۡنَـٰكُمۡ وَأَغۡرَقۡنَاۤ ءَالَ فِرۡعَوۡنَ وَأَنتُمۡ تَنظُرُونَ﴾ [البقرة ٥٠]
👍2
Signed AMIR BulShaWi
28 Feb 2025, 20:31 UTC597 viewsread 7 August 2026 Waxaan Muslimiinta Oogu Tahniyadeynayaa Bilashada Bisha Ramadaan Alle Ha Inaga Dhigo Kuwa Siduu Alle Doonayay U Guto Nabad Iyo Caafimaadna Ku Guto
Signed AMIR BulShaWi
7 Feb 2025, 19:10 UTC685 views4 reactionsread 7 August 2026 ☀ حديث اليوم☀
#ماذا_يستكمل_الإيمان ؟
📌قال رسول الله ﷺ :
🕹🪴 " مَنْ أَحَبَّ لِلَّهِ، وَأَبْغَضَ لِلَّهِ، وَأَعْطَى لِلَّهِ، وَمَنَعَ لِلَّهِ ؛ فَقَدِ اسْتَكْمَلَ الْإِيمَانَ ." 🪴
رواه أبو داود 📚
☀ Xadiithka maanta ☀
#Muxuu_iimaanku_ku_dhamaystirmaa.
📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed scw:
🕹🪴 " Qofkii ilaahay dartii wax u jeclaada, ilaahay dartiina wax u naca, dar ilaahay wax u bixiya, dar ilaahay wax u diida, wuu dh…
❤4
Signed AMIR BulShaWi
6 Feb 2025, 14:58 UTC309 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @Kooxdaalraxma
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙( Diini )🌙 ------------
🌼 @janojanokusug
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
🌹@Ehalu_Jannah
🌷 @quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
🌾Sheeko--jacayl🌾
------------…
Signed 🌹MAXAMED Deeq🌹
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @AMirSHaCraWi. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.