4 Jul 2026, 19:56 UTC503 views4 reactionsread 7 August 2026 Xalay waxaan fadhiistay meel badda u dhow, dad badan ayaa hareerahayga joogay, music-na hawada ayuu ka socday. Dadku way qoslayeen, way sheekaysanayeen, qaarna si farxad leh ayay u cawaysnaayeen… laakiin aniga qalbigaygu meel kale ayuu ku maqnaa.
Heesaha qaaciga ah markay hawada qabsadeen, waxaan dareemay sidii in eray kasta uu qalbigayga si toos ah u taabanayo. Mararka qaar dadka qayladooda iyo dhawaaqa music-ka ma…
❤4
Signed ..
3 Jul 2026, 13:40 UTC471 views5 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waqtiyada aan kula joogo ma rabo in ay dhammaadaan. waxaan rabaa in daqiiqadaha aan wada joogno weligood aanay dhaqaaqin.
❤5
Signed ..
1 Jul 2026, 15:17 UTC524 views2 reactionsread 7 August 2026 Maxaad Beenta Iigu Sheegtay?💔
Waxaan weli is weydiiyaa…
Maxaad beenta iigu sheegtay?
Ma waxaad moodaysay in aanan xanuunka runta qaadi karin?
Haddii aanad i jeclayn, maxaad indhahayga u eegaysay adigoo leh, “Waligey kuma dayici doono”?
Maxaad rajo ii siisay adigoo og inaan maalin uun ka toosi doono run aanan waligay u diyaar garoobin?
Mararka qaar beentu kuma dhaawacdo sababtoo ah waa been…
Balse waxay ku dhaa…
❤2
Signed ..
1 Jul 2026, 14:19 UTC389 views3 reactionsread 7 August 2026 Waan ku soo ceshan lahaa, laakiin sida aan kuugu soo celiyo ma aqaan.💔🥺
Mararka qaar qalbigu wuxuu jecel yahay inuu dib u helo qof uu waayay, laakiin gacmuhu ma helaan jidkii lagu gaadhi lahaa. Waxaa jira dad ka taga nolosheenna, balse xusuustoodu weligeed kama tagto qalbiyadeenna. Ma aha in jacaylku dhammaaday, ee waa in duruufihii isu beddeleen kuwo aan fududayn.
Waan ku soo ceshan lahaa haddii aan garan lahaa era…
❤3
Signed ..
29 Jun 2026, 09:00 UTC413 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Xasuus daxalaysatiyo
Xannuunka daris nahay
🥹✋️
❤4
Signed ..
26 May 2026, 14:09 UTC695 views1 reactionsread 7 August 2026 1437 Sano kahor maanta oo kale salaadii casar kadib isla saacadahan hada aynu ku jirno ayaa alle diinta islaamka dhamays tirey.
Nebi mohamed scw wuxu taagnaa buurta carafa isagoo bixinaya talooyin iyo dardaarano waawayn.
In badanoo saxaabada kamid ahina ay ilmaynayaan iyagoo yaqiinsadey in geerida nebigu scw ay soo dhowaatey.
❤1
Signed ..
16 May 2026, 13:15 UTC755 viewsread 7 August 2026 Kelmad jacaylka xiriir la leh.
Signed ..
16 May 2026, 13:15 UTC777 viewsread 7 August 2026 https://youtu.be/A280K7BuxKU?si=gp7dzAShUrHUb0mP
Signed ..
14 May 2026, 16:54 UTC755 views3 reactionsread 7 August 2026 Aad baan u jeclaa inaan ku daryeelo, ku siiyo jacayl xad dhaaf ah; marwalba garabkaaga ahaado. Waxaan jeclaa dhib iyo dheef inaan kula qaybsado, ku ilaashado. Murugada kaa dhawro ku siiyo danayn xad dhaaf ah, laakin waxaad noqotey ruux danihiisa ka fikira agtaadana aanan ka helayn wax muhiimad ah.
Waxaad isiisey xanuun iyo dhawac aad u daran, sidaadas ooy tahay weli waxaad tahay qayb ka mida wadnahayga; magacaagu w…
❤3
Signed ..
14 May 2026, 16:54 UTC652 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waligay ma ilaawi doono sidaad iigu faraxday, mana ilaawi doono xanuunkaad ii keentay, markaad macasalaamaysay noloshayda. Waxaan kuu rejaynayaa qofkii iga fiicnaa ee aad dartii iiga dhaqaaqday, inuu ku wanaajiyo. Waxaan kuu rejaynayaa noloshii aan ku siiyay ee aad dhibsatay, mid kasii wanaag badan in aad hesho. Waxaan kuu rejaynayaa sidii aan sharaftaada u ilaalin jiray ee aan ixtiraamka badan kuu siinayay in laguu …
❤1
Signed ..
12 Apr 2026, 15:54 UTC822 views4 reactionsread 7 August 2026 Yaan badin warkee
Maxaa noo ballana!.
❤️
❤4
Signed kubaro online quraanka,higaada,tafsiirka,qiraa aadka
12 Apr 2026, 15:54 UTC849 views5 reactionsread 7 August 2026 Waxan doonaya nolol daacadiyo isku duubnidee. Door baan bidee ama ila dedaal ama haba degtee doonida burburi.
omg!! H'O.
Omer Dhuule🌊
❤5
Signed kubaro online quraanka,higaada,tafsiirka,qiraa aadka
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @mirojaceyl. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.