19 Mar 2026, 12:23 UTC70 views1 reactionsread 10 August 2026 𝗦𝗔𝗠𝗘𝗘 𝗦𝗜𝗗𝗔𝗡 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔𝗔𝗗𝗔 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗗𝗔.
Marka aad aadayso goobaha lagu tukanayo salaada ciidda sidan inaad samayso waa si wacan waana dhaqan lamahadiyo oo cibaado ah.
Waxaa laga wariyey Jaabir bin Cabdullaah Alle haka raalli noqdee inuu yiri: Nabiga ﷺ marka ay noqoto maalinta Ciidda, wuxuu mari jiray waddo, wuxuuna ku soo laaban jiray waddo kale. (1)
Al-Xaafid Ibnu Qayyim Alle ha u naxariistee wuxuu yiri: Nabiga ﷺ wuxuu …
👍1
19 Mar 2026, 12:23 UTC59 viewsread 10 August 2026 Photo
𝗦𝗔𝗠𝗘𝗘 𝗦𝗜𝗗𝗔𝗡 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔𝗔𝗗𝗔 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗗𝗔.
Marka aad aada.....
Hoos kadhamayso.
○|| https://t.me/jiilkarajada
18 Mar 2026, 04:09 UTC51 viewsread 10 August 2026 𝗭𝗔𝗞𝗔𝗔𝗧𝗨𝗟 𝗙𝗜𝗗𝗥𝗜
Qoraalkan waxaan ku faaqidi doonaa Zakaatul fidriga waajib ahaantiisa , wuxuu yahay iyo siduu ku gudayo.
Waxaa laga weriyey Cabdullaahi bin Cabbaas alle haka raali noqdee inuu yiri :"Rasuulkii Ilaahay ﷺ wuxuu faral yeelay Zakatul Fidriga, si ay ugu noqoto daahirin qofka sooman oo laga nadiifiyo hadallada aan fiicnayn iyo falalka xun, isla markaana ay u noqoto cunto la siiyo masaakiinta.
Qofkii bixiy…
18 Mar 2026, 04:09 UTC68 viewsread 10 August 2026 Gunaanad :- Halagu dadaalo in Zakatul Fidri la bixiyo waqtigeeda oo aan dib loo dhigin , u bixi sidii aad wax u awoodo . Hubi inaad raacsiiso wax dheeraad ah si hadii Zakaatul fidrigaagu nusqaamo ay kuugu kabto haduu sax naadana ay kuugu noqoto sadaqo.
Qormadaan waxaa iska kaashtay Abdirahman-Gurey iyo Mucaad Media .
○|| https://t.me/jiilkarajada
18 Mar 2026, 04:09 UTC101 viewsread 10 August 2026 Photo
𝗭𝗔𝗞𝗔𝗔𝗧𝗨𝗟 𝗙𝗜𝗗𝗥𝗜
Qoraalkan waxa..
DHAWAAN HOOS KA AKHRISO....
○|| https://t.me/jiilkarajada
17 Mar 2026, 12:31 UTC101 views1 reactionsread 10 August 2026 𝗧𝗔𝗞𝗕𝗜𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗗𝗔 .
Mowduucaan waxaan kudul istaagaynaa takbiirta maalmaha ciidda la akhriyo. Si aad u fahanto qoraalkan akhriso.
Alle wuxuu yiri:
﴿وَلِتُكْمِلُوا الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللَّهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ﴾ [Al-Baqarah: 185]
Sheekh As-Sacdi Alle ha u naxariistee wuxuu yiri:
"Halkan waxaa laga fahmayaa in takbiirta ay ka bilaabato marka la arko bisha Shawwaal ilaa laga dhammeeyo…
👍1
17 Mar 2026, 12:29 UTC33 views1 reactionsread 10 August 2026 Photo
𝗧𝗔𝗞𝗕𝗜𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗗𝗔 .
Mowduucaan waxaa ...
Dhawaan ...
○|| https://t.me/jiilkarajada
👍1
15 Mar 2026, 15:27 UTC123 views1 reactionsread 10 August 2026 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝟮𝟳-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗥𝗔𝗝𝗔𝗗𝗔 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗟𝗮𝘆𝗹𝗮𝘁𝘂𝗹 𝗤𝗮𝗱𝗿?
Waa habeenka axaadiista ugu badan ka hadashay.
Waa habeenka ay ku dhaarteen qaar kamid ah saxaabada Nebiga ﷺ.
Waaa habeen ay qaar kamid ah salafku aad ugu rajo weynaayeen inu yahay.
𝟭. Xadiithka Ubayy ibn Kacab
“𝑾𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉𝒊 𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒐𝒈𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒂𝒃𝒆𝒆𝒏𝒌𝒂 𝒂𝒚 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚; 𝒘𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒃𝒆𝒆𝒏𝒌𝒊𝒊 𝒖𝒖 𝑹𝒂𝒔𝒖𝒖𝒍𝒌𝒖 ﷺ 𝒏𝒂𝒈𝒖 𝒂𝒎𝒓𝒂𝒚 𝒊𝒏𝒂𝒂𝒏 𝒕𝒖𝒌𝒂𝒏𝒏𝒐 — 𝒘𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒃𝒆𝒆…
👍1
15 Mar 2026, 15:26 UTC103 viewsread 10 August 2026 Photo
𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝟮𝟳-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗥𝗔𝗝𝗔𝗗𝗔 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗟𝗮𝘆𝗹𝗮𝘁𝘂𝗹 𝗤𝗮𝗱𝗿?
Waa habe....
○|| https://t.me/jiilkarajada
13 Mar 2026, 17:01 UTC115 views1 reactionsread 10 August 2026 Photo
𝗗𝗔𝗥𝗗𝗔𝗔𝗥𝗔𝗡 – 𝗦𝗔𝗚𝗢𝗢𝗧𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡.
Dardaaran ka yimi Ibnu Rajab al-Hanbali Alle ha u naxariistee oo ku saabsan ka faa’iidaysiga maalmaha ugu dambeeya ee Ramadaan:
Wuxuu yiri " Addoomaha Ilaahayow bisha Ramadaan waxay go’aansatay inay naga tagto, wax yar oo keliya ayaana ka haray. Qofkii wanaag samayn jiray bishan ha sii dhammeystiro oo ha sii wado wanaaggaas. Qofkii dayacay ama gaabiyayna ha ku soo gabagabeeyo maalm…
👍1
12 Mar 2026, 19:45 UTC40 views2 reactionsread 10 August 2026 Photo
𝗦𝗔𝗟𝗔𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗪𝗜𝗧𝗜𝗥𝗞𝗔
Salaadda Witrigu waxay ka mid tahay sababaha lagu helo jacaylka Alle.
Waxaa laga wariyey Ali ibn Abi Talib Allaah haka raalli noqdee inuu yiri Rasuulka ﷺ : “Kuwa Ehlul Qur’aanka ahow Witriya , maxaa yeelay Alle waa Witri (Keli ah), wuxuuna jecel yahay Witriga.”1
Tixraac:
Waxaa weriyey Abu Dawud al-Sijistani (1416), Al-Tirmidhi (453), Al-Nasa'i (1675), iyo Ibn Majah (1166).
(Xadiisku waa xasan sida…
❤1👍1
11 Mar 2026, 01:41 UTC41 viewsread 10 August 2026 File
روائع الأسحار
د. إبراهيم
||قيام الليل 😒
●|| https://t.me/jiilkarajada
Showing the 12 most recent of 19 posts we hold for @jiilkarajada. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.