27 Jul 2026, 14:52 UTC328 views8 reactionsread 15 August 2026 Forwarded from @kaydbooksFile
'Sifooyinka Aadanaha ee Quraanka Kariimka ah Lagu xusay'
W/T: Saadiq Axmed Maxamed.
Buuggan wuxuu ka waramayaa sifooyinka kala duwan ee aadanaha ee Qur'aanka Kariimka lagu xusay. Wuxuu iftiiminayaa dabeecadaha wanaagsan ee la ammaanay iyo kuwa xun ee laga digay, isagoo aayadaha Qur'aanka ku baraya qofku inuu is qiimeeyo, wanaaggiisana kobciyo, kana fogaado sifooyinka uu Alle cambaareeyay. Ujeedku waa in qofku garto …
❤6👍1😢1
26 Jul 2026, 18:16 UTC397 views6 reactionsread 15 August 2026 Photo
Xasuusin Bari Wxa bilabanayo Soonka Saddexda Maalmood Ee Ayaamul Biidka.
🌖 Isniin 27/7/2026M
🌖 Talaado 28/7/2026M
🌖 Arbaco 29/7/2026M
Kafaaideyso Waa 3Maalmood Oo 30 Maalmod Udhigna Xaga Ajarka Siduu Sheegay Rasuulkeena Mohamed Sallalahu Calayhi Wasalam
#AdoontiiRabbi
❤5👍1
25 Jul 2026, 05:54 UTC422 views5 reactionsread 15 August 2026 Forwarded from @kaydbooksFile
'Waxaan Bartay Rabbigay'
W/Q: Hoodo Yuusuf Cabdi.
- Safar ku saabsan Alle, naxariistiisa, awooddiisa iyo hanuunkiisa.
Buuggan wuxuu ka hadlayaa safar ruuxi ah oo qofku ku baranayo Rabbigiisa. Wuxuu ku tusayaa sida fahamka Qur'aanku u beddeli karo nolosha, qalbiga iyo iimaanka qofka. Waxa uu ku barayaa jacaylka Alle, naxariistiisa, cafiskiisa, mucjisnimada Qur'aanka iyo sida Qur'aanku u noqon karo hanuunka ugu weyn…
❤5
23 Jun 2026, 12:50 UTC997 views18 reactionsread 15 August 2026 Photo
Bari wxa bilabanayo soonka taasuca iyo cashuura.
Taasuca (9-ka Muxarram): Waa sunno uu Nabigu (NNKH) ujeediyay in la soomo si loo khilaafo Yuhuudda.
Caashura (10-ka Muxarram): Waa maalintii uu Alle badbaadiyay Nabi Muuse (CS), soomisteedana waxaa lagu dhaafaa dunuubta hal sano oo horay u soo martay.
*Axadana wxa bilabanayo insha allah soonka ayaamul biidka.*
##AdoontiiRabbi
❤17👍1
30 Apr 2026, 04:21 UTC≈1,510 views20 reactionsread 15 August 2026 Photo
Xasuusin Bari Wxa bilabanayo Soonka Saddexda Maalmood Ee Ayaamul Biidka.
🌖Jumco 1/5/2026M
🌖Sabti 2/5/2026M
🌖Axad 3/5/2026M
Kafaaideyso Waa 3Maalmood Oo 30Maalmod Udhigna Xaga Ajarka Siduu Sheegay Rasuulkeena Mohamed Sallalahu Calayhi Wasalam
#AdoontiiRabbi
❤19👍1
8 Apr 2026, 13:04 UTC≈1,500 views16 reactionsread 15 August 2026 Forwarded from @kaydbooksFile
'الداء والدواء '
W/Q: Ibn Qayyim al-Jawziyy
Kitaabkan oo uu qoray Imaam Ibn Qayyim, wuxuu iftiiminayaa xaqiiqo ku saabsan nolosha bini’aadamka: qalbigu sida jirka ayuu u xanuunsadaa, wuxuuna u baahan yahay daawo. Qoraagu wuxuu sharxayaa in dambiyadu ay yihiin cudurka qalbiga dhaawaca, halka tawbadda, istiqfaarta, xusuusta iyo xuska Ilaahay ay yihiin daawada dhabta ah ee qalbiga bogsiisa.
Kitaabku wuxuu ina xasuusin…
❤16
31 Mar 2026, 16:53 UTC≈1,360 views15 reactionsread 15 August 2026 Photo
Xasuusin Bari Wxa bilabanayo Soonka Saddexda Maalmood Ee Ayaamul Biidka.
🌖Arbaco 1/4/2026M
🌖Khamiis 2/4/2026M
🌖Jumco 3/4/2026M
Kafaaideyso Waa 3Maalmood Oo 30Maalmod Udhigna Xaga Ajarka Siduu Sheegay Rasuulkeena Mohamed Sallalahu Calayhi Wasalam
#AdoontiiRabbi
❤14👍1
26 Mar 2026, 16:08 UTC≈1,330 views5 reactionsread 15 August 2026 Forwarded from @kaydbooksFile
'Dhambaal'
W/Q: Yaxye Caddaani.
Buugga “Dhambaal” waxa uu ka hadlayaa sooyaalkii iyo halgankii dacwadeed ee Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal, oo ka mid ahaa culimada sida weyn uga shaqeeyay faafinta dacwadda Islaamka.
Buuggu waxa uu si qoto dheer u iftiiminayaa noloshii Sheekha laga soo bilaabo dhalashadiisii, waxbarashadiisii, safarradiisii, ilaa dadaalkii uu geliyay faafinta dacwadda iyo tarbiyadda bulshada. Sido…
❤4👍1
19 Mar 2026, 18:18 UTC≈1,270 views13 reactionsread 15 August 2026 Forwarded from @kaydbooksPhoto
Alxamdulillaah, waxa inoo dhammaatay bishii barakada badnayd ee Ramadaan, Ilaahay ha naga aqbalo soonkeenii, salaaddeenii, sadaqadeenii, iyo camalkeennii suubanaa.
Ramadaan waxay ahayd waqti aynu ku baranay sabir, cibaado, iyo u dhowaansho Alle. Waxay ahayd fursad qaali ah oo aynu nafteena ku hagaajinay, qalbiyadeenna ku nadiifinay, isla markaana aynu ku xasuusannay dadka danyarta ah. Inkasta oo ay idlaatay, waa in …
❤12👍1
19 Mar 2026, 12:04 UTC≈1,060 views10 reactionsread 15 August 2026 Photo
60.
Nabiga scw inuu dhhy : yuusan dhihin midkiin : Allahayow ii dambi dhaaf hadad doonto, iinaxariiso hdad doonto, i arzaq hdad doonto, haku ekaado (go aansado) weydisagiisa, Alle wxu sameeya wxu doono, lama qasbi kro (amri karo) Alle.
#Axadith
❤8👍2
19 Mar 2026, 06:26 UTC≈1,040 views10 reactionsread 15 August 2026 Photo
59.
Abii hureyra Allah hka raali nqde wxu kaso wariyi nabiga scw inuu: soon waxaa ugu fadli badan ramadaan kadib bisha ilaaheh ee muxaram,
Salaad midda ugu fadliga badan saladaha wajibka kdib wa salatul leyli.
#Axadith
❤9👍1
18 Mar 2026, 21:23 UTC933 views5 reactionsread 15 August 2026 Gunaanad :- Halagu dadaalo in Zakatul Fidri la bixiyo waqtigeeda oo aan dib loo dhigin , u bixi sidii aad wax u awoodo . Hubi inaad raacsiiso wax dheeraad ah si hadii Zakaatul fidrigaagu nusqaamo ay kuugu kabto haduu sax naadana ay kuugu noqoto sadaqo.
Qormadaan waxaa iska kaashtay Abdirahman-Gurey iyo Mucaad Media .
@jiilkarajada
❤4👍1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @xadiiska. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.