18 Jul 2025, 11:17 UTC≈1,430 views4 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @teamalraxma
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙( Diini )🌙 ------------
🌼 @Wanaagmedi
🌻 @Wanaagmedi
🌻@suaalodini12
🌻 @suaalodini12
🌻 @Wanaagmedi
🌹@suaalodini12
🌷 @Wanaagmedi
🌹@Wanaagmedi
🌷@suaalodini12
🌾Sheeko--jacayl🌾
----------------------…
❤4
11 Jul 2025, 13:05 UTC≈1,240 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @teamalraxma
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙( Diini )🌙 ------------
🌼 @Wanaagmedi
🌻 @Wanaagmedi
🌻@suaalodini12
🌻 @suaalodini12
🌻 @Wanaagmedi
🌹@suaalodini12
🌷 @Wanaagmedi
🌹@Wanaagmedi
🌷@suaalodini12
🌾Sheeko--jacayl🌾
----------------------…
20 May 2025, 17:40 UTC≈1,240 views1 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
📚✍️🌴:Saxaabigii loo bixiyey "Abaha Miskiinta" (أبو المساكين) wuxuu ahaa:
Ja'far ibn Abi Taalib (جعفر بن أبي طالب)
Waa walaalkii Cali ibn Abi Taalib, wuxuuna ahaa mid aad u naxariis badan, u gargaaraya masaakiinta, taas ayaana sababtay in Rasuulka (SCW) uu si gaar ah ugu bixiyo magacaas.
Waxaa kaloo caan ku ahaa hijradii uu u kaxeeyey muslimiinta ee dhanka Xabashida (Ethiopia), halkaas oo uu ka difaacay muslimiinta ho…
❤1
20 May 2025, 17:35 UTC≈1,130 views2 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
Sheeg saxaabigii loo yaqaanay aabaha masaakiinta?
@AlRaxmachannel
❤2
20 May 2025, 16:59 UTC724 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
Allah markuu noga digayay cadawada shaydanka wuxu ayaad quran ku lee yahay
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا ادْخُلُوا فِي السِّلْمِ كَافَّةً وَلَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ ۚ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ
Kuwa (Xaqa) rumeeyow gala Islamka dhamaan kuna camal falaa , hana raacina Waddooyinka Shaydaanka, illeen wuxuu idiin yahay Col.
@AlRaxmachannel
20 May 2025, 16:49 UTC555 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
Ma Jiraa dembi kugu soo laalaabtay oo aad jeclaan lahayd in aad joojiso?
Waddo fudud ayaan kuu hayaa, Ibnu Teymiya wuxuu yiri: Waxaa jira dembiyo badan oo saaxiibkood janada geliyay, sababtoo ah dembigaas ayaa u noqday mid ay isbedel ku sameeyeen.
Waxaad sameysaa mar walboo aad dembi gasho, marka dambe towbada haka weynaato middi hore, tusaale: Marka koowaad duko laba rakco oo suno ah, Ilaaheyna dembi dhaaf weydiis…
16 May 2025, 12:02 UTC387 views1 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @teamalraxma
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙( Diini )🌙 ------------
🌼 @Wanaagmedi
🌻 machadudarukheyrchanel
🌻@suaalodini12
🌻 WadadaToosan
🌻 muntkhab
🌹Ehalu_Jannah
🌷 quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷FIIRAAN
🌾Sheeko--jacayl🌾
------------------------…
❤1
10 May 2025, 02:17 UTC317 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
*🦋Laga yaabaa In shaqo kaa soo daahdo, ama guur, ama caafimaad*
*🪶Balse marnaba kaama soo daahayo ajarkaaga*
*🌷In la eg inta aad samirtay ayay kuu imaaneysa farxadaada*
*🍂Hada iyo jeerna xasuusnow*
﴿ فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا﴾
Ku soobir Al Raxma channel
@AlRaxmachannel
4 May 2025, 04:28 UTC372 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannel
أذكارالصباح
بسم الله الرحمن الرحيم ، والحمد لله رب العالمين ، والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان الى يوم الدين
تنفسوا تنفسوا ......واشكروا الله أنكم أحياء....
ولاتنسوا الاذكار فهي الحافظ بعد الله...
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
بسم الله الرحمن الرحيم
(( الله لا إله إلا هو الحي القيوم لا تأخذه سنة ولا نوم له ما في السموات وما في الأرض من ذا الذي يشفع عنده إلا بإذنه يعلم…
1 May 2025, 16:25 UTC290 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @teamalraxma
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙( Diini )🌙 ------------
🌼 @Wanaagmedi
🌻 machadudarukheyrchanel
🌻@suaalodini12
🌻 WadadaToosan
🌻 muntkhab
🌹Ehalu_Jannah
🌷 quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷FIIRAAN
🌾Sheeko--jacayl🌾
------------------------…
24 Apr 2025, 10:08 UTC628 viewsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
▪︎SIDEE LAGU HELAA IN RASUULKU(ﷺ) KUU SHAFEECO QAADO(KUU ERGOODO) MAALINTA QIYAAMAHA?
Rasuulku(ﷺ) waxa uu yiri" Qofkii igu salliya markuu waabariisto 10 jeer, markuu galabaystana 10 jeer, waxaa haleesha shafeecadayda(ergayntayda) maalinta qiyaame". Micnaha qofkii igu salliya labadaa 10 aad ee subaxa iyo galabta, waan u shafeeca qaadayaa maalinta qiyaame.
عن أبي الدرداء رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال :…
24 Apr 2025, 10:05 UTC511 views1 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @AlRaxmachannelPhoto
3 sifo o mu’muniinta dhabta ah 😢👇🏻👇🏻
إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ
وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَىٰ رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ😢😢
1♥️Mu’muniinta waa kuwa Alle marka laxuso ay gilgisho qalbigooda 🥲
2♥️Marka lagu dul aqriyo aaydka Alle qur’anka waxaa usiyaadi iimaan 😢
3♥️waa kuwa Rabigooda tala saartan 🥰
Yaa rabbi nagu sifeey sifadkaas…
❤1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Suhayb52. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.