18 Jul 2025, 11:17 UTC≈2,340 views19 reactionsread 8 August 2026 Forwarded from @teamalraxma
🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙( Diini )🌙 ------------
🌼 @Wanaagmedi
🌻 @Wanaagmedi
🌻@suaalodini12
🌻 @suaalodini12
🌻 @Wanaagmedi
🌹@suaalodini12
🌷 @Wanaagmedi
🌹@Wanaagmedi
🌷@suaalodini12
🌾Sheeko--jacayl🌾
----------------------…
❤18👍1
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
15 Jul 2025, 15:11 UTC≈2,530 views16 reactionsread 8 August 2026 Video
Quraanka Oo Ladhagaystaa Wuxuu Xasiliyaa Qalbiyada. الاستماع إلى القرآن يهدئ القلب
Listening To The Holy Quran Calms The Heart.
❤9🥰6👍1
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
🌷Al raxma_____channel🌹 pinned «🌕 🌘 أذكار المساء🌘 🌕 من كتيب صحيح الأذكار لإمام السنة المحدِّث الألباني رحمه الله . 🌘1 - ((أَمسينا وَأَمسي الْمُلْكُ لِلَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ…»
28 May 2025, 06:49 UTC≈3,410 views15 reactionsread 8 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤14👍1
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
24 May 2025, 02:22 UTC≈3,010 views13 reactionsread 8 August 2026 Video
Video, posted without a caption
❤12👌1
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
24 May 2025, 02:21 UTC≈2,350 views10 reactionsread 8 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤10
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
21 May 2025, 11:52 UTC≈2,220 views10 reactionsread 8 August 2026 Photo
{Wuxuu maqlaa aayaadka Eebe oo lagu akhriyo, kadibna ku adkaysto isla wayni sidii isagoon maqlayn, ee ugu bishaaree (Nabiyow) cadaab daran}
❤10
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
21 May 2025, 11:29 UTC≈1,950 views3 reactionsread 8 August 2026 Photo
(Nabi) Ayuubna markuu u Dhawaaqay Eebihiis, waxaa i taabtay Dhib Adiguna waxaad Tahay Naxariiste. Wuxuuna baryayaa Raxmaanka.
Markaasaan Ajiibnay oo ka Faydnay Ciriiri Korkiisa ahaa. Ayuu dhahy Allah
❤3
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
21 May 2025, 11:09 UTC≈1,840 views6 reactionsread 8 August 2026 Photo
Wuxuu yidhi Rasuulku N.N.K.H CSW bakhaylku waa ka agtiisa la igu xusey een igu salliyin🥰
Ku Sali Nabiga N.N.K.H CSW🥰
Salallaahu caleyhi wasalam N.N.K.H CSW🥰
Salallaahu caleyhi wasalam N.N.K.H CSW🥰
❤6
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
20 May 2025, 17:39 UTC≈8,360 views7 reactionsread 8 August 2026 Photo
📚✍️🌴:Saxaabigii loo bixiyey "Abaha Miskiinta" (أبو المساكين) wuxuu ahaa:
Ja'far ibn Abi Taalib (جعفر بن أبي طالب)
Waa walaalkii Cali ibn Abi Taalib, wuxuuna ahaa mid aad u naxariis badan, u gargaaraya masaakiinta, taas ayaana sababtay in Rasuulka (SCW) uu si gaar ah ugu bixiyo magacaas.
Waxaa kaloo caan ku ahaa hijradii uu u kaxeeyey muslimiinta ee dhanka Xabashida (Ethiopia), halkaas oo uu ka difaacay muslimiinta ho…
❤7
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
20 May 2025, 17:34 UTC≈7,010 views6 reactionsread 8 August 2026 Photo
Sheeg saxaabigii loo yaqaanay aabaha masaakiinta?
@AlRaxmachannel
❤6
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
20 May 2025, 16:58 UTC≈6,380 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
Allah markuu noga digayay cadawada shaydanka wuxu ayaad quran ku lee yahay
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا ادْخُلُوا فِي السِّلْمِ كَافَّةً وَلَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ ۚ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ
Kuwa (Xaqa) rumeeyow gala Islamka dhamaan kuna camal falaa , hana raacina Waddooyinka Shaydaanka, illeen wuxuu idiin yahay Col.
@AlRaxmachannel
❤4
Signed 💥Mahamed,deeq 💥
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @AlRaxmachannel. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.