23 Aug 2026, 19:20 UTC570 views7 reactionsread 2 September 2026 Ilaa maalintaas... qalbigaygu wuxuu sii wadaa inuu aamusan u ooyo. "Ma doonayo in qof ii naxo... waxaan rabaa oo keliya in mar uun la fahmo waxa qalbigaygu xambaarsan yahay. Waxaa jira xusuuso aan iga bixin, iyo erayo aanan waligay illoobi doonin. Waqtigu wuu socdaa, laakiin xanuunka mararka qaar wuxuu u muuqdaa inuu istaagay. Si kastaba ha ahaatee, waxaan rumaysanahay in habeen kasta oo madow uu leeyahay waaberi. Il…
😭4❤3
Signed Dr_____Ak
23 Aug 2026, 19:17 UTC540 views2 reactionsread 2 September 2026 Waxaan bartay inaan ilmada qariyo, sababtoo ah mararka qaar qofna ma fahmo sababta ay u da'ayso. Waxaan sugayaa maalin aan dib ugu qosli doono si dhab ah, ee aanan u qoslaya oo keliya si aan xanuunka u qariyo
❤2
Signed Dr_____Ak
23 Aug 2026, 19:16 UTC540 views3 reactionsread 2 September 2026 Photo
Waxaan daalay inaan iska dhigo inaan xoogganahay. Mararka qaar waxaan dhoola-caddeeyaa si aanan qofna uga welwelin, laakiin qalbigayga ayaa og inta uu daalan yahay. Habeen kasta waxaan la seexdaa xusuuso badan, subax kastana waxaan ku toosaa anigoo isku dayaya inaan sii socdo. Waxaa jira erayo aan waligay maqli waayay, iyo dad aan jeclaa oo noloshu iga fogeysay. Si kastaba ha ahaatee, waxaan rajaynayaa in maalin uun …
❤3
Signed Dr_____Ak
15 Aug 2026, 17:52 UTC971 views8 reactionsread 2 September 2026 Sunduz waxay bilowday iney isla jilaan riwayadaha,
Xamze iyo sundus markey mudo ku jireen jilida riwayadaha,
Waxaa sii xoogeystay xiriirkii jaceyl oo ay isku qabeen,
xamse ayaa guur usoo bandhigtay sunduz,
Waa ay ka aqbashay guurka ayago faraxsan,
Waxay ku heshiiyen in uu kasoo doonto qoyskeda,
Xamze wuxuu utagay qoyska sunduz oo way iswareyteen wareysi kadib sunduz adeerked ayaa ogaday xamse qabiilkisa isla marka…
❤8
Signed Dr_____Ak
15 Aug 2026, 17:51 UTC934 views5 reactionsread 2 September 2026 Photo
Qisada Jacayl Xamze Abdi Wahab iyo sunduz saacid 💔🥹
Xamze waxa u ahaa dhalinta jisha riwayadaha oo
door muhiima ka qaata,
Xamze isago ku sugan dalka Uganda 🇺🇬 gaaar ahaan Caasimada Kampala ayuu halkaa ku bartey sunduz oo marka caanka ka aheed alada tiktokga.
Xamze iyo Sundus wey isbarteen barasho kadib
sunduz iyo xamse waxay ahayeen isku deegan,
❤5
Signed Dr_____Ak
11 Aug 2026, 19:49 UTC≈1,180 views10 reactionsread 2 September 2026 Photo
Waa cibaaro dunidee
Culeysyadu makulanteen
Mise caruurtaad la ceyntahoo
wali waad ciyaartaa😰😨
#Dr_Ak
❤7😁3
Signed Dr_____Ak
7 Aug 2026, 18:06 UTC≈1,400 views16 reactionsread 2 September 2026 Mid Ayaa Sanad ka Hor Sxbkiis U Direy Inuu Tijaabiyo Gabar Ay Is Jeclaayeen Iney Daacad u Tahay Iyo In Kale.!
Wiilki Tijaabada Loogu Diray Iyo Gabadhi Daraad Ayey Aqal Galeen.!
😳😂👍
#Dr_Ak
😁10❤4🤣1🙊1
Signed Dr_____Ak
5 Aug 2026, 16:11 UTC≈1,510 views14 reactionsread 2 September 2026 Saban Tagay Xusuustisa
Raad Raaca Siinlayda
Socod Barashadi Dooda
Saxarliyo Abaarteeda
Adigan Wax Saaraynin
Sanad Iyo Garaadkisa
Saadashu Been Weeyi
..
Ha sar wicin Qof Kaageda
Hana Sugin Nin Ka Maarmay
Hana Sign Mar Mooyane
Nin Ku Siray Ha Faalaynin
Sababaha Ha Weydiinin
Haw Seeto Dheeraynin
Hana Sidin Culayskiisa
Siriq iyo ku qabo Baydo
Hana Falin Sidu Yeelay
Nin Ku yidhi Ana Saas Ah
Ha ku Odhan sidaas Mayhid
...…
❤13👏1
Signed Dr_____Ak
1 Aug 2026, 18:49 UTC≈1,670 views14 reactionsread 2 September 2026 Photo
Qormo Adiga kuu Gaar ah
Qalbigaaga kuu taalo
Qiimaheedu uu gaaray
Qushuuc iyo Xasuus gaar ah
Nacabkaaga ha uqaybin
Wanaagii ha Qoondaynin
Kaligaa Qunfulo maanka❤️😳
#Dr_Ak
❤14
Signed Dr_____Ak
31 Jul 2026, 18:31 UTC≈1,640 views15 reactionsread 2 September 2026 Photo
Dareen keygaad qaadatoo
Dartaa Raag waan ilaway
Dareen naxariis watiyo
Daryeel adigaa isiiyay
❤️🥰👍
#Dr_Ak
❤15
Signed Dr_____Ak
31 Jul 2026, 17:06 UTC≈1,500 views5 reactionsread 2 September 2026 Waraabuhu habeenki
Waraabuhu wareegayo
Weerkuna wahelyahy
Wadku iima fududaan
Welwalkiyo dhibtaan qabo
Ruux waayo aragoo
wankala waraystaa waxyeeladan isaarane
Wuxu waa aduunyoo ruxba waayo soo joog
Waheshaday dugagti laga waaban jiraye
Isma lahyno jaculba ku waaliye
Ismalahyno jacylbaad u jiifiye
Ismalahyno sareeyaad is wayine
Ismalahynoo wakhtigaa ku ciiliye
Hayska qoodh xumade
Hadu kharashka guurkiyo
Nolosho …
❤4👍1
Signed Dr_____Ak
30 Jul 2026, 18:03 UTC≈1,480 views10 reactionsread 2 September 2026 Photo
Ogaaw in aduunyadu ku
Dhaawici doonto dhaawac
Xanuun badan 😢 oo iyada
Udhigma dadkuna eyku
Dhaawici doonaan dhaawac
Xanuun badan. 🖤😪💔
#Dr_Ak
❤10
Signed Dr_____Ak
Showing the 12 most recent of 27 posts we hold for @aadan123. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.