19 Aug 2026, 12:10 UTC597 viewsread 3 September 2026 πβͺοΈHambalyoπ§π
1οΈβ£π Aqoon & Fasalo ππ
π― 13k π @maanhage
π― 27k π @Farsamada
π― 15k π @Somalienglish1
π― 28k π @Somalienglish3
π― 11k π @Somaliarabic
2οΈβ£ Aqoon & Xikmado πΊπ
°οΈ
β¨ 18k π @Hasancaashaq
β¨ 20k π @dareen_side
β¨ 26k π @KobciAqoontaada2
β¨ 18k π @QalbiDhaye143
β¨ 42k π @XikmadoSom
β¨ 16k π @Noqoxiddig
β¨ 20k π @Dunnidasuugaanta
β¨ 19k π @AishaAhmed99
3οΈβ£ Buugaag & Akhris πβ¨
π 76k π @Somalilibrary
π 160kπ @Somalibooks
4οΈβ£β¦
Signed Channel Help
10 Aug 2026, 17:16 UTC890 views1 reactionsread 3 September 2026 ββββ
1οΈβ£ π Diinta & Duunyada
π 15k π π Taabo halkan
π 20k π π Taabo halkan
π 16k π π Taabo halkan
π 18k π π Taabo halkan
π 20k π π Taabo halkan
π 19k π π Taabo halkan
π 17k π π Taabo halkan
π 26k π π Taabo halkan
βββββββββββ
2οΈβ£ β¨ Aqoon & Xikmado πΊπ
°οΈ
β¨ 18k π π Taabo halkan
β¨ 20k π π Taabo halkan
β¨ 26k π π Taabo halkan
β¨ 18k π π Taabo halkan
β¨ 42k π π Taabo halkan
β¨ 16k π π Taabo halkan
β¨ 20k π π Taabo halkan
β¨ 19k π β¦
β€1
Signed Channel Help
27 Jul 2026, 08:55 UTCβ1,430 views10 reactionsread 3 September 2026 Wuxuu yiri
Waxaan jiray saaxiib diblomaasi ahaa guulaysta oo mar ii sheegay sida uu ugu soo biiray adduunka diblomaasiyadda.
Markaasbu igu yiri saxiibkey : "Waxaan shaqo ka codsaday Wasaaradda Arrimaha Dibadda, faylkayguna wuxuu ka koobnaa saddex dukumeenti oo keliya: shahaadadayda dugsiga sare, shahaadadayda guurka, iyo shatiga darawalnimada. Ma jiraan wax kale oo aan heesto xita talo ma heesto iska daa xiriirna hβ¦
β€10
Signed Abdalla Akwac
27 Jul 2026, 08:55 UTCβ1,220 viewsread 3 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed Abdalla Akwac
25 Jul 2026, 06:34 UTCβ1,360 views18 reactionsread 3 September 2026 Photo
Waa dareen xun inaad dhawaan ogaato ama aadan ilaa hada ogeen inaad had iyo jeer ku dayaneeso in wax aad u jacaylaato sida qof kale ama aad asxaab u sameesato sida aad ka aragto Social media yaha oo aan waxba kusoo kordhin ilaa hada noloshaada.
Ku noolow noloshada saxda ah qofna isku taarikh ma noqon kartan
β€18
Signed Abdalla Akwac
24 Jul 2026, 06:14 UTCβ1,360 views14 reactionsread 3 September 2026 Photo
Dhameestirnanta waa cadowga safarka?
Dad badan ma fashilmaan sababtoo ah maba aysan bilaabin, laakiin waxay sugayaan waqtiga ugu habboon.
Qof baa doonaya inuu akhriyo boqol bog, wuxuuna sugaya waqtiga saxda ah sidaas darteed waxay dib u dhigaan akhrinta buugga oo dhan.
Qof kale wuxuu rabaa inuu jirkiisa beddelo bil gudaheed, laakiin ma awoodo in uu ku bilaabo socodka 10 daqiiqo ah oo wuxuu sugaya waqtiga ugu habβ¦
β€14
Signed Abdalla Akwac
9 Jun 2026, 17:40 UTCβ2,250 views4 reactionsread 3 September 2026 Photo
πβͺοΈ Hambalyo! Team Somali π§π
βββββ
1οΈβ£ π Diinta & Duunyada
π 15k π π Taabo halkan
π 20k π π Taabo halkan
π 16k π π Taabo halkan
π 18k π π Taabo halkan
π 20k π π Taabo halkan
π 19k π π Taabo halkan
π 17k π π Taabo halkan
π 26k π π Taabo halkan
βββββββββββ
2οΈβ£ β¨ Aqoon & Xikmado πΊπ
°οΈ
β¨ 18k π π Taabo halkan
β¨ 20k π π Taabo halkan
β¨ 26k π π Taabo halkan
β¨ 18k π π Taabo halkan
β¨ 42k π π Taabo halkan
β¨ 16k π π Taabo halkan
β¨β¦
β€4
Signed Channel Help
25 May 2026, 08:52 UTCβ2,220 views25 reactionsread 3 September 2026 Photo
Ha u akhrin sida carruurtu u akhriyaan,sido kale ha u akhrin madadaalo ahaan, ama sida kuwa doonaya inay aqoon u yeeshaan ee u akhri si aad u noolaato, waayo akhrisku waa nolol.
β Gustave Flaubert
β€25
Signed Abdalla Akwac
30 Mar 2026, 13:28 UTCβ3,310 views3 reactionsread 3 September 2026 File
File, posted without a caption
β€3
Signed Abdalla Akwac
30 Mar 2026, 13:28 UTCβ3,210 views7 reactionsread 3 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
β€7
Signed Abdalla Akwac
24 Feb 2026, 15:50 UTCβ3,360 views10 reactionsread 3 September 2026 Photo
Ramadaan 7
Waxaa laga yaabaa inaadan awoodin inaad wax walba kaligaa sameyso, waana wax caadi ah.
Laakiin waligaa ha u ogolaanin baahiyahaagu inay noqdaan cudur daar kuwaas oo ku caajis galinayo, culaysna haku saarin dadka kale hawlaha aad adigu qaban karto.
Waxaad si fiican u taqaanaa baahiyahaaga, adigana waa qofka ugu walwalka badan fayowidada markaa naftaada ku tiirsanow waad qaban kartaa, oo raadso caawimaadβ¦
β€10
Signed Abdalla Akwac
23 Feb 2026, 10:29 UTCβ3,210 views7 reactionsread 3 September 2026 Photo
Ramadaan 6
Gargaarnimada dhabta ah kuma jirto inaad gaarto waxaadan lahayn, laakiin waa inaad ka fogaato waxa indhahaagu iyo naftada rabaan laakiin ah mid sharci darro ah ( xaraam ka ah).
Waayo, hantida iyo xuquuqda dadku waa xuduudo aan lafu xadgudbin; qofkii ilaaliya kor buu u kacaa oo waa uu liibana, qofkii iska indha tirana wuxuu waayi doona nimcada ka hor inta uusan gebi ahaanba lumin.
β€7
Signed Abdalla Akwac
Showing the 12 most recent of 22 posts we hold for @QalbiDhaye143. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked β was rounded by Telegram before we ever saw it β t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so β1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.