11 Aug 2026, 11:48 UTC135 viewsread 12 August 2026 Sixir aan ogayn!
001
Soo koobida Buugaagta.
Dunidii aan cududeeda lahayn ,maamulkeeduna inoo taxna qarniyo , xataa daruurteeda aan ku lahayn "أَمْطِرِي حَيْثُ شِئْتِ، فَسَيَأْتِينِي خَرَاجُكِ
"Meeshii aad doonto ku dhibic (ku da' ), way ii iman doontaa canshuurteeda iyo khayraadkeeguba" ma sixir aan ogaynbaa yimid?, halkee lanooga yimid?, yaa noo yimid? sidee lanoogu yimid?
Maxaa muslimiinta dib dhigay? , maxaas…
Signed Hamda Orah
11 Aug 2026, 11:48 UTC118 viewsread 12 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Signed Hamda Orah
9 Aug 2026, 21:00 UTC134 views4 reactionsread 12 August 2026 Photo
Cadceedo—Nuur Ileeye, 10.Aug.2025
Cadceeddaan kugu salaamay
Caddada waan kaa waraystay
Ciiddana waan kugu saxiixay!
Cindiga waan kaa dugaalay
Carriga waan kaaga heesay
Cirkana waan kaa baxnaanshay!
Caqliga waan kugu xurmeeyey
Quruxda waan kugu ciseeyey
Carfina waan kugu majeertay!
Cillaan waan kugu xariiray
Caleen waan kugu hadheeyey
Curadna waan kugu ammaanay!
Cawada waan kugu rajeeyey
Calafka waan kugu sugaala…
❤4
Signed Hamda Orah
8 Aug 2026, 11:51 UTC242 viewsread 12 August 2026 Photo
Awdal laga keenyey
Ololog dheerey
Il bari lagaga oriyey;
Geesi geel keeniyo
Gaari xirataa
Galool lagu daahyay
Geedba geedka u dheer
Laga garaacyeey
Galool muray mullaaxdiisey;
Waa hees-hawleed.
Signed Hamda Orah
7 Aug 2026, 18:05 UTC89 viewsread 12 August 2026 Photo
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoont
Signed Zaxiibka Nolosha
6 Aug 2026, 21:04 UTC366 views2 reactionsread 12 August 2026 Photo
Ku salliya Nabiga ﷺ, lagayaaba in ku salligiisu noqdo sabab lagaaga faydo walbahaarka, laguna qaado dhibaatada.
صلّوا على النبي ﷺ، لعلّها تكون سببًا في تفريج الهموم ورفع البلاء ❤️
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
❤2
Signed Hamda Orah
6 Aug 2026, 08:33 UTC215 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
Murugada, walwalka iyo qalbiga oon xasilneyn waa waxa ugu xanuunka badan oo qofka ka tira farxada iyo macaanka nolosha, waa waxa qofka ku keena in uusan arkin waxyaabaha badan uu heysto kaliyana uu kafikiro waxaas dhibta kuhaaya Waxaa jira qof nolol sare ku nool hadane ciriiri iyo welwel kunool iyo qof nolol dhexdhexaad ah ama hooseysa ku nool oo qanacsanaan iyo farxad heysta.Waxa ugu badan ee walwalka sababa waa kaf…
❤4🥰1
Signed Hamda Orah
5 Aug 2026, 13:44 UTC217 views7 reactionsread 12 August 2026 Photo
Dabeecadu waxa ay inna siisaa farxad bilaash ah marka loo eego waxa inagu hareeraysan!.
🌿🌱
❤7
Signed Hamda Orah
4 Aug 2026, 19:31 UTC233 views3 reactionsread 12 August 2026 Photo
Marar badan somaalinimadu waa nacayb dhiilo iyo siifad isbiirsaday, qabiilo xagxagad koogu bilow iyo dhamaad toona lahayn, jaahilnimo dhuux ruug ah, isreeraysi wax ku ool ahayn, caqli macangag ah, itaal aan wax qabadbad lahayn, kas iridda reekooga soo dhaafayn, hiilin xaqa meerin karin oo meel dhawraya, damiir abkiisa uun xaq soorka ka dheehda, aaadame duudsiga ku mudhxay, dad qolfoofku uun ka baaqi yahay, dadnimo du…
💔2❤1
Signed Dowzzy🫶🏼✨️
4 Aug 2026, 04:12 UTC248 viewsread 12 August 2026 Photo
Meesha uwayn ee jidhka laga xukumaa waxay noqonaysa ''Qalbiga'' , kaaso isagna ka baxsan dedaalkeena se waa mid ku jira gacanta rabigeen , nabiguna marwali waxa uu ku ducaysan jiray يا *مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك*,.
Mar kale waa kii ina lahaa أَلَا وَإِنَّ فِي الْجَسَدِ مُضْغَةً، إِذَا صَلَحَتْ صَلَحَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، وَإِذَا فَسَدَتْ فَسَدَ الْجَسَدُ كُلُّهُ، أَلَا وَهِيَ الْقَلْبُ " -Jidhkeena waxa ahaatay wa…
Signed Hamda Orah
3 Aug 2026, 07:52 UTC258 views2 reactionsread 12 August 2026 Photo
Xabbad caleen ah oo geed ku taal xidhiidh ma la lee dahay caleemaha kale? Marka ay go'do geedku ma tabaa, iyadu se geedka ma tawdaa? Miyay ka raysataa mise waa ay u darsataa, mise waa ay macno beeshaa oo luntaa? Hore macno ma u lahayd?
Haddii aad indho beeshid arag la'aantu miyaa ay tahay in ay dunidu mugdi noqotay? Haddii se aad dhego beeshid aamusku miyuu yahay in ay sanqadhu go'day? Dhegoole onkod ma yaqaan, indh…
❤2
Signed Hamda Orah
28 Jul 2026, 09:06 UTC392 views14 reactionsread 12 August 2026 Photo
Mararka qaar Ilaahay wuxuu dib kuu dhigaa wax aad rabto si uu waqtiga ugu habboon kuugu siiyo.
❤️✨
❤8🥰5👏1
Signed Hamda Orah
Showing the 12 most recent of 26 posts we hold for @Q0RM0. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.