22 Jun 2026, 13:37 UTC174 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Noloshu waa qurux badan tahay!
Maalin, saacad iyo hal daqiiqo marka ay tagaan dib uma soo noqdaan inta aad nooshahay.
Ka fogow dagaallada iyo xanaaqa, qof walbana si naxariis iyo hadal wanaagsan leh ula hadal.
Waqtigaaga qiimee, dadkaagana si wanaagsan ula dhaqan. 🌹
❤1👍1
Signed Salaad soomaali
21 Jun 2026, 16:18 UTC172 viewsread 7 August 2026 Photo
Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay.
Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka.
Waad I farxad galisaa.
Waxaan aad ugu faraxsanahy, inaan noolasha kula-wadaagay adiga.
Waxaa tahay hantidaydi, iyo waxa ugu qaalisan noolashayda.
Naftayda way heestaa, markay aragto adigoo soconaya hortayda.
Markaan ku arkaba waxaan dhahaa alx.
Waxaa tahay cadceedii noolashayda.
Adigaan kaa fikiraa.
Adigaa i-leh.
Markasta qalbigayga ayaad…
Signed Salaad soomaali
19 Jun 2026, 10:14 UTC168 viewsread 7 August 2026 Photo
Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow.
Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. Laakin adigaa imaaday, oo I aaminsiiyay.
Mararka qaar intaan ku fiiriyo ayaan rumaysan waayaa, inaan ku hantay. Maxaan sameeyaa si-aan u noqdo mid kuu qalma.
Maalinkasta oo kamida noolashayda, saacad kasta. Iyo daqiiqad kastaba qalbigayga, wuxuu ku dhawaaqayaa magacayga.
Adiga la’aantaa noolasha…
Signed Salaad soomaali
16 Jun 2026, 06:20 UTC167 viewsread 7 August 2026 Adiga la’aantaa noloshu waa buug aan bog lahayn.
Qalbigaaga waa hoyga riyadeyda.
Markaan maqlo codkaaga, dunidu waxay isu bedeshaa janno.
Jaceylka aan kuu qabo waa mid aan xad lahayn, sida badweynta oo kale.
Indhahaaga markaan fiiriyo, waxaan arkaa mustaqbalkayga.
Adiga waa sababta aan u dhoola caddeeyo maalin kasta.
Maalin walba waxaan rabaa inaan la joogaa adiga oo keliya.
Waxaad iga dhigtay qof buuxa.
Jacaylkaagu …
Signed Salaad soomaali
10 Jun 2026, 05:13 UTC181 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Ma tahay qof jecel barashada luqadda English?
Ma kugu adag tahay ku hadalka, qorista & - Aqrinta,dhageysiga?
Haddaba, haddii aad rabto inaad muddo kooban ku barato, waxaan kuu diyaarinay Course dhammeystiran oo Bilaaw ilaa Dhammaad.
🏐Diiwaan galinta Dufcadii 14Aad
🪀Sidoo kale, Qiimo-dhimis gaar ah ayaa hadda socota!
➡️ Iska diiwaan gali WhatsApp-kan hoose.
👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼
https://wa.m
❤1
Signed Salaad soomaali
3 Jun 2026, 06:59 UTC207 viewsread 7 August 2026 Photo
Xigashooyinkayga
• Haddii aadan u dagaallamin waxa aad rabto, ha u ooyin waxa aad lumisay.
• Ma ixtiraamo kuwa aan i ixtiraamin. Adigu waxaad ugu yeeri kartaa kibir, aniguna waxaan ugu yeeraa is-ixtiraam.
• Mararka qaar ma garanaysid qiimaha daqiiqad ama waqti gaar ah ilaa ay xusuus noqoto.
• Qof dhaawiciddiisu way u fududahay sida dhagax badda lagu tuuro. Laakiin marnaba ma ogaan doontid inta uu le'eg yahay qota…
Signed Salaad soomaali
2 Jun 2026, 11:15 UTC205 viewsread 7 August 2026 Photo
📢 OGEYSIIS
🎬 Barashada Video Editing
Adiga oo ku baranaya:
✅ CapCut
✅ Adobe Premiere Pro
💰 Kaliya ku iibso $3
🎓 Baro xirfad casri ah oo aad ku tafatiri karto muuqaalada TikTok, YouTube, Facebook iyo Instagram.
📱 Nagala soo xiriir WhatsApp-kan:
👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼
https://wa.me/252613000897
Signed Salaad soomaali
2 Jun 2026, 08:10 UTC189 viewsread 7 August 2026 Photo
Xigashooyinkayga
• Haddii aadan u dagaallamin waxa aad rabto, ha u ooyin waxa aad lumisay.
• Ma ixtiraamo kuwa aan i ixtiraamin. Adigu waxaad ugu yeeri kartaa kibir, aniguna waxaan ugu yeeraa is-ixtiraam.
• Mararka qaar ma garanaysid qiimaha daqiiqad ama waqti gaar ah ilaa ay xusuus noqoto.
• Qof dhaawiciddiisu way u fududahay sida dhagax badda lagu tuuro. Laakiin marnaba ma ogaan doontid inta uu le'eg yahay qota…
Signed Salaad soomaali
28 May 2026, 06:15 UTC226 viewsread 7 August 2026 Photo
Nabaddu waxay timaaddaa markaad joojiso raadinta qof kasta dareenkiisa. Dooro naftaada oo noqo nooca aad jeceshahay.
Signed Salaad soomaali
26 May 2026, 04:40 UTC225 views4 reactionsread 7 August 2026 عن ابن عمر رضي الله عنهما قال:
قال رسول الله ﷺ:
«خيرُ ما قلتُ أنا والنبيون من قبلي: لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير».
*Waxaa laga wariyey Ibnu Cumar (RC) inuu yidhi:*
*rasuulkii alle (ﷺ) wuxuu yiri:*
*"Waxa ugu khayr badan ee aan iri aniga iyo nabiyadii iga horreeyeyba waa "Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lah, lahul-mulku wa lahul-xamdu wa huwa calaa kulli shay’in …
❤4
Signed Salaad soomaali
25 May 2026, 04:39 UTC248 views2 reactionsread 7 August 2026 .. Dhul intee le’eeg buu nin u baahanyahay.?
Haweenay reer magaal ah ayaa miyiga u timid inay booqato walaasheedii ka
yarayd. Walaasha weyn waxaa qabay ganacsade, midda yarna waxaa qabay nin
beeraley ah oo tuulada deggan. Labadii walaalood waxay u fadhiisteen shaah iyo
sheeko. Middii weynayd ayaa bilowday inay ku faanto sida nolosha magaaladu
heer sare u tahay iyo raaxadeeda; dharka fiican ee carruurteedu xidhato, c…
❤2
Signed Salaad soomaali
24 May 2026, 06:28 UTC222 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Niccolo Machiavelli oo ahaa qoraa, Diplomacy iyo Faylasuuf talyaani ah oo noolaa sanadihii 1469–1527 ayaa wuxuu yiri
Waligaa gabar daacad ha unoqon,waligaana xaqiiqo dhammaystiran ha u sheegin,tani waa xaqiiqo dhab ah oo larabo inuu barto Ninkasta oo koonkan dulsaaran.
❤2
Signed Salaad soomaali
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Kasdareen12. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.