5 Feb 2026, 19:49 UTC397 views5 reactionsread 8 August 2026 🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
⚠️ Dhaqaalaha Mareykanka ayaa muujinaya hoos u dhac (recession).
● Shaqooyin ayaa si weyn loo jarayaa
● In ka badan 100,000 shaqo ayaa la joojiyay hal bil gudaheed.
● Tani waa heerkii ugu sareeyay tan iyo 2009 (xilligii recession-ka).
● Shaqo abuurkii ayaa hoos u dhacay
● Fursadaha shaqo (job openings) aad bay u yaraadeen.
● Shirkaduhu ma shaqaaleynayaan, taa beddelkeedna way dhimayaan shaqaalaha.
● Shi…
👍5
Signed Eprahiim
5 Feb 2026, 10:45 UTC311 views6 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
⚠️ ETF FLOWS DEEP NEGATIVE:
Suuqa crypto ETFs ayaa maanta la arkay outflows weyn, iyadoo lacagaha laga soo bixiyay fund-yada hoos u sii socda:
● Bitcoin spot ETFs ayaa diiwaan geliyay qiyaastii $545M oo net outflows lacag badan ayaa laga baxay fund-yada Bitcoin.
● Fund-yada Ethereum iyo Solana ETFs ayaa sidoo kale la arkay net outflows $36.1M midkiiba taasoo tilmaamaysa in maal-gashadayaashu ay yareeyeen…
👍6
Signed Eprahiim
4 Feb 2026, 15:58 UTC308 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
📊 Sida warbixinta CoinMarketCap ee Janaayo 2026 ay muujinayso, Binance ayaa hogaaminaysa dhammaan exchanges-ka crypto marka loo eego reserves (keydka lacagaha iyo hantida), iyada oo ay gaartay qiyaastii $155.6 billion.
Waxaana taas ku jira:
● Lacagaha dijitaalka ah (cryptocurrencies)
● Hanti kale oo digital ah
● Reserve sidoo kale waxaa ku jira keyd xoojinaya liquidity iyo Trust-tiga isticmaaleyaasha.
📰…
❤2👍1🔥1
Signed Eprahiim
4 Feb 2026, 15:49 UTC286 views3 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
📊 Sida laga soo xigtay data on-chain, Arbitrum ayaa hogaaminaya 24-saac net flows, iyadoo ay soo galeen qiyaastii $53M oo ah net inflows.
● Dhanka kale, Ethereum iyo Hyperliquid ayaa la diiwaan geliyey net outflows, taasoo muujinaysa in lacagaha ka baxaya ay ka badnaayeen kuwa soo gelaya labada ecosystem.
📰 𝗫𝗜𝗚𝗔𝗦𝗛𝗢:
◇ Crypto on-chain market flow data
⚖️ 𝗚𝗨𝗡𝗔𝗔𝗡𝗔𝗔𝗗:
Su’aashani waxay muujinaysaa dhaqdhaqa…
👍3
Signed Eprahiim
3 Feb 2026, 10:22 UTC268 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
Gold ayaa mar kale ka saramaray $4,900 halkii ounce, Dhanka kale Silver-ka waxuu ka gudbay $86 halkii ounce.
● Kororkan wuxuu yimid kadib dhaqdhaqaaq aad u xooggan oo hal maalin gudaheed ah:
○ Dahabka wuxuu kacay qiyaastii 9%
○ Silver-ka wuxuu kacay ilaa 17%
● Tani waxay muujinaysaa in maal-gashadayaashu si degdeg ah ugu laabteen metals-ka, gaar ahaan marka ay jiraan hubanti la’aan iyo walwal dhaqaale.
…
👍2❤1🥰1
Signed Eprahiim
3 Feb 2026, 10:02 UTC266 views4 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
Shirkadaha Billiton Diamond iyo Ctrl Alt ayaa ku token-gareeyay $280 milyan oo dheeman gudaha UAE.
Mashruucan wuxuu isticmaalay:
● Ripple Custody si loo ilaaliyo loona maamulo hantida
● XRP Ledger (XRPL) si loo diiwaangeliyo loona maareeyo tokens-ka
Tani waxay ka dhigan tahay in dheemanka dhabta ah loo beddelay digital tokens, kuwaas oo leh:
● Xog cad oo muujinaysa halka ay ka yimaadeen
● Caddeyn lahaan…
👍3❤1
Signed Eprahiim
2 Feb 2026, 09:06 UTC273 views2 reactionsread 8 August 2026 🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
⚖️ U.S. Senator Elizabeth Warren ayaa ku baaqday in Congress uu sameeyo baaritaan rasmi ah oo ku saabsan heshiis crypto oo dhex maray qoyska Trump iyo maalgashadeyaal ka tirsan United Arab Emirates.
● Warbixin lagu qoray The Wall Street Journal ayaa muujisay in shirkad UAE ah oo uu hogaamiyo Sheikh Tahnoon bin Zayed Al Nahyan ay iibsatay 49% saamiga World Liberty Financial (WLFI) oo ah shirkad crypto ah …
👍2
Signed Eprahiim
2 Feb 2026, 08:37 UTC258 views2 reactionsread 8 August 2026 🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
Suuqyada caalamka maanta waxay galeen hoos u dhac ballaaran (global sell-off), iyadoo badeecado muhiim ah iyo saamiyo waaweyn ay dhiig baxaayaan.
● Natural Gas: hoos u dhac -15.6%, taasoo muujineesaa cadaadis xoggan oo suuqa ah.
● Oil: hoos u dhac -5.6%, kadib walaac ku saabsan hoos u dhaca dhaqaalaha caalamka (global economic slowdown).
● Orange Juice: hoos u dhac -6.6%, sabab la xiriirta demand-ga oo …
👍1😱1
Signed Eprahiim
1 Feb 2026, 09:52 UTC285 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 BREAKING:
📉 Suuqa crypto ayaa maanta galay xaalad bearish ah kadib markii BTC uu hoos ugu dhacay $78K–$79K range.
● Total Crypto Market Cap ayaa hoos ugu dhacay qiyaastii $2.6T–$2.7T.
● BTC Dominance ayaa kor u kacday ilaa ~59%, taasoo muujinaysa in altcoins ay cadaadis ku jiraan.
● Fear & Greed Index wuxuu galay “Extreme Fear”, taasoo muujinaysa cabsi xooggan oo market-ka ka jirta.
● Futures & Perpetuals waxay muu…
👍2
Signed Eprahiim
31 Jan 2026, 18:02 UTC271 viewsread 8 August 2026 Photo
Bitcoin falls to $78,988 👀
HODL! ✊
Signed Eprahiim
31 Jan 2026, 09:01 UTC286 views2 reactions1 Starread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
🏦 🇺🇲 First Bank Failure of United state 2026
● Metropolitan Capital Bank & Trust oo ku yaalla Chicago ayaa noqotay bangigii ugu horreeyay ee Mareykanka ku fashilma sanadka 2026.
● Bangiga waxaa xiray hay’adda Illinois regulators, halka FDIC loo magacaabay receiver si ay u maamusho hantida iyo deebaajiyada.
● Bangigu wuxuu haystay hanti ku dhow $260 million, waxaana inta badan deebaajiyada la wareegay Fir…
🔥2
Signed Eprahiim
31 Jan 2026, 08:43 UTC296 views5 reactionsread 8 August 2026 Photo
🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚:
SUUQA CRYPTO OO MAANTA HOOS U DHACAY (Market Pullback)
● Bitcoin ayaa hoos ugu dhacay inta u dhexeysa $82,000 ilaa $83,000, kadib markii uu suuqa galay cadaadis selling pressure iyo liquidations ballaaran oo ka dhacay futures market-ka.
● Over $1.5B liquidations ayaa la xiray 24-saac gudahood, taasoo si gaar ah u saameysay traders-ka isticmaalaya leverage sare.
● Shirkadda Tether, oo ah bixiyaha stablec…
👍4❤1
Signed Eprahiim
Showing the 12 most recent of 17 posts we hold for @wararkacrypto24. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.