17 May 2026, 17:55 UTC≈3,210 views3 reactionsread 6 August 2026 Photo
🎉🇸🇴 Hambalyo Soomaaliya! 🇸🇴🎉
Soomaaliya waxay noqotay dalka 1-aad ee dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-ga, iyadoo ka soo kacday 0.0 sanadkii 2007 ilaa ay gaartay 77.5 sanadkii 2024. 🚀
Guushan weyn waxay muujineysaa:
✅ Koboca tiknoolajiyadda dalka
✅ Horumarka adeegyada dijitaalka
✅ Isbeddelka nidaamyada ICT-ga
✅ Mustaqbal ifaya oo dhanka innovation-ka ah
🌍 Soomaaliya maanta waxay tusaale u noqotay ho…
❤3
17 Feb 2026, 15:50 UTC≈8,450 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Ramadan Mubarak 🌙
Dhammaan Maamulka iyo Shaqaalaha Uukow Technology Solutions (UTECH) waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan ummadda Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda qiimaha badan ee bisha barakaysan ee Ramadan.
Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suubban, hana inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta kheyrka iyo barakada bishan barakaysan.
Ramadan Kariim 🌙✨
👍2
28 Nov 2025, 15:46 UTC≈9,890 views4 reactionsread 6 August 2026 Photo
🎉 𝐁𝐋𝐀𝐂𝐊 𝐅𝐑𝐈𝐃𝐀𝐘 𝐒𝐔𝐏𝐄𝐑 𝐎𝐅𝐅𝐄𝐑 – 𝐈𝐥𝐚𝐚 𝟏 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫! 🎉
Ganacsigaaga ma ku fikiray website xirfad leh? Tani waa fursad aan mar labaad imanayn!
𝐔𝐓𝐄𝐂𝐇 waxay kuu haysaa 𝟕𝟎% 𝐎𝐅𝐅 Black Friday Deal gaar u ah dadka raba inay bilaabaan ganacsi digital ah ama kor u qaadaan midka ay hadda leeyihiin.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 $𝟏𝟓𝟎 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 $𝟓𝟎𝟎 𝐚𝐡𝐚𝐚!
𝐊𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚:
✓ 𝐃𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐍𝐚𝐦𝐞 (Sanad dhan)
✓ 𝐖𝐞𝐛 𝐇𝐨𝐬𝐭𝐢𝐧𝐠 (Xawaare sare, Secure + Email Busin…
❤4
4 Nov 2025, 18:28 UTC≈1,500 views0 reactionsread 6 August 2026 🌟 KEYDGURI — Building Trust, One Property at a Time! 🌟
Ma ku dhibtootaa inaad si joogto ah ula socoto lacagaha kirada, kireystayaasha, iyo xaaladda guryahaaga?
Hadda dhibkaas waa laga baxay!
KeydGuri waa nidaam casri ah oo ay samaysay Uukow Technology Solutions (UTECH) si ay kuu fududeyso maamulka hantidaada si degdeg ah, ammaan ah, oo daahfuran.
💡 Maxaa kuu fududaanaya markaad isticmaasho KeydGuri?
🔹 Maamul kirey…
4 Nov 2025, 18:28 UTC746 views0 reactionsread 6 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
24 Aug 2025, 16:16 UTC≈5,760 views6 reactionsread 6 August 2026 Photo
🎉 HAMBALYO Ardeyda Soomaaliyeed! 🎉
Utech waxay bogaadinaysaa dhammaan ardeyda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare.
Waxaan ku faaneynaa horumarkiinna iyo guulaha aad gaadheen – idinkuna waxaad tihiin mustaqbalka ifaya ee dalkeenna! 🌍📚✨
Utech mar walba waxa ay garab idiin taagan tahay taageerada tacliinta, hal-abuurka iyo horumarinta xirfadaha. 🚀
#Hambalyo #ArdeydaSoomaaliyeed #Ute…
❤6
6 Aug 2025, 16:27 UTC≈7,000 views3 reactionsread 6 August 2026 Photo
Green Media Initiative (GMI) waxay mahadcelin gaar ah u jeediyeen Uukow Technology Solutions kadib dhisidda website-kooda quruxda badan ee gmi.so 💻✨
Waxaan ku faraxsanahay in aan kaalin weyn ka qaadannay tayaynta iyo horumarinta muuqaalka & shaqada website-ka!
💼 Adigana ha ka harin! Hadda nala soo xiriir si aan kuu dhisno website heer sare ah!
📞 +252613888976 | 📩 [email protected]
#UTECH #ClientPraise #GMI #WebDe…
❤3
5 Aug 2025, 17:46 UTC≈1,540 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Ka faa'ideyso big discount hada whatsapp-ka nagala so xiriir +252613888976
❤2
30 Jul 2025, 15:51 UTC≈1,920 views2 reactionsread 6 August 2026 Photo
Waxaan si rasmi ah u dhammaynay website-ka shirkadda SUNEX – Somali Utility Nexus Consultant.
Website-kan wuxuu astaan u yahay:
🔹 Naqshad casri ah oo xirfad leh
🔹 Waayo-aragnimo fudud oo ku habboon booqdayaasha
🔹 Ku shaqeynaya si fiican qalab kasta – Mobile, Tablet & Kombiyuutar
🔹 Macluumaad dhammeystiran oo si nidaamsan loo habeeyey
UTECH waxay ku dhistaa website qurux badan oo ammaan ah, si xirfadaysan loo dhisay…
❤2
30 Jul 2025, 06:25 UTC≈10,500 views8 reactionsread 6 August 2026 Photo
Ma ogtahay in website-kaaga uu yahay wejiga ugu weyn ee ganacsigaaga ee internet-ka? 😎
Laakiin halisaha sida cyber attacks, malware, spam bots, iyo server-ka oo hoos u dhaca waxay keeni karaan in macaamiishaadu kalsoonida kaa lumiyaan. 🛑
Haddaba maxaan kuu haynaa? 👇
✅ 24/7 website monitoring & protection
✅ Ka hortag weerarada hackers-ka iyo malware
✅ Backups joogto ah si aan u badbaadino xogtaada muhiimka ah
✅ Firew…
❤8
23 Jul 2025, 08:54 UTC≈4,220 views6 reactionsread 6 August 2026 Photo
🎉 SPECIAL OFFER 🎉
💻 Ku hel Full Website oo dhammeystiran kaliya $300 ( $500 ❌)
✅ Full Website Development
✅ Domain & Hosting FREE
✅ Mobile & Tablet Responsive
✅ Modern & Professional Look
🚀 Hadda waa waqtigii aad ganacsigaaga online ugu soo bandhigi lahayd muuqaal casri ah! UTECH waxay kuu fududeynaysaa inaad hesho website dhameystiran oo ku habboon macaamiishaada.
📞 Nala soo xiriir: +252 613 888 976
🌐 social med…
❤6
Channel created
Showing the 12 most recent of 12 posts we hold for @uukowtech. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.