23 Jan 2025, 11:26 UTC801 views2 reactionsread 7 August 2026 ASC Asxabta
Sidi horay an idinku shegay waxa sodhamaday meherki 3 guuri an dhisnay
Runti adban uku faraxsanahy inan ka qaybqato .
Allah waxan uka baryaya inu isku barakeyo.
Hambalyo Allah ha isku barakeeyo.
Baraka Allahu Lak Wa Baraka Caleyk Wajamaca Baynikumaa Bil khayr - Amen.
❤2
Signed Tiro
14 Jan 2025, 14:07 UTC843 viewsread 7 August 2026 ASC ASXABEY
Sidi an Manta idin shegay Hada waxa sodhamaday Meherkodi
Runti adban uku faraxsanahy inan ka qaybqato gurigas inu Manta dhismo Allah waxan uka baryaya inu isku barakeyo.
Inchallah qolkan waxa ku Midobay Asxaab khayka jecel Oo uu badan quran xafidin.
Hada waxan kujirnaa 3 guur Oo kale inchallah waxan Rajaynayna Inan dhisno todobaadkan inchallah.
Signed Tiro
14 Jan 2025, 07:18 UTC667 views5 reactionsread 7 August 2026 ASC Asxabey
Waxan sodhigay qoral before 3 days Oo ku sabsana Guur.
Rabi Subhanallah watacala wa aqbalay guurki.
Labo qof Oo asxabta qolka kamida Oo quran xafidina waye.
Manta Bacda salatul casar waxa dhacaya meherkodi.
Dhamantin uso hambalyeyo una soduceya.
Hambalyo Allah ha isku barakeeyo.
Baraka Allahu Lak Wa Baraka Caleyk Wajamaca Baynikumaa Bil khayr - Amen.
👍5
Signed Tiro
11 Jan 2025, 06:00 UTC614 views7 reactionsread 7 August 2026 ASC dhaman Asxbata.
Hadi Ay jirto gabadh guur dona rabta guur xalala. Waxa diyara wiil asxabta kamida.
1) Wilku wa quran xafiid
2) age wilka wa 29 years
3) Shaqadisa wa Ganacsade
Hadi Ay jirto Gabadh shurudahan leh please luqa ikaso qabo.
1) Gabadh quran xafidada
2) age 17 to 25
Please🙏🙏 been iyo khiyano lama rabo Gabadhi Ay ruun katahay Oo guur xalala rabta Ha ilaso xidhidho.
Gurku wa Sunadi Rasulka ee please G…
❤7
Signed Tiro
8 Jan 2025, 07:56 UTC548 viewsread 7 August 2026 Please Asxabey wa codsi dhamantiin racaa chanelka waxan sogalini donaa Axadis ,qisoyin ,iyo waliba Muxadaroyin live ah
https://youtube.com/@liveworld204?si=FwCaqKRMdoo8TfqX
Signed Tiro
4 Jan 2025, 17:24 UTC603 views6 reactionsread 7 August 2026 يا بن أدم
عش ما شئت فإنك ميت مهما طال بك العمر ومهما طالت بك الدنيا فإنك ميت
Ina Aadamoow Noolow intaad doonto, waayo, waad dhimaan si kasta oo aad u noolaato, si kasta oo noloshaadu u sii jirto, waad dhimaan
👍6
Signed Tiro
5 Dec 2024, 15:29 UTC755 views9 reactionsread 7 August 2026 Ma Rabtaa Inuu Qalbigaaga Kuu Dago
Qur'aanka Aqri,
Ma Rabtaa Raaxo
Saliga Suubanaha Badso,
Ma Rabta Ilahay Inu Ku Jeclado
Adiga Jeclow Xusidiisana Badi,
Ma Rabtaa Inad Janada Gasho
Waxii Lagu Faray Samey, Waxii Laga Reebeyna Ka Joog.
❤7👍2
Signed Tiro
17 Nov 2024, 08:02 UTC816 views6 reactionsread 7 August 2026 Mararka qaar ma helaysid garab aad ku oydo ,balse waxaad heli kartaa dhul aad sujuuda dhigto iyo sujuud aad ilaahay kula hadasho.
❤6
Signed Tiro
10 Nov 2024, 13:12 UTC855 views9 reactionsread 7 August 2026 Photo
Aabbaheen Nabi Aadan (Cs) iyo Hooyadeen Xawwaa, waxa la dajiyay Jannada, waxana lagu yidhi; Cuna wax kasta oo ku suggan Jannada, waxa kaliya oo loo diidday Geed Jannada ku taallay oo kaliya, Geeddaas innaga la inooma caddayn Nooca ay ahayd, hase ahaatee iyaga waa loo caddeeyay.
Banii-aadanku waxa uu ugu jecel yahay waxa loo diiddo, Jannada wixii naciim iyo Barwaaqo yaallay Geeddaas loo diidday ayaa kala weynaatay
وز…
❤9
Signed Tiro
7 Nov 2024, 05:33 UTC712 views9 reactionsread 7 August 2026 1. Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo
وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً)
2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman.
وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً)
3. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan
(مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).
4. Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan
(فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).
5. Alle k…
❤7👍2
Signed Tiro
7 Nov 2024, 05:19 UTC663 views3 reactionsread 7 August 2026 Sababta kowad ee guusha wa Qushuuca Salada Wana sifoyinka qafka Libanay:
قال تعالى:(قَدْ أَفْلَحَ الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ هُمْ فِي صَلَاتِهِمْ خَاشِعُونَ وَالَّذِينَ هُم ْعَنِ اللَّغْوِ مُعْرِضُونَ)
Alle SWT Wuxu dhahay: "waxa Libanay oo guulestay kuwa Muminiinta ah oo Imanka laga helay,wa kuwa Salada marke Dukanayan Qushuucsan Wana kuwa Laqwiga Ka jeedsada oo Laqwiga an racin".
Yarabi nagu Irsaaq Macansiga Qus…
❤2👍1
Signed Tiro
6 Sept 2024, 20:40 UTC923 views1 reactionsread 7 August 2026 Dhamantiin cilmika barta Oo wada raaca linkika si bilasha ku Baro
https://t.me/+bQjUyf0yNfNhNzE0
👍1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @ummataldawah. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.