3 Aug 2026, 20:46 UTC31 views1 reactionsread 9 August 2026 Video
فَاصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ قَبْلَ طُلُوعِ الشَّمْسِ وَقَبْلَ غُرُوبِهَا ۖ وَمِنْ آنَاءِ اللَّيْلِ فَسَبِّحْ وَأَطْرَافَ النَّهَارِ لَعَلَّكَ تَرْضَىٰ
"Rasuulow ku sabar waxa ay kugu sheegayaan kuwa ku beeniyay oo ah tilmaamo iyo waxaan jirin, Rabbigaana huf adiga oo ku mahdinaya salaadda Subax qorraxdu inta aysan soo bixin, iyo salaadda Casarka inta aysan qorraxdu dhicin, una tasbiixs…
❤1
30 Jul 2026, 20:48 UTC12 viewsread 9 August 2026 Video
Sadax Jumce oo isku xigga qofkee dhaafto...
29 Jul 2026, 21:41 UTC17 views2 reactionsread 9 August 2026 Video
Sidee looga ducaysan karaa waalidka? || Sheekh Dirir
❤2
26 Jul 2026, 16:11 UTC24 views2 reactionsread 9 August 2026 Photo
📌 صيام الأيام البيض لشهر صفر 1448هـ
Fadliga Soonka Ayyāmul-Bìd Caawa waxaa bilaabanaya 13-ka bisha Safar waxaana sunno ah in la soomo 13-ka 14-ka iyo 15-ka bisha Hijriga Ayyāmul-Bīḍ
Soonka Ayyāmul-Bīḍ waa Sunnah qiimo badan oo uu Nabigeennu ﷺ joogteyn jiray Qofkii sooma saddexdan maalmood bil kasta wuxuu helayaa ajar la mid ah inuu sannadka oo dhan soomanaa, maadaama wanaagga loo labanlaabo toban jeer.
قال رسول ال…
❤2
22 Jul 2026, 14:13 UTC19 views1 reactionsread 9 August 2026 فَسَبِّحْ بِاسْمِ رَبِّكَ الْعَظِيمِ
Nabiyow, xumaan oo idil ka huf Rabbigaaga wayn ee u saaxiibka ah magacyada iyo tilmaamaha aadka u dhammaystiran, ehelkana u ah ixsaanka iyo khayraadka aadka u badan.
(Al-Waqiah 68 -- 74)
❤1
22 Jul 2026, 14:13 UTC39 views1 reactionsread 9 August 2026 Video
أَفَرَأَيْتُمُ الْمَاءَ الَّذِي تَشْرَبُونَ
أَأَنتُمْ أَنزَلْتُمُوهُ مِنَ الْمُزْنِ أَمْ نَحْنُ الْمُنزِلُونَ
Bal ka warrama biyaha aad cabbaysaan si aad ugu noolaataan,
Ma idinka ayaa daruuraha ka soo dejiyay oo dhulka keenay, mise innaga ayaa ah kuwa soo dejiyay si aan idinkugu naxariisanno?
لَوْ نَشَاءُ جَعَلْنَاهُ أُجَاجًا فَلَوْلَا تَشْكُرُونَ
Haddii aan doonno waxaan biyahaa ka dhigi lahayn kuwo aad u d…
❤1
21 Jul 2026, 15:41 UTC17 views1 reactionsread 9 August 2026 Video
Cudaradan soo badanaya waxaa u sabab ah…….
❤1
19 Jul 2026, 21:14 UTC49 views2 reactionsread 9 August 2026 Photo
BERITO WAA MAALIN ISNIINA
○•--------------------------------------------------•●
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
"«تُعْرَضُ الْأَعْمَالُ يَوْمَ الِاثْنَيْنِ وَالْخَمِيسِ فَأُحِبُّ أَنْ يُعْرَضَ عَمَلِي وَأَنَا صَائِمٌ».
📔رَوَاهُ التِّرْمِذِيُّ/٧٤٧📔
Rasuulka (salla Allahu calyhi wa sallam) wuxuu yiri:
"Acmaasha waxaa la bandhigaa maalinta isniinta iyo khamiista , waxaana jaclahay in la bandhigo camalkeyga aniga …
❤2
18 Jul 2026, 21:03 UTC21 views1 reactionsread 9 August 2026 Video
Ku dayashada gaalada ma wanaagsana
❤1
17 Jul 2026, 17:53 UTC54 views1 reactionsread 9 August 2026 Video
Warkaan waa sax ✅
❤1
15 Jul 2026, 07:19 UTC66 views1 reactionsread 9 August 2026 قَالَ النَّبِيَّ -صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ-:
« مَنْ أَصْبَحَ مِنْكُمْ آمِنًا فِي سِرْبِهِ مُعَافًى فِي جَسَدِهِ عِنْدَهُ قُوتُ يَوْمِهِ فَكَأَنَّمَا حِيزَتْ لَهُ الدُّنْيَا بِحَذَافِيرِهَا»
📚رواه الترمذي ٢٣٤٦
Wuxuu yidhi Nabiga ﷺ:
"Qofkiii ku waa bariista reerkiisa isagoo oo nabad qaba, Caafimaad qaba, maalinkaa wuxuu cunni lahaa haysta, wuxuu lamid yahay qof aduunyoo dhan halkiisa ugu timid".🪴
W/W: …
💯1
12 Jul 2026, 15:47 UTC28 views1 reactionsread 9 August 2026 Video
Waa Barwaaqo ilaahay loogu shukriyo, Alxamdulillah.
Ilaahay hanoo siyaadiyo, Xaqanna hanagu sugo dhamanteen, Aamiin.
❤1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @kheyriyobaraarujin. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.