_ Waxaa ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee qalbiga ku suga xaqa waqtiga fitnada, in lala joogo oo lala socdo dadka wanaagsan. Waayo qalbigu wuu xanuunsadaa, wuuna caafimaadaa; mana laha Alle tawfiiqdiisa ka dib dawo la mid ah inaad joogtaysid xiriirka qof ku xasuusinaya Alle. Haddaba, naftaada ku hareere bayjajka dadka wanaagsan ee baraha bulshada, xataa haddii aad tahay qof gaabis ah; waayo fiirinta badan, iyo…

Channel
فِطرَةٌ
@fitra_00
On this record: Growth · Engagement · What this channel posts · Posts · Citations · Cite this entry
130subscribers
+0 since we began measuring on 9 September 2026
Risers and fallers across the register · movement among entries of Under 1,000.
Register entry
| Telegram ID | -1003249032582 |
|---|---|
| Type | Channel |
| Username | @fitra_00 |
| Description | "كل مولود يولد على الفطرة" |
| Created | Between 1 October 2025 and 31 January 2026 — estimated from Telegram’s id allocation, not measured. How this range is calculated. |
| First recorded | 9 September 2026 |
| Last confirmed live | 11 September 2026 |
| Measurements held | 2 |
| On Telegram | t.me/fitra_00 |
Growth
| Measured (UTC) | Subscribers | Change |
|---|---|---|
| 9 Sept 2026, 17:23 | 130 | no change |
| 9 Sept 2026, 02:47 | 130 | first reading |
Engagement
20 posts held, back to 20 April 2026 — the reader has not yet reached the start of this channel’s public history, so older posts may sit further back, unread. Read across 1 page of Telegram’s post history, 20 posts per page.
- ERR · 30 days
- 23.1%
- avg views ÷ 130 subscribers
- Avg views / post
- 30.0
- 3 posts measured
- Reaction rate
- —
- this channel exposes no reaction counts
- Posts in window
- 3
- of 20 held
ERR is average views per post over the last 30 days divided by subscribers, the definition TGStat uses, so this figure is comparable with the one you will see elsewhere. It falls structurally as a channel grows: a high ERR on a small channel and a low one on a large channel describe reach mathematics, not quality. We publish the figure and the sample it came from and pass no verdict on it.
ER is defined industry-wide as (forwards + reactions + comments) ÷ views — note the denominator is views, not subscribers. Telegram’s public web preview carries views and reactions but not forward or comment counts, so the reaction rate above is the reactions term only and is therefore a floor: the true ER for this channel is higher by an amount we have not measured and will not estimate.
| Window | Rolling 30 days · latest post in window 26 August 2026 |
|---|---|
| Posts held | 20 (20 April 2026 – 26 August 2026) |
| Views total | 90 |
| Reactions total | — |
| Forwards / comments | not exposed by the public surface — not measured, not estimated |
| Readings taken | 9 Sept 2026, 17:23 UTC |
Views are a single reading per post, taken at the time above. A post published in the last day or two is still accumulating views, which pulls the 30-day average down slightly. That is a property of the standard definition rather than a fault in it, so we keep the definition rather than “correcting” the number into something nobody can reproduce.
Precision. Telegram publishes view counts on its public widget in short form — 8.12K, 3.7M — so any reading at or above 1,000 reaches us rounded to three significant figures, and only counts below 1,000 are exact. Averages and rates derived from them are shown to the same precision rather than to the unit: a figure like 3,701,250 would assert digits nobody measured.
Reaction counts are published per emoji and rounded the same way, so a total below 1,000 is exact and a larger one is a sum that may carry a rounded component from each emoji above 1,000. Because it is a sum, it does not look rounded — read a large reaction total as three significant figures per contributing emoji rather than as the figure it prints.
What this channel posts
- Photos
- 8
- Videos
- 2
- Links
- 2
Lifetime counters from Telegram’s own channel header, read 9 September 2026 — not the date at the top of this page, which is when the subscriber count was last read. Below Telegram’s rounding threshold, so these counts are exact.
Recent posts
_ Meelaha uu masayrku wanaagsan yahay waxaa kamida: inaad naftaada u masayrtid; oo aadan ka dhigin mid daba socota daalimiinta, aadana o ugalaan inay iska jeclaato oo iska rabto wax aysan lahayn, sidoo kale aadan ku lumin waxyaabaha hooseeya ee aan qiimaha lahayn. _ منقول.
_ Ilaah baan ku dhaartee hadaad in ka mida adkaysiga iyo sabirka aad ku eegaysid moobelkan aad ku bixin lahayd inaad kitaab akhrisid, ama qur'aan aad ku tadaburtid, ama safxad qur'aan ah aad ku xifdisid, waxaad ka arki lahayd raad iyo saamayn, wajigaaga oo nuura, laabtaadi oo waasic kuu noqota, waqtigaagi iyo noloshaadii oo kuu barakawda. _ منقول.
Cibaadooyinka ugu badan ee waqtigaan la dayacay, oo sababta u ah dhibaatada iyo farxad-darrada jirta, waxaa ka maida: Cibaadada 'Laabashada Indhaha' (غض البصر), raga iyo dumarkaba si isku mid ah. Fiirinta waxa xaaraanta ah waa albaab fitno wayn ku ah nafta, Maxaad u malaynaysaa marka waqtigan oo ay adag tahay helidda xalaashu, oo ay yar yihiin dadka wan_wanaagsan, oo la fududaystay iska-dhexgalka raga iyo duma…
Is dhexgalka badan ee ragga iyo dumarku is dhex galaan wuxuu meesha ka saaray xijaabkii kala xadeeyay ragga iyo dumarka... xijaabkii xishoodka, dhowrsanaanta iyo ciffada. Arrintani kuma koobna oo keliya nolosha dhabta ah, balse waxay gaadhay xitaa baraha bulshada iyo aaladaha isgaadhsiinta. Marka ay haweeneydu ku dhex milanto ragga ee ay la wadaagto barnaamijyadan: jawaabo, faallooyin, bogaadin iyo dood-celin, waxaa…
Tallaabo kasta oo aad uga durugto dembiga waa mid weyn oo qiimo ku leh Alle agtiisa. xanuun kasta oo laabtaadu la ciidhiidhawdo markaad ka tagayso wax uu qalbigaagu ku xidhmay, waxaad ku leedahay ajar idanka Alle. Alle ma dayaco ajarka qofka wanaagga sameeya. Sidaa darteed, ku sugnaaw jidka toosan, la dagaallan naftaada, badi istiqfaarka iyo weydiisashada dambi-dhaafka Alle.
Sticker, posted without a caption
Ka fogaanshaha saaxiibbada xunxun waa mid ka mid ah sababaha ugu waaweyn ee lagu sugo ka tagista dembiyada. Saaxiibku wuxuu qofka u jiidaa wixii uu isagu ku sugan yahay; haddii uu yahay qof wanaagsan, wuxuu kugu caawinayaa addeecidda Alle, wuxuuna ku xusuusinayaa Alle markaad hilmaanto. Haddii uu yahay qof dembi ku jira, wuxuu kuu fududaynayaa dembiga, wuxuuna kuu jiidayaa dhiniciisa. Sidaas darteed, dooro saaxiib k…
Talo daacad ah oo ku socota walaal kasta: Si kasta oo ujeeddadaadu u wanaagsan tahay, iyo si kasta oo aad ugu dheggan tahay xishoodka iyo asturnaanta, ha sawirin naftaada, hana soo bandhigin wax kaa mid ah baraha bulshada. Xusuusnow in shaydaanku leeyahay dariiqooyin qarsoon oo uu qalbiga ku galo, isagoo si tartiib ah ugu soo dhowaanaya qofka, ilaa marka uu qalbiga dego oo uu ku xoogaysto, uu u dhaawaco oo uu u fas…
Photo, posted without a caption
Walaalkayga dhallinyarada ahow: Ha u oggolaan qof inuu hooyadaa ama walaashaa si xun u xuso ama ugu caayo hortaada isagoo ku andacoonaya inaad “isku dhow dihiin” ama kaftan ka tahay. Ficilkani waa dembi weyn, wuxuuna dhaawac ku yahay sharafta iyo mas'uuliyadda ragannimo. Ilaaliya sharafta hooyooyinkiinna iyo walaalihiinna, hana ka dhigin kaftan ama hadal fudud in lagu xadgudbo karaamadooda. Xitaa dadka is neceb a…
“Ma jiraan maalmo Ilaahay agtiisa ka wayn oo camal lagu sameeyo kana jecel yahay tobankan maalmood; ee badiya gudahooda tahliilka, takbiirta iyo tahmiidka.” Allahu Akbar, Allahu Akbar, Laa ilaaha illallaah, Allahu Akbar, Allahu Akbar, Wa lillaahil-xamd.
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @fitra_00. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.
Forward network
Republished by
Channels on the register that have forwarded this channel's posts into their own feed.
Built only from forwarded posts we have actually read, on both sides. Coverage is early and deliberately incomplete: a missing link means we have not read the post that would prove it, never that the relationship does not exist. Counts are distinct forwarded posts observed, so they only ever go up as we read more.
Cite this entry
A live page changes as we take new readings, so a citation should name the measurement it is based on, not just the URL. The line below cites the subscriber count as measured 9 September 2026 — this entry's latest reading, not the date you are reading this.
“فِطرَةٌ” (@fitra_00), 130 subscribers as measured 9 September 2026. Telegram Register, tgregister.com/channel/fitra_00.
Full measurement history, CC BY 4.0. Every reading this register holds for this entry, not just the latest one, as a dated, downloadable record: CSV · JSON. Free to use with attribution to tgregister.com. Each file carries its own generation timestamp, which is the figure to cite for exactly when the data was retrieved.