29 May 2026, 13:03 UTC256 views4 reactionsread 7 August 2026 ๐ฟ Noloshaada qofna ma beddeli karo adiga mooyee.
Haddii aad rabto horumar, bilow inaad wax yar iska beddesho maanta. Caado yar oo wanaagsan ayaa mustaqbal weyn dhisi karta. Dad badan waxay sugaan โwaqti fiicanโ, balse dadka guuleysta waxay ka faaโiideystaan waqtiga ay hadda haystaan.
Day 1
โค3๐1
Signed Axmed Zaki
29 May 2026, 12:58 UTC251 views1 reactionsread 7 August 2026 Galab wanaagsan
Waa idin salaamayaa dhamaan umada soomaliyeed maanta waa maalin barakaysan ayado oo jimca ay tahay hadana ay sii tahay maalin kamida maalmaha carafo ee ducada ku dadaala hadana waa saacadihii ugu danbeyay ee nabiga yiri waxaa ku jirta saacad ducada la aqbalo kuna dadaala saliga nabiga scw mar kasta iyo goor kasta
โค1
Signed Axmed Zaki
25 May 2026, 19:40 UTC290 views1 reactionsread 7 August 2026 ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐.
Nebiga {๏ทบ} waxa la waydiiyay soonka maalinta Carafa? Nebigu {๏ทบ} waxa uu yidhi: ยซWaxa lagu dhaafaa (dambiga) sannadkii hore iyo ka soo socda.ยป โMuslim
Maalinta Carafa waa maalinta xajka weyn, waa maalinta dambiyada la dhaafo, waa maalinta ILAAHAY {๏ทป} in badan oo addoomadiisa kamid ah Naarta uu ka xoreeyo, waa maalinta ducada la ducaysto duco ka khayr badani aanay jirin.
Ka faa'idayso maalintaโฆ
โค1
Signed Axmed Zaki
3 Apr 2026, 11:15 UTC459 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @abohamzahasanat
โุบุฏุงู ุชุทูุฑู ุงูุนุตุงููุฑู ุงูุชู ุญูุจูุณูุชู
ุนู ุฒูุฑูุฉู ุงูุจุญุฑู ุนู ู
ุงุกู ุงูุจุณุงุชููู
ุบุฏุงู ุณูุนูู
ู ุณูุฌูููููุงูู ุจุฃูู ุฏูู
ู
ูุณุนู ุฅูู ุงูููู ู
ูู ุจููู ุงูุฒููุงุฒูู.
Signed Axmed Zaki
3 Apr 2026, 11:15 UTC428 viewsread 7 August 2026 Ilahay ha unaxariisto shuhadada lagu haysto xabsiyada israaiil
Signed Axmed Zaki
23 Mar 2026, 20:44 UTC432 views1 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โงโ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ค๐ช๐๐๐๐๐๐ฅโโง
๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐๐ต๐ฎ๐ป๐ป๐ฒ๐น๐.๐
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ถ๐ป ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ป๐ป๐ฒ๐น๐ ๐
๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ค๐ช๐๐๐๐๐๐ฅ ๐ช๐๐ซ๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐ ๐
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
๐ค๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ก ๐ค
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โค๏ธ ๐๐๐๐๐ฌ๐ โค๏ธ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
๐ฃ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ข ๐ฃ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
๐โฆ
โค1
Signed ๐๐๐๐ ๐ข๐ข๐๐ ๐ฆ
27 Jan 2026, 09:52 UTC656 viewsread 7 August 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US ๐ซต๐โค๏ธ๐ฏ
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
Signed TIMA CADDE โ
22 Jan 2026, 13:50 UTC567 viewsread 7 August 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US ๐ซต๐โค๏ธ๐ฏ
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
Signed TIMA CADDE โ
26 Dec 2025, 07:24 UTC694 viewsread 7 August 2026 "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US ๐ซต๐โค๏ธ๐ฏ
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
Signed TIMA CADDE โ
20 Dec 2025, 18:28 UTC608 viewsread 7 August 2026 Photo
"Mahadsanidiin 100K 2K inooga Dhiman Caawa Intii aan hore Subscribe Inoo dhihin Cimaamada hanagu turaan ๐
https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=WdGxDHryiWb9nufN
Signed TIMA CADDE โ
17 Dec 2025, 09:33 UTC860 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Muddo 40 sano ah, sheekhani wuxuu masaajidka imaanayay ka hor inta aan la adimin salaada. Kaligiis ayaa ku noola gurigiisa oo ku yaal meel aan ka fogeyn masjidka.Nin wayn wadkii waa yaqaane, wuxuu fahmay inuu malagii saaranyahay, sidaas darteed ayuu la shiray musaliintii oo uu dardaarmay:
"Haddii aanan laba salaadood oo isku xigta kagasoo qayb gelin masaajidka, ogaada inaan gurigayga ku dhintay."
Odaygii ayaa la waโฆ
โค4
Signed Axmed Zaki
10 Dec 2025, 09:13 UTC630 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Ma hadli karaao laakiin quraanka wuu akhrin karayaa, sidee bey ku dhacday?
Cabdikariim asalkiisu waa Nin Masaari ah bakse isaga iyo Waalidkiis waxay ku noolaayeen Sucuudiga, Cabdikariim waa xaafidul quraan waliba cod macaan markuu quraanka akhrinayo.
Asaga iyo Waalidkii iyo Walaalihii ayaa shil ku galay Gaari ay wadajir usoo raaceen, waxaana ka badbaaday shilkaasi kaliya Cabdikariim iyo laba Walaalihii ah balse inโฆ
โค4
Signed Axmed Zaki
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @aqon_kaabe1. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.