21 Aug 2026, 15:01 UTC222 views5 reactionsread 24 August 2026 Maantaa ugu dambysa ama berri 📅
Ha laga faa'idaysto Barnaamijka oo la is diiwaangeliyo, hana la sii faafiyo oo walaalaha kale khayrka ha la wada gaadhsiiyo Insha Allaah.
📌𝗤𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝗮 (برنامج قراء).
https://t.me/XadiiskaMaanta/3484
🔗𝐋𝐢𝐧𝐤-𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨:
https://qorra-org.com/ConditionsRegistration
☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊; i
❤3👍2
21 Aug 2026, 10:50 UTC255 views8 reactionsread 24 August 2026 Photo
اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
❤8
21 Aug 2026, 07:06 UTC268 views5 reactionsread 24 August 2026 Photo
عطّرْ لسَانَك بالصّلاةِ على الذي
أحيَا الليالي بالصَّلاةِ وقامَا
وسَرَى إلى الأقصَى الشريفِ بليلةٍ
ثمّ التقى بالمرسَلينَ إِمامَا
إن الكريمَ إذا ذَكرتَ مُحَمَّداً
يَكفي الهُمُومَ ويَغفِرُ الآثامَا
❤4🥰1
18 Aug 2026, 07:18 UTC462 views7 reactionsread 24 August 2026 Photo
Diiwaangelintii Barnaamijka Qorraa muddo kooban ayaa ka hadhsan intii uu xidhmi lahaa! 09-Rabiicul Awal-1448 oo ku beegan 22-August-2026 ayaa ugu dambaysa diiwaangelinta Insha Allaah.
Ha laga faa'idaysto Barnaamijka oo la is diiwaangeliyo, hana la sii faafiyo oo walaalaha kale khayrka ha la wada gaadhsiiyo Insha Allaah.
📌𝗤𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝗮 (برنامج قراء).
https://t.me/XadiiskaMaanta/3…
❤6🥰1
17 Aug 2026, 11:25 UTC450 views6 reactionsread 24 August 2026 Rasuulku SCW waxa uu yidhi: Ka warrama haddii midkiin gurigiisa hortiisa uu maro webi uu maalintii shan jeer ku qubeysto, wax uskag ahi ma ku hadhayaan? Waxa ay ku jawaabeen waxba kuma hadhayaan. Nebigu SCW waxa uu yidhi: shanta salaadoodna waa sidaa oo kale oo Alle gefafka ayaa uu ku dhaafaa.
Nebigu SCW waxa uu ahaa dadka ka ugu waxbarida wanaagsan, uguna hadalka cad ee ugu aftahansan. Hababkii wanaagsanaa ee uu d…
🥰3❤2😘1
17 Aug 2026, 11:23 UTC340 views7 reactionsread 24 August 2026 Photo
Rasuulku SCW waxa uu yidhi: Ka warrama haddii midkiin gurigiisa hortiisa uu maro webi uu maalintii shan jeer ku qubeysto, wax uskag ahi ma ku hadhayaan? Waxa ay ku jawaabeen waxba kuma hadhayaan. Nebigu SCW waxa uu yidhi: shanta salaadoodna waa sidaa oo kale oo Alle gefafka ayaa uu ku dhaafaa.
🥰3❤2😘2
15 Aug 2026, 11:37 UTC423 views7 reactionsread 24 August 2026 File
Miim - Wanaajinta Waxbaridda
“Macallinkeen Allow Kaal”
FG: Waa qabyo.
❤5🥰2
15 Aug 2026, 11:32 UTC436 views5 reactionsread 24 August 2026 Nebiga SCW oo ah macallinkeenna koowaad waxa uu ahaa tusaalaha naxariista, tudhaalka, fududaynta, u dhimrinta ardayga, la dedaalidda bartaha, iyo ka dheeraanta hiifidda iyo haaraanka.²
Waxaa dhacday in maalin iyada oo masjidkii la joogo uu nin badow ahi masjidkii meel ka mid ah ku kaajay! Saxaabadii baa ku booday, laakiin, waxaa ka joojiyay Nebiga SCW oo yidhi: daaya oo biyo dusha kaga shuba. Intaa kuma uusan dhaafi…
❤3🥰2
15 Aug 2026, 11:31 UTC339 views7 reactionsread 24 August 2026 Photo
Mucaawiyah oo sidii Nebigu SCW ula dhaqmay ka faalloonayaa waxa uu yidhi: hortii iyo dabadii ma aanan arkin macallin ka waxbarid wanaagsan, wallaahi ima kahan, ima garaacin, imana caayin.
❤5🥰2
14 Aug 2026, 11:15 UTC431 views6 reactionsread 24 August 2026 Photo
يجزيكَ عَشراً عَن صَلاتِك مَرّةً
و تَنالُ عِزّاً في الحياةِ مُقِيما.
❤6
12 Aug 2026, 08:21 UTC511 views7 reactionsread 24 August 2026 Photo
Nebigu {ﷺ} waxa uu yidhi: “ILAAHAY ayaan ku dhaartaye in Alle hal qof dartaa ku soo hanuuniyo ayaa kaaga khayr badan geela kiisa cas cas”. –Bukhaari iyo Muslim.
Xadiisku waxa uu tilmaamayaa ruuxu in uu sabab u noqdo hunuunka cid kale in ay wax wayn tahay oo fadli badan ku suganyahay
Carabtu geela cas cas ayaa ay aad u jeclaayeen, sidaas darteed ayaa geelii ay jeclaayeen loogu tusaaleeyay si fahanka loogu soo dhawe…
❤4🥰2😘1
11 Aug 2026, 05:43 UTC533 views1 reactionsread 24 August 2026 Muuqaalkan haddii aad si fiican u fahanto qaabka la isu diiwaangelinayo Barnaamijka Qorraa adiga ayaa isdiiwaangelin kara.
Wixii aad fahmi waydaan waan idin ka caawin karaa, farriinta halkan iigu reeb.
https://t.me/Axmeddawlad
🥰1
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @XadiiskaMaanta. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.