2 Apr 2026, 11:02 UTC110 views2 reactionsread 8 August 2026 Video
*🎓🔥 TUDHAALE ACADEMY 🔥🎓*
Ma rabtaa inaad barato xirfado casri ah oo kuu horseeda guul iyo shaqo? 💼✨
Hadda waa waqtigii aad naftaada horumarin lahayd!
📚 Koorsooyinka hada aan bixino:
✅ AI (Artificial Intelligence)
✅ Graphic Design (Mobile & Computer)
✅ Basic Computer
✅ Video Editing
✅ Facebook Growth
💡 Baro xirfad aad ku shaqaysan karto adigoo gurigaaga jooga!
✨ *Adeegyada kale inoo diyaar ka waxa kamida:*
✔ Sama…
❤1👍1
Signed FICILZAME
1 Apr 2026, 16:03 UTC95 views2 reactionsread 8 August 2026 📢 OGAYSIIS MUHIIM AH
Kuliyadda Tudhaale Online Academy waxay ku faraxsan tahay inay ku wargeliso dhammaan ardayda iyo daneeyayaasha in bishan cusub la bilaabayo:
✅ Koorsooyinkii hore oo dib loo furay
✅ Koorsooyin cusub oo la soo kordhiyey
🎓 Fursad weyn ayaad u haysataan inaad kor u qaaddaan aqoontiinna!
👉 Isdiiwaangeli hadda oo ka faa’iidayso casharro tayo leh
👉 La soco jadwalka cusub ee casharrada
📩 Wixii faahf…
❤2
Signed FICILZAME
2 Feb 2026, 10:47 UTC140 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
B𝗔𝗦𝗜𝗖 𝗖𝗢𝗠𝗣𝗨𝗧𝗘𝗥 𝗔𝗣𝗣𝗟𝗜𝗖𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡
🖥🖱
WAXA SI RASMIYA INOOGU FURANTAY DIWAANGALINTA COURSE KEENA BASIC COMPUTER-KA.
Ku soo dhawoow fursad gaar oo aad ku baran karto xirfadaha aasaasiga ah ee kombiyuutarka hab casriya oo online ah.
Tudhaale Academy waxay kuu diyaarisay koorso muhiim ah oo kaa caawinaysa inaad mustaqbalkaaga dhisto.
📚 Waxaad ku baran doontaa:
✅️ Windows 11
✅Microsoft Word
✅Microsoft Excel
✅Microsoft …
❤2
Signed Abdirahman Ahmed Ismail Tudhaale
28 Jan 2026, 18:32 UTC100 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
#OGEYSIIS_MUHIIM_AH.
Waxa si habsamile u socota Diwaangalinta ardayda cusub ee Koorsada Graphic Design mobile-ka.
Koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Boodhadhka noocyadooda kala duwan sida:
● Boodhadhka Ganacsiyada.
● Boodhadhka Xafladaha.
● Boodhadhka Wax barashada.
● Boodhadhka Musharixiinta.
Sidoo kale waxaad ku baran doontaa Logo-yinka Cadiga ah iyo kuwa Xarfaha laga sameeyo.
Koorsada waxa…
❤1
Signed FICILZAME
19 Jan 2026, 15:31 UTC88 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
🎨 Ku Baro Video editing-ka Moobilkaaga! 📱
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo muuqaallo qurux badan adigoo isticmaalaya moobilkaaga?
Ku soo biir Tudhaale Academy oo baro xirfad kuu horseedaysa shaqo iyo hal-abuur! 💪
📍 Ku baro casharro fudud, faahfaahsan, oo faa’iido leh
🔥 Isdiiwaangeli hadda!
👉 Register Now!
📞 Nala soo xiriir:
https://wa.me/+252657944841
❤1
Signed FICILZAME
17 Jan 2026, 10:35 UTC80 viewsread 8 August 2026 Photo
#OGEYSIIS_MUHIIM AH.
Waxa si habsamile u socota Diwaangalinta ardayda cusub ee Koorsada *Graphic Design mobile-ka.*
Koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Boodhadhka noocyadooda kala duwan sida:
● Boodhadhka Ganacsiyada.
● Boodhadhka Xafladaha.
● Boodhadhka Wax barashada.
● Boodhadhka Musharixiinta.
Sidoo kale waxaad ku baran doontaa Logo-yinka Cadiga ah iyo kuwa Xarfaha laga sameeyo.
Koorsada wa…
Signed Abdirahman Ahmed Ismail Tudhaale
13 Jan 2026, 11:12 UTC77 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
🎨 Ku Baro Video editing-ka Moobilkaaga! 📱
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo muuqaallo qurux badan adigoo isticmaalaya moobilkaaga?
Ku soo biir Tudhaale Academy oo baro xirfad kuu horseedaysa shaqo iyo hal-abuur! 💪
📍 Ku baro casharro fudud, faahfaahsan, oo faa’iido leh
🔥 Isdiiwaangeli hadda!
👉 Register Now!
📞 Nala soo xiriir:
https://wa.me/+252657944841
❤1👍1
Signed FICILZAME
12 Jan 2026, 14:16 UTC71 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
🎨 Ku Baro Graphic Design-ka Moobilkaaga! 📱
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo designs qurux badan adigoo isticmaalaya moobilkaaga?
Ku soo biir Tudhaale Academy oo baro xirfad kuu horseedaysa shaqo iyo hal-abuur! 💪
📍 Ku baro casharro fudud, faahfaahsan, oo faa’iido leh.
🔥 Isdiiwaangeli hadda!
👉 Register Now!
📞 Nala soo xiriir:
https://wa.me/+252638475726
❤1
Signed FICILZAME
8 Jan 2026, 17:26 UTC65 views2 reactionsread 8 August 2026 Photo
﷽
💐.. اللهــم إنا نسألك في يوم الجمعه
💐.. عـــــفـواً يكفــينا وعـافــية تغـنينا
💐.. ونظــرة لوجــهك الكـريم ترضـينا
💐.. ورحــــمة ومغـــفرة لنا ولوالدينـا
💟.. وصـل اللهم وسَـلم علىْ نَبينا مُحَـمّد ﷺ
💟.. وعلــى آلــه وأصـــــــحابه أجمـــــــعين
🌹.. جُمٌـــــــ طَيَبَه مٌبُآرگه ــَــــَـــهَ ..🌹
🌸 .. مُعــطره بذِكــر لله .. 🌸
🌹.. وبالصلاه على النبي وآله ..🌹
❖═══❖◎◎❖═══❖
TUDHAALE ACADEMY
❤2
Signed FICILZAME
1 Jan 2026, 11:19 UTC78 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
🎓 SANAD CUSUB – FURSAD CUSUB! ✨🎓
( January intake - 2026 )
Ma rabtaa inaad barato xirfado casri ah adigoo jooga gurigaaga?
👉 Tudhaale Academy ayaa kuula diyaar ah!
📚 Koorsooyinka Online ee aan bixino:
✅ Basic Computer Application
✅ Graphic Design (Mobile)
✅ Video Editing (Mobile)
✅ Facebook Course
🌟 Faa’iidooyinka aad helayso:
✔️ Barasho Online ah (Mobile & Computer)
✔️ Casharro fudud oo la fahmi karo
✔️ …
👍1
Signed Abdirahman Ahmed Ismail Tudhaale
31 Dec 2025, 20:17 UTC68 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
Hambalyo Sannadka Cusub 2026 🎉
Anigoo ku hadlaya qalbi furan iyo farxad buuxda, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardeyda, macallimiinta, iyo maamulka sharafta leh ee Tudhaale Academy munaasabadda curashada sannadka cusub ee 2026.
Waxaan Alle uga baryayaa in sannadkan cusub idiin noqdo mid guul, horumar, aqoon korodh, iyo barwaaqo leh. Ilaahay ha idin waafajiyo dadaalladiinna waxbarasho, hana idin siiyo…
👍1
Signed FICILZAME
10 Dec 2025, 05:56 UTC101 views1 reactionsread 8 August 2026 Photo
#OGEYSIIS_MUHIIM AH.
Waxa si habsamile u socota Diwaangalinta Ardayda cusub ee Koorsada Graphic Design-ka.
Koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Boodhadhka noocyadooda kala duwan sida:
● Boodhadhka Ganacsiyada.
● Boodhadhka Xafladaha.
● Boodhadhka Wax barashada.
● Boodhadhka Musharixiinta.
Sidoo kale waxaad ku baran doontaa Logo-yinka Cadiga ah iyo kuwa Xarfaha laga sameeyo.
Koorsada waxa ay soco…
❤1
Signed Abdirahman Ahmed Ismail Tudhaale
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Tudhaale_academy. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.