24 Jun 2026, 18:16 UTC67 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Buuggani ayaa caawa si kadis ah iiga soo horbaxay wuxuuna i xasuusiyey hor-istaagii aan ardayda hor-istaagi jiray anigoo wax aan soo yabyabtay ku hor akhrinaya hhhh... 📖✨ Haaah waad fahantay haddii aad ka mid ahayd dadkii aan ku hor akhriyey, haddii kale kaalay. 👋
Waxaan bilaabay gu'gii 2017 oo ku beegnayd fasalkaygii 7ªªd curinta maansooyin gaagaaban oo waaqaca ka warami jiray. Waxaan curiyey xiligii maansooyin doo…
❤1👎1
Signed Khadar Maxamed.
7 Jun 2026, 04:22 UTC99 views1 reactionsread 7 August 2026 Shucuubta Carabta iyo Turkida waxa taariikh ahaan dhex maray loollan adag iyo dagaallo badan, gaar ahaan xilliyadii ay jirtay Khilaafadii Cusmaaniyiinta siiba xilliyadii ay dhacaysay. Taariikhdaas awgeed, labada dhinac waxa muddo dheer ka dhex jiray kala fogaansho iyo is-aaminaad la'aan.
Dad badan oo Turki ah waxay aaminsanaayeen in qaar ka mid ah Carabtu door ka qaateen daciifinta iyo burburkii Khilaafada Cusmaaniyi…
👍1
Signed Khadar Maxamed.
7 Jun 2026, 04:21 UTC78 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Marka Qowmiyadda iyo Diintu Isku Milmaan: Aragti ku Saabsan Soomaalida iyo Carabta
👍2
Signed Khadar Maxamed.
3 Jun 2026, 20:33 UTC89 viewsread 7 August 2026 Photo
Mid ka mida buuggaagtii iigu saameynta badnaa ee aan akhriyo, waxa aan akhriyey laba jeer Alle galladii, haddii aad akhriso wax badan baa kaaga kordhaya dhinaca siyaasada, taariikhda iyo Afkeena hooyo-ba, waxyaalaha aan la cajabay si gaar ahna ii soo jiitay waa isticmaalka uu isticmaalayo turjumaaga(Jacfar Suldaan Yuusuf) buuggu ereyo aanay badi dhallinteena iyo dadkeenan danbi adeegsan iyo sidoo kale maahmaahyo.
Ma…
Signed Khadar Maxamed.
20 Mar 2026, 13:33 UTC167 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
Hambalyo! Waxaan dhammaan muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hambalyaynayaa munaasibada Ciida (عيد الفطر) ee sanadka 1447 Hijri, waxaan leeyey Allaha inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, hana inagu gaadhsiiyo ciiddan ciiddeeda nabad qab iyo caafimaad.
عيدكم مبارك، بمناسبة حلول عيد الفطر
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤍
20 May 2026, Jimce.
❤2🥰1
Signed Khadar Maxamed.
19 Mar 2026, 09:11 UTC156 views5 reactionsread 7 August 2026 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhammaantiin Asxaabta qaalig ah ee halkan nagaga xidhan, waxaan mudo badan ka maqnaa halkan oo aan ka gaabiyey inaan wax ku soo post- gareeyo, maanta ayaan dib ugu soo noqday inaan dib boodhka uga jafno idam alle, soo dhawaada, mawduucyada wanaagsan ee maskaxdeena dhisaya waynu iskula wadaagi doonaa.
Isku soo noqosho wacan 🥳
❤2👍1👏1🥰1
Signed Khadar Maxamed.
19 Mar 2026, 09:08 UTC175 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Sawirkaa hoose waa qiyaastii Shan Gu' ka hor waxaan sawir ka qaaday Wadada hor marta dhakhtarka caanka ah ee Kaaramardha(Karamara Hospital, Jigjiga) xiligaas oo roob iyo raxmadii Eebe ay maanshaysay magaalada, wuxuu ahaa xili aad u qurux badan balse aan u dhigmin haddada aan joogno, sawirkan sare waa xalay mar aan isla halkii marayay taasi oo aan xasuustan ka reeb is idhi, xili wax waliba is badaleen nidaamkii wadada…
👍2❤1🔥1
Signed Khadar Maxamed.
17 Oct 2025, 02:56 UTC245 viewsread 7 August 2026 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Signed Khadar Maxamed.
15 Oct 2025, 09:22 UTC269 viewsread 7 August 2026 Photo
Horta maxaa ka qaldan dadka yidhaa:
Inta soomaaliga ku hadasha iyo
Dhulka ay soomaalidu degto!
Af-soomaaliga inagu miyaynaan lahayn?, ma cid kale luuqadeedbaa oo aynu ku hadalno?
Dhulkuna maanu dhulkeenii ahayn ka awow iyo ka abba aynu lahayn mise waan dagnaa uun oo waa meel aan si ku meel gaadh ah u joogno?
Maanta, mid ka mid ah waxyaabaha bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa aqoonta leh iyo hormuudka bulshada a…
Signed Khadar Maxamed.
13 Oct 2025, 03:16 UTC233 viewsread 7 August 2026 Hiyikaca Dhallinta iyo Halista Afrika!
Qarnigan cusub, qaarad walba waxay la daalaa dhacaysaa cabasho u gaar ah. Yurubtii guunta ahayd, tusaale ahaan, waxay maanta ka cabsi qabtaa dabar go’ dhallinyaro maxaa yeelay waayeelkii baa ciida dhaafay, dhallinyaradeediina way yaraadeen!
Laakiin bal eeg Afrika—qaaradda hodanka ah ee ay ku duugan yihiin khayraadka adduunka oo dhan, haddana dadkeedu ka cararayaan. Maalin kas…
Signed Khadar Maxamed.
11 Oct 2025, 03:01 UTC523 views8 reactionsread 7 August 2026 Photo
Gabadha xishoodka wax uga roon la waa, Abwaan gaariyana Aun suu tilmaamay waa marka ay ugu qurux badan tahay isla daqiiqada ay qajilayso.
Subax wanaagsan
@Runmeer
❤7🔥1
Signed Khadar Maxamed.
10 Oct 2025, 19:02 UTC199 views4 reactionsread 7 August 2026 Photo
Salaada subax 😊
Isla marka uu Alle kugu guuleeyo inaad indhaha kala qaado, nafta iyo shaydaanka yaanay kaa xoog badin ee shaydaanka intaad iska naarto bustaha aad huwan tahay xoog isaga qaad, islamarkiiba u dagdag dhankaa iyo waysada.
Alle waxaynu ka baryaynaa inuu salaadaha inoo fududeeyo, khaatimadeenana khayr inoogu dhammeeyo aamiin aamiin.
@Runmeer
❤3👍1
Signed Khadar Maxamed.
Showing the 12 most recent of 17 posts we hold for @Runmeer. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.