15 Sept 2024, 09:05 UTC≈2,210 views14 reactionsread 28 August 2026 Photo
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee ka howlgasha deegaanka Janaa Cabdalle ee gobolka Jubada hoose ayaa fashiliyay weerar fuleynimo ah oo ay doonayeen in Khawaarijta ay kusoo qaadaan saldhigga ciidamada ee deegaankaasi.
Maleeshiyaadkii weerarka fuleynimada ah soo qaaday waxaa loo dhigay cashir aysan iloobin doonin iyagoo isaga cararay meydadka shan kamida khawaarijta iyo dhaawaca qaar kamida…
👍9❤4👏1
15 Sept 2024, 04:48 UTC≈1,850 views2 reactionsread 28 August 2026 Photo
𝗤𝗔𝗟𝗔𝗔𝗦 𝗜𝗧𝗢𝗢𝗕𝗜𝗬𝗔 Go'doon dhan kasta ayay gashay.
Somalia, Masar & Eritrea ma kibir Jabin karaan Itoobiya.?
https://www.facebook.com/RAYSTVSOMALI/videos/884897576331249
❤1🔥1
14 Sept 2024, 04:50 UTC≈1,720 views2 reactionsread 28 August 2026 Photo
𝗪𝗔𝗥 𝗡𝗔𝗫𝗗𝗜𝗡 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔𝗬 𝗜𝗧𝗢𝗢𝗕𝗜𝗬𝗔: Maxaa ka ogtahay Diyaaradaha iyo Hubka Culus oo ay heshay Somalia.?
Turkiga iyo Masar Somalia Hiil Ma u noqon karaan.? Fadlan Aragtidaada qaybta hoose noogu reeb.
https://www.facebook.com/RAYSTVSOMALI
❤2
13 Sept 2024, 09:40 UTC≈1,330 viewsread 28 August 2026 Photo
Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow ku geeriyooday Magaalada Maka ee dalka Sacuudiga.
Allaha u naxariisto Ugaas Cabdullaahi wuxuu mudo dheer ku howlanaa nabadaynta iyo isku keenida dadka Soomaaliyeed.
12 Sept 2024, 10:27 UTC≈1,140 views1 reactionsread 28 August 2026 DEG-DEG: Addis Ababa oo go'doonsan, Jabhad hor leh oo ku biirtay dagaalka, cabsida jirta & Abiy oo codsi u diray...
https://www.facebook.com/share/v/qkzPZnK3a8HusZ25/?mibextid=WC7FNe
👍1
12 Sept 2024, 09:27 UTC≈1,050 viewsread 28 August 2026 Photo
DEG-DEG: Villa Somalia oo ka gudubtay shuruudihii uu hor-dhigay Laftagareen, Go'aano soo baxay & Waji gabaxa Itoobiya…
https://www.facebook.com/share/v/xiPwD62B3BqcDD49/?mibextid=WC7FNe
9 Sept 2024, 10:39 UTC≈1,010 views1 reactionsread 28 August 2026 Video
Video, posted without a caption
👍1
9 Sept 2024, 10:39 UTC956 viewsread 28 August 2026 Video
Video, posted without a caption
9 Sept 2024, 10:39 UTC948 viewsread 28 August 2026 Video
Video, posted without a caption
9 Sept 2024, 10:38 UTC≈1,520 viewsread 28 August 2026 MUUQAAL CADEYN AH- Gaadiid u socday Addis Ababa oo la gubay & Jabhadda FANO oo burburisay Saldhigii Drones-ka Itoobiya...
16 Aug 2024, 15:30 UTC≈1,920 viewsread 28 August 2026 Abwaan Barako “Siyaasi Xildoon ah dhalinyarada Soomaaliyeed been kuma kicin karo” Gabay Cajiib ah
https://www.facebook.com/share/v/Cv7K6ajDwUChuVUG/?mibextid=WC7FNe
16 Aug 2024, 15:29 UTC≈1,600 viewsread 28 August 2026 “Maqaayadaha shaaxa lagu cabo ee Jilib iyo Saakow qabiil qabiil ayaa loo fadhiyaa, Sedexdii qof ee wada socota midbaa jaajuus ah…”..
Abuu Ayaan ayaa wareysi uu siiyey Telefishinka Rays uga hadlay xogta qarsoon ee magaalada Jilib.
https://www.facebook.com/share/v/v6iPXdZ39qZHc3g9/?mibextid=WC7FNe
Showing the 12 most recent of 15 posts we hold for @RaysSomaliTv. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.