23 Jun 2026, 05:09 UTC68 viewsread 7 August 2026 ุญูุงููุธููุง ุนูููู ุงูุตููููููุงุชู ููุงูุตููููุงุฉู ุงููููุณูุทูููฐ ูููููู
ููุง ููููููู ููุงููุชููููโโค๏ธ
โ (Suurat Al-Baqarah 2:238)๐โค๏ธ
๐โค๏ธ
Aayaddani waxay ina faraysaa inaan si joogto ah u ilaalino salaadaha, gaar ahaan midda dhexe, annagoo u tukanna si khushuuc iyo ixtiraam leh, una istaagna Ilaahay addeecid iyo tawaduc.โค๏ธ๐ฟ
Signed Luman Weyn
8 Jun 2026, 12:20 UTC108 viewsread 7 August 2026 Ibnu Rajab ุฑุญู
ู ุงููู wuxuu yidhi:
*โุฅุฐุง ูู
ุชุณุชุทุน ุฃู ุชูุงูุณ ุงูุตุงูุญูู ูู* *ุฃุนู
ุงููู
ุ ู ููุงูุณ ุงูู
ุฐูุจูู*
*"Haddii aadan awoodin inaad salixiinta kula tartanto camalka wanaagsan, kula tartan toobad keenka adigoo u ordaaya cafiska* ๐ค
โุฃุณุชุบูุฑ ุงููู ุงูุนุธูู
ูุฃุชูุจู ุฅููู
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
27 May 2026, 06:24 UTC107 views1 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @Team_sabir_faaiidiPhoto
๐ Ciid Mubaarak ๐
Waxaan idiin rajaynayaa Ciidul Adxaa farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo leh.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ducada iyo cibaadada.
Qalbigiinna ha ka buuxiyo farxad iyo xasillooni. ๐ค
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ ๐ธ
@Wall_Daymaan
โค1
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
25 May 2026, 06:07 UTC115 viewsread 7 August 2026 Dikriga Alle waa nuurka qalbiga, naf kastana waxay ku degtaa xuska Alle.โ
๏ดฟ ุฃูููุง ุจูุฐูููุฑู ุงูููููู ุชูุทูู
ูุฆูููู ุงูููููููุจู ๏ดพ
โOgsoonow, qalbiyadu waxay ku
xasillaan xuska Alle.โ โ Qur'an
Ama:
โHa ka daalin dikriga Alle, maxaa yeelay qalbi Alle xusa waligiis ma lumi doono.โ
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
24 May 2026, 11:36 UTC93 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @Team_sabir_faaiidiPhoto
โโโโโโโข โฏ โขโโโโโโโ
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ & ๐
๐๐'๐๐๐๐ โโโโโโโโโฏโโโโโโโโ
@Team_sabir_faaiidi
๐๐๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ต๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ๐ต๐ฒ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ฑ ๐๐ฎ๐
๐๐ฎ๐น๐ฏ๐ผ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ๐น๐ด๐ฟ๐บ๐ธ๐ฎ ๐๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ถ๐ป๐ถ ๐ฎ๐ต ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ ๐ฎ๐ต
Waxyabaha kahelikarto waxa kamid ah
Channels lagusoogudbiyo
หฃโฑแตแตแตแตแต โแตสฐโฑสณโฑแตแตหกโฑโฟ โแต แตสณแตแตหกแต แตโฑโฑโฟโฑ แตสฐ
โแถแตหขสฐแตสณแตแตโฟ โแตแตแตแตแตแตแต iwm
๐ป๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ก๐ ๐โ๐๐๐๐ ๐๐โ
Anwer team
@Wall_Dayman
@Team_sabir_faaii
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
22 May 2026, 13:10 UTC81 views1 reactionsread 7 August 2026 Waa qalbigaagaโฆ ee ku buuxi waxa aad rabto:
Taqwo,
jacayl,
farxad
ama:
caro,
nacayb,
xasad.
Laakiin ka digtoonow inaad naftaada ama qof kale ku amaanto daahirnimo Ilaahay hortiisa; maxaa yeelay Ilaahay ayaa nadiifiya cidda uu doono {Balse Ilaahay ayaa daahiriya cidda uu doono}.
Sidoo kale ha ku eedayn qof waxa aad u malaynayso inuu qalbigiisa ku jiro; ma waxaad kala jeexday qalbigiisa?!
โค1
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
12 May 2026, 15:47 UTC104 viewsread 7 August 2026 Maxaa keena niyad jabka caruurta
โ caruurta oo aan helin daryeelkii ay xaqa ulahaayeen
โ kala taga 2da waalid ๐ข
โ Dayacaada waalidiinta
โ Caruurta oo aan ka danaynin
โ Waxbarashadooda iyo noloshooda aan ladanaynin lagana iska indho tiro
โ Tarbiyo haba sheekin yacnii in aysan akhlaakhda barin
โ Masuuliyada naftooda aysan qaadi karin Dusha laga saaro
โ Dad islaameed in ay koriyaan oo aan waalidkood ahayn ( niyad jabkโฆ
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
11 May 2026, 03:00 UTC104 viewsread 7 August 2026 ูุงู ุฑุณูู ุงููู ๏ทบ : ยซุจููููุบูุง ุนููู ููู ุขูุฉูยป.
Nebigu โช๏ทบโซ waxa uu yidhi: โIga gaadhsiiya [dadka] hal aayadna ha ku ahaato e.โ
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
7 May 2026, 06:28 UTC134 views1 reactionsread 7 August 2026 "Firaaqadu waa asalka dhibaatooyinka nafsi ahaaneed, ha u oggolaan firaaqadu inay gudahaaga burburiso. Ku mashquul wax faa'iido leh, maxaa yeelay dadka intooda badan ee la tacaalaya dhibaatooyinka nafsi ahaaneed waxay la daalaa dhacayaan firaaqo badan."
Maxaad ku qabataa waqtigaaga firaaqada?
Naala qaybso fikradahaaga si aan waqtiga firaaqada ugu buuxinno wax faa'iido leh. ๐
โค1
Signed แแ
แชแช_แซแ
แปแขแ
แ
แ
2 May 2026, 16:20 UTC662 viewsread 7 August 2026 KITAABKA SIIRADA
QEYBTA 1AAD
NASABKII RASUULKA SCW
Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood:
Qaybta u hooreysa marka nabiga SCW laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa Cadnaa, waana qayb culimada islaamka oo dhan ay isku waafaqsan tahay isla markaasna la hubosixadeโฆ
Signed Cfitax _somali1
28 Apr 2026, 15:17 UTC199 views1 reactionsread 7 August 2026 Qaraabadii waxay yiraahdeen:
๏ดฟ ูฑููุชููููุง ูููุณููู ๏ดพ
โDila Yuusufโฆโ
Ajaanibtii waxay yiraahdeen:
๏ดฟ ุฃูููุฑูู
ูู ู
ูุซูููุงูู ๏ดพ
โSharaf u muuji hoygiisaโฆโ
โจ Fariin:
Qof kuu dhow ayaa kuu dhibi kara,
qof kaa fogna wuu kuu naxariisan karaa.
Jacaylku waa rizqi.
Adiguna ma garanaysid qalbiga laguu qoray.
โค1
Signed Cfitaax Xasan
21 Apr 2026, 18:58 UTC137 viewsread 7 August 2026 *ISKA JIR*
Isla waynida dadkana tus inaad tahay ayagoo kale, heerka aad doontaba aad gaartidee, maxaa yeelay Rabbi SWT ma eego qofka isla weyn Qiyaamaha, Lana soco in aadam iyo xaawo ay ina wada dhaleen dhamaanteenba,
Signed Luumaan
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Nuurul_Qulub. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.