15 Aug 2026, 18:27 UTC189 viewsread 16 August 2026 Kaafuur oo karti badnaan iyo kasmo dheeri ku caan baxay, waxa uu dallacaad badan kadib darajo sare ka gaaray ciidanka, ilaa loo dhiibay hoggaanka ciidankii ku sugnaa Suuriya.
Geeridii Maxamad Ikhshiid kadib wiilkii yaraa ee madoobaa, waxa uu la wareegay taladii dalalka Masar iyo Shaam. Muddo 23 sano ah oo uu Kaafuur talada hayay, waxa uu hor joogsaday isbalaarintii dowladdii Faadamiyiinta, oo berigaas ka talin jir…
Signed Ahmed Daacad
15 Aug 2026, 18:27 UTC169 viewsread 16 August 2026 Photo
Miyiga ilaa Madaxtooyada
Laba wiil oo kurayo ah oo silsilado ku xiran tahay, ayaa suuq addoomada lagu gado oo Masar ku yaal la keenay si loo iibiyo. Labadii wiil oo addoomo kale ku dhinac safan lalana sugayo ciddii gadan laheyd, ayay labadooda si hoose u sheekeysteen oo is weydiiyeen; maanta meeshan aad taagan tahay maxaad jeclaan laheyd? Midka koowaad waxa uu yiri: waxaan jeclahay inuu i gato nin maal qabeen ah, …
Signed Ahmed Daacad
2 Apr 2026, 12:12 UTC925 views7 reactionsread 16 August 2026 Photo
Marka uu mushaharkaagu yimaado waqtigii loogu
talagalay waxaa laga yaabaa inaad cunto digaag, marka mushaharku kaa yaraado waxaad cuni kartaa ukun.Haduu sii yaraadana waxaad bilaabeysaa inaad cunto wixii uu cuni jirey digaaga, sida galleyda iyo sarreenka. Ugu dambeyntii, marka mushaharku kaa dhamaado, waxaa laga yaabaa inaad noqoto digaagii laftiisi, oo inta badan waqtigaaga ku bixiso raadinta waxii aad cuni lahayd
R…
❤7
Signed Ahmed Daacad
2 Apr 2026, 05:15 UTC848 views6 reactionsread 16 August 2026 Asc saaxiibayaal muddo aaynu kala maqnayn kadib
Maanta oo ay taariikhdu tahay 2/4/2026 waxaan rabaa inaan badalo magaca chanelkeena aanu aas aasnay june 2024 una badalno magacyaga +naanays wada socda
"Ahmed Gorfe"
Maanta laga bilaabo magacaas baanu qaadnay "
Waxaana soo gudbin doonaa dhacdooyinka iyo wax walba oo wanaagsan I.n oo "bio" ku qoran
Soo noqod wanaagsan i.n
❤6
Signed Ahmed Daacad
14 Mar 2026, 11:10 UTC≈1,020 views5 reactionsread 16 August 2026 Forwarded from @Qalpijaceyl42Photo
Hooyadu wanaagsan waa tan caruurteeda ku barbaarida akhlaaq+ jacayl =naxariis
Ramadaan mubarak
❤5
Signed Ahmed Daacad
14 Mar 2026, 11:10 UTC911 viewsread 16 August 2026 ✅❌
Signed Ahmed Daacad
6 Mar 2026, 12:11 UTC≈1,090 views6 reactionsread 16 August 2026 Photo
Qiimaha shidaalka oo kordhay 65%
Iyadoo fuustadii ay noqon karto 150$
❤6
Signed Ahmed Daacad
1 Feb 2026, 18:42 UTC≈1,390 views9 reactionsread 16 August 2026 Photo
Maxaa keena niyad jabka caruurta
● caruurta oo aan helin daryeelkii ay xaqa ulahaayeen
● kala taga 2da waalid 😢
● Dayacaada waalidiinta
● Caruurta oo aan ka danaynin
● Waxbarashadooda iyo noloshooda aan ladanaynin lagana iska indho tiro
● Tarbiyo haba sheekin yacnii in aysan akhlaakhda barin
● Masuuliyada naftooda aysan qaadi karin Dusha laga saaro
● Dad islaameed in ay koriyaan oo aan waalidkood ahayn ( niyad jabk…
😢7❤2
Signed Ahmed Daacad
15 Nov 2025, 16:31 UTC≈2,370 views17 reactionsread 16 August 2026 Forwarded from @Qalpijaceyl42Photo
Runtii masuuliyadda caruurtu waa shay muhiim ah ,waalidiin badan caruurtooda ma daryeelaan😭,ma wanaajiyaan ,xitaa hadii aadan waxba hayn ugu yaraan waa inaad waqti siisaa si aad ufahanto rabitaankooda
Waalidka wanaagsan waa jiheeyaha saxda ah ee Awlaadiisa 😍 💖
Caruurtaada udoor waalid wanaagsan
Ama aabe ama hooyo
Waxaa lama huraan ah inaad caruurtaada mar waliba jecayl siiso oo aad lasocoto noloshooda ,waxbarash…
❤15💔2
Signed Ahmed Daacad
15 Nov 2025, 16:22 UTC≈2,000 views10 reactionsread 16 August 2026 Photo
Alle nabad ,caafimaad ,iyo barwaaqo oo dhan hanagu gaarsiiyo saaxiibayaal dhamaanteen
❤10
Signed Ahmed Daacad
15 Nov 2025, 16:19 UTC≈1,990 views9 reactionsread 16 August 2026 Photo
Caruurnimadaydii ayaan awoowgey waydiiyay:
“Waa maxay siddeeda (8) shay ee ugu adag nolosha?”
Wuxuu igu yiri, wiilkaygiiyow:
1. Inaad ku tiirsanaato qof, dabadeedna uu si lama filaan ah kuu dayaco.
2. Inaad raadsato qof kaa maqan oo aan kuu soo noqon, oo aan kuu xiisin.
3. Inaad jeclaato qof aad awoodi waydo inaad hesho, ama aysan suurtogal kuu ahayn inaad aragto.
4. Inaad indhahaaga ku aragto qof aad jeceshahay …
❤7👍2
Signed Ahmed Daacad
22 Oct 2025, 17:55 UTC≈2,440 views6 reactionsread 16 August 2026 Photo
🚍 go'aan qaadashada waa guul:
Abdiasiiz tuni sheegoow,
Muddo 15 sano ah ayuu baska cas ee London waday — roob iyo qorrax, subax iyo galab. Maalin ayuu makarafoonka qabsaday oo yiri:
> “Maanta waa maalintaydii ugu dambeysay darawal ahaan. Waad ku mahadsan tihiin inaad qayb ka tihiin safarkayga.”
Waxaa dhacay sacab diirran.
Laakiin safarkiisu halkaa kuma joogsanin…
Ninkii darawalka ahaa, oo aan lahayn GCSEs, maanta…
❤6
Signed Ahmed Daacad
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Kaaliyaha_nolosha. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.