8 Aug 2026, 17:48 UTC104 views7 reactionsread 12 August 2026 Photo
๐๐๐ง๐ฎ ๐ฃ๐๐ฐ๐ณ๐ข ๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ก๐ ๐ฎ๐ง๐๐ฑ๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข :
โุทููุจู ูุนุจุฏู ุฃูุงุฑ ูุจุฑู ูุจู ุฃู ูุฏุฎูู
โูุฃุฑุถู ุฑุจููู ูุจู ุฃู ูููุงู
โูุตููู ูุจู ุฃู ููุตููู ุนููู !
Waxaa nasiib leh addoonkii qabrigiisa iftiimiyay ka hor inta uusan gelin,
Rabbigiisana raalli geliyay ka hor inta uusan la kulmin,
Salaaddana tukaday ka hor inta aan salaad janaaso lagu tukan!
โค5๐2
5 Aug 2026, 17:45 UTC163 views3 reactionsread 12 August 2026 Photo
Adiga oo cafimaad qaba cudurdaarna leheyen inaad tukan weeydaa qiyaamu leyelka ama taraawiixda , sidoo kalana aad soomi weeydaa bil ramadaan waxaad ogaataa in aad tahay qof nasiib xun ama ayaan daran qeer badan la dhaafiyay.
โค2๐1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
28 Jul 2026, 17:34 UTC275 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
"Adigaa dhowrsanoo dhaban qurxan lahoo
Adigaa dhigaa sharaf dheeroo
Adigaa dhaliil iyo xumaan Intaba
Ka dhowrsanoo Adigaa dhakhtar Ahoo
Dhaya dhawacyada __>3๐ซโค๏ธ๐ฆ
โค3๐1๐ฅฐ1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
18 Jul 2026, 14:45 UTC376 views7 reactionsread 12 August 2026 Photo
Qalbiyadu waxay ku xasilaan digriga Alle๐ซ๐ฟ
โค4๐2๐ฅฐ1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
17 Jul 2026, 14:25 UTC353 views4 reactionsread 12 August 2026 Photo
Waxaa farxad weyn ah in barnaamijka Zaad almufasiriin dufcada labaad Ardaydii ka baxday ay u badnaayeen Dumar taaso ah mid aad loogu farxo lagu faano lana booriyo allaahuma baaarik๐ซถ
Bulshada hadii dumarka ay ka hagaagto iyadoo dhan ayaa hagaagta,
Ilaahay kuwa khayr ka utartama udagdaga hanaga dhigo.
Ilaahay dumarka hanoo hagaajiyo kuwo ku camal falo cilmiga ay barteen haka dhigo iyaga iyo anagaba๐๐
ุงูููู
ุฃูู ุงููุฑุขโฆ
โค3๐1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
4 Jul 2026, 17:04 UTC436 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
Lamaane ku nool dalka Indonesia gaar ahaanna gobolka Aceh ayaa lagu fuliyey xukun jeedal ah ka dib markii lagu helay in ay dhaqan xumo ku faafiyeen barta Tik tok xilli ay si toos ah live ugu jireen.
Maxkamad Islaamiya oo gobolkan ku taalla ayaa midkiiba 21 jeedaal ku dhifatay ka dib markii ay ku caddaatay in ay sameeyeen dhunkasho iyo dhaqan xumooyin kale iyaga oo live ku jira.
Gobolka Aceh oo ka mid ah gobollada aโฆ
๐4โค1๐1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
29 Jun 2026, 17:18 UTC439 views7 reactionsread 12 August 2026 Haddii labeena oo isla socono aynu hello 10 million, adigu 10-kaaga dollar maxaa ku samayn lahayd?
๐คฃ4๐1๐ค1๐1
16 Jun 2026, 18:28 UTC627 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
Wajiga Israa'iil ee Dhabta ah
Kani waa Dr. Xusaam Abuu- Safiya. Waa maamulihii Cusbitaalka Kamaal-Cudwaan ee Magaalada Qasa Waxa Dhakhtarka gudihiisa ka afduubay Ciidamada Israa'iil , intay cusbitaalkii dulmiyeen. Xalay ayaa uu ka soo muuqdey maxkamadd ku taalla Qudus.
Danbigiisu waa in uu ahaa dhakhtar caawiya dadka danyarta ah , gudanayey waajibkii dhakhtarnimo, una adeegayey shacabkiisa la gumaadayo. Labadan sawโฆ
๐ข2๐ญ2๐1
12 Jun 2026, 06:06 UTC531 views2 reactionsread 12 August 2026 Forwarded from @Albaanichannel252Photo
โ ๏ธ DIGNIIN MUHIIM AH
Dhalinyaro badan ayaa xalay, shalay iyo maanta laga jabsaday akoonnadooda Telegram-ka. Waxaa soo baxay kooxo tuugo ah oo dadka u soo diraya linkiyo been abuur ah. Marka aad gasho ama taabato linkigaas, waxay si fudud ula wareegayaan akoonkaaga Telegram-ka.
Kadibna waxay ku faafinayaan sawirro iyo muuqaallo anshax xumo ah group-yada aad ku jirto, sidoo kalena waxay saaxiibbadaada u dirayaan farโฆ
โค1๐1
9 Jun 2026, 18:54 UTC536 views4 reactionsread 12 August 2026 Photo
Sky Sports ayaa buudka kula tumatay FIFA waxayna si weyn u amaaneen garsoore Omar Artan, Sky Sports oo ka hadleysay kiiska Omar Artan looga reebay koobka adduunka ayaa sidaan tiri;
"FIFA waxay dhexda ka gashay dhiiqo iyo mowqif laga xishoodo, dabcan garsoore Omar waa garsooraha ugu fiican Afrika, in laga saaro liiska garsoorayaasha koobka adduunka kaliya ayadoo loo fiirinaayo inuu Soomaali yahay taasi waxay kaa dhigโฆ
๐ข2๐1๐ญ1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
2 Jun 2026, 17:26 UTC551 views5 reactionsread 12 August 2026 Photo
Kee baad nolosha la wadaagi laheyd oo Dooran Lahayd Qof Dabeecad Kulul iyo qof degan ๐๐
๐3โค2
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
31 May 2026, 09:02 UTC558 views6 reactionsread 12 August 2026 Photo
Waxay aaday suuqa laakiin markay soo laabatay carruurtii , ninkeedi iyo gurigii waa dambas hal qof kama harin
Mashruuca sahyuuniga wuxuu wadaa saacadahaan gumaad noocii ugu xumaa, waqti umada muslimka iska aamusantahay .
#GazaGenocideโ
๐ข4โค1๐ญ1
Signed ุนููููููููุจูููููููุฏ ุขููุนููููููููุฒููููููููููุฒ ู
ูููููููููุฑูููุขููู
Showing the 12 most recent of 21 posts we hold for @Jiilka_wacyiga1. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.