3 Aug 2026, 03:46 UTC40 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
🎓 HIILSAN ACADEMY
Bilaash ku baro 👇👇
Ma doonaysaa inaad si fudud oo tayo leh u barato English, Carabi, Xisaab, iyo Farqurxin?
Hadda waa fursaddaadii! Casharrada oo dhan waxaa lagu dhigaa Online, si aad uga barato meel kasta oo aad joogto.
⏳ Muddada waxbarashadu waa kooban, iyadoo la adeegsanayo hab casri ah oo fudud in la fahmo.
📌 Isdiiwaangelintu way socotaa!
⚠️ Tirada ardayda la qaadanayo waa xadidan ta…
👍1🥰1
1 Aug 2026, 21:06 UTC51 views3 reactionsread 7 August 2026 Video
World cup
🥰2😁1
29 Jul 2026, 11:29 UTC97 views4 reactionsread 7 August 2026 Video
Barshada Xisaabta oo lagu baranaayo hab online ah .
Arday walba oo daneynaya ha la soo xiriiro: @HiilsanAcademy
👏3👍1
23 Jul 2026, 09:44 UTC233 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
🚀 AI ONLINE COURSE
Adduunku wuxuu u socdaa dhanka Artificial Intelligence (AI). Ha noqon qof ka haray isbeddelka!
Ku baro kooriskan xirfado casri ah oo kaa caawinaya:
✅ Prompt Engineering
✅ AI Content Creation
✅ AI Image & Video Generation
✅ AI for Education
✅ AI for Business
🎓 Waxaad heli doontaa:
✔️ Barasho online ah oo fudud
✔️ Macallimiin khibrad leh
✔️ Shahaado dhammaystir rasmi ah
✔️ Xirfad kuu diyaarinaysa …
❤1👍1🥰1
22 Jul 2026, 09:57 UTC123 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waqtigaaga ka faa'ideyso oo hadda baro aqoon kugu filan inta aad jaanis haysato .
Nagala soo xiriir : Wa.me/771319389
🥰1
21 Jul 2026, 10:15 UTC126 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Barashada luuqada carabiga waa fursad gaar ah oo ay helin dhamaan ardayda si aad ugu barato Mudo kooban hab online ah adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo la soo xiriir @HiilsanAcademy ama wa.me/771319389
❤1
21 Jul 2026, 10:13 UTC97 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Kooriska Ai Online Course oo aad ku baraneyso xirfado kala duwan ayaa waxaa kuu diyaarisay @HiilsanAcademy .
Kooriska ayaa waxaa lagu qaadanayaa hab online ah mudo kooban. Hadaba arday walba oo daneynaya ha la soo xiriiro : wa.me/771319389
Ama telegram @HiilsanAcademy
🥰1
19 Jul 2026, 08:07 UTC120 views2 reactionsread 7 August 2026 Video
Haduu dhawaaqa kugu adagyahay waxa aad ku soo biiri kartaa Hiilsan Academy .
Wa.me/770704228 la soo xiriir aad si fudud u barato luuqada English
🔥1🥰1
18 Jul 2026, 13:47 UTC119 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
Barashada Ai Online Course oo lagu baranaayo mudo kooban hab online ah .
Hadaba Ai waxa uu kaa saacidi karaa waxbarashadaada, shaqadaada, iyo waxbarashadaada.
Si aad u barato oo aad ugu shaqeysato nagala soo xiriir: @HiilsanAcademy
❤3
15 Jul 2026, 12:23 UTC150 views1 reactionsread 7 August 2026 Video
Waqtigaaga si aad kaga faaideysato online ku baro aqoon sax ah .
#Hiilsan @HIILSAN_ACADEMY
❤1
21 Jun 2026, 12:43 UTC243 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Barashada luuqada carabiga mudo kooban .
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir wa.me/770704228
❤2
19 Jun 2026, 03:06 UTC215 views0 reactionsread 7 August 2026 Photo
Waxaa wali socda isdiiwaangelinta koorisyada kala duwan ee Hiilsan Academy inta lagu guda jiro fasaxa .
#Hiilsan #English #Arabic
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @HIILSAN_ACADEMY. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.