27 Feb 2023, 16:41 UTC407 views2 reactionsread 6 August 2026 قال رسول الله ﷺ: ❪لَزوالُ الدُّنيا أهونُ على اللهِ من قتلِ رجلٍ مسلمٍ❫ صحيح الترمذي
Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Adduunyadu inay baaba'do baa ilaahay agtiisa kala sahlan qof Muslima in xaqdarro lagu dilo.❫
Adduunyada oo dhan maalkeeda, daaraheeda, ganacsigeeda iyo oo wax kastoo ku sugan dhammaan inay wada baaba'doo la waayo baa ilaahay agtiisa kala sahlan qof Muslim ah in xaqdarro lagu dilo.
عَبُدِ فتاَح مَحَمَدُ ع…
❤2
8 Jul 2022, 10:34 UTC634 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Alle waxaan kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo, ilinta kaa fogeeyo, rajadaada kuu rumeeyo, qalbigaaga sugo, arimahaaga ku fududeeyo, cimriga kuu barakeeyo, Danbigaaga dhaafo. Dheh Aaamiin ❤️❤️
@AQOOON
14 Feb 2022, 05:10 UTC803 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Ibnu Cabaas (RC), wuxuu yidhi: “Nin ayaa u yimid Rasuulka (scw), oo yidhi: “Rasuul Alloow waxaan ahay Weliga ama Mas’uulka Gabadh Agoon ah, laba nin ayaa soo doonay oo raba inay guursadan, midkood waa Maalqabeen, midna waa Miskiin gacan madhan, markaa waxaan doonaynaa in aan siino kan maalqabeenka ah, laakiinse iyadu waxay doonaysaa ninka saboolka ah. Nabiga (scw) wuxuu ku yidhi ninkii: “Guurku wuxuu munaasib u y…
25 Jan 2022, 07:40 UTC726 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Sidee loo dheeradaa.
■Cun cunno protein leh oo kugu filan, khudaarta iyo fruutka.
■Waa in aad jimicsi joogto ah sameysaa usbuucii labo ilala sadax jeer oo joogto ah.
■Waa in aad heshaa hurdo kugu filan, maadaama hormoonka aan kor ku soo xusay la soo daayo markii la hurdo.
■Iska ilaali waxyaabaha korriinka hoos u dhigo sida: sigaarka iyo khamriga oo si xaqiiqo ah loo arkay in korriinka dhirirka qofka ay saameeyaan…
22 Jan 2022, 03:21 UTC562 views2 reactionsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Akhriso Mucjizo-nimada Soomaalida.
●Soomaalida waa dadka kaliya markay wax soo uraan/shiiraan dhaha aamusa wax ayaa soo shiiraaya/uraaya.
●Soomaalida waa dadka kaliya markay qof la hadlayaan ookiyaalka/muraayada hoos usoo dajiya si ay kuu dhagaystaan.
●Soomaalida waa dadka kaliya intay caruurtooda garaacaan hadane dhaha maxaa la ooyaysaa.!?.
●Soomaalida waa dadka kaliya adoo hurdaaya intay ku kiciyaan ku dhaha, m…
❤1👍1
8 Jan 2022, 04:57 UTC436 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Istiqfaarta oo la badiyo ciriiriga ayay ka saaraysaa, faraj ayaa kuu furmaya, irzaaqada ayaa waasac kuu noqonaysa meel aadan filayn ayuu Alle kaa siinayaa
Ku xirnow kusoo biir 👉 @AQOOON
6 Jan 2022, 04:07 UTC423 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Alle naxariis badane waxa uu ina lee yahay, "i barya, aan idinka ajiibee".
وَقَالَ رَبُّكُمُ ٱدْعُونِىٓ أَسْتَجِبْ لَكُمْ.
Ku xirnow oo kusoo biir 👉@AQOOON
4 Jan 2022, 03:55 UTC435 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Nebiga SCW wuxuu yiri qofba wixii loo abuuraa loo fududeeyay. Raadi waxa aad ku fiican tahay oo xoogga saar ka miradhalintiisa.
Ku xirnow👉 @AQOOON
3 Jan 2022, 08:17 UTC445 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOONPhoto
Qof walbe xuquuq ayuu lee yahay mar walbe isku day xuquuqda dadka kale inaad ilaalisid.
Waa lasiman yahay.
@AQOOON
1 Jan 2022, 19:14 UTC414 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Albaabada Kurbda Lagu Feeydo Waa Toban Albaab: Sida Ku Soo Aroortay Quraanka iyo Sunnada Shariifka ah
1: Albaabka Kowaad : Waa Suuradda Faatixada Waxaa Ka buuxda Suuradan Asraar badan Oo Cajiib ah Waa Kaafisi Caafiso Wana leysku tufaa Marka Qofka Xanuunsado
2: Albaabka Labaad: Waa Qowlkan Cajiibka ah
" الله الله ربي لا أشرك به شيئا"
Nabi Muxamed SCW ayaa Gabadhiisa Faadumo Ku yiri" Waxaad tiraahdaa Markaad…
26 Dec 2021, 07:18 UTC435 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
1-Ma Og Tahay Markaa Hurdayso Inuu Shaqada Joojiyo Dareemaha Qaabilsan Wax Urinta ?
02-Ma Og Tahay Qofba Qofkuu Ka Riyo Badan Yahay Inuu Ka Caqli Badan Yahay ?
03-Ma Og Tahay Indhaha Bini Aadamka Inay Wax Walbo ula Muuqdaan Si Gadi Gadis Ah Balse uu Caqliga u Toosiyo Si Sax Ah.
04-Ma Og Tahay Cayayaanka (Xaywaanada) Ku Nool Korka Insaanka (Jirka Aadanaha) Inay Ka Badan Yihiin Tiro Ahaan Dadka Ku Nool Dunida oo Dh…
17 Dec 2021, 10:47 UTC463 viewsread 6 August 2026 Forwarded from @AQOOON
Qiimo dhimis balaaran
Dad badan oo raba muuqaalka sida loo jabsada taleefan walbe, si aad ula socotid xogta qofka, sida fariimaha WhatsApp, messenger, telegram, wicitaanada iwm, muuqaalka oo ay dhalinyaro badan oo aqoon kororsi rabtay awoodi waayeen inay $1 la baxaan, hadda qiimo dhimis weyn ayaan usamaynay, waxaana ka dhignay $0.5 ilaa sedex maalin oo kaliya, ka faa'ideyso. La xiriir👉 @aqoonyahan
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Dhiirriye. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.