8 Aug 2026, 16:34 UTC12 viewsread 9 August 2026 عن فَرْوَةَ بْنِ نَوْفَلٍ الأشجعي رضي الله عنه، أنه أتى النبي ﷺ فقال يا رسول الله، علِّمني شيئًا أقوله إذا أويتُ إلى فراشي فقال ﷺ
«اقْرَأْ: قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ، فَإِنَّهَا بَرَاءَةٌ مِنَ الشِّرْكِ»
Waxaa weriyeyAbuu Daawuud 5055 iyo At-Tirmidhi 3403
Furwah bin Nawfal Al-Ashja'iy Alle ha ka raalli noqdee wuxuu yiri Waxaan u imid Nabiga ﷺ oo waxaan ku iri Rasuulkii Allow i bar wax aan dhaho marka aan sarii…
Signed أَيَــــــــــــانُ عَــــــــــبْدُ الــــــــوَالِــــــــي
8 Aug 2026, 06:56 UTC20 viewsread 9 August 2026 1. Xadiiska ku saabsan fududeynta diinta
عَنْ أَنَسِ بْنِ مَالِكٍ رضي الله عنه قَالَ:
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ:
«يَسِّرُوا وَلَا تُعَسِّرُوا، وَبَشِّرُوا وَلَا تُنَفِّرُوا»
Macnaha Soomaaliga: "Wax fududeeya, hana adkaynina; dadka bishaareeya, hana ka cararinin."
Waxaa wariyey: Anas ibn Malik
Xigasho: Sahih al-Bukhari (69), iyo Sahih Muslim (1734).
2. Xadiiska ku saabsan ka tagidda waxa aan ku quseyn
عَنْ أَبِي هُرَيْ…
Signed Raqi🦋 Abshir
8 Aug 2026, 05:04 UTC22 viewsread 9 August 2026 Photo
Waxa uu Anas ka soo wariyey in uu yiri rasuulku ( ﷺ ) :
" Qofkii daryeela laba gabdhood ilaa ay qaangaaraan, wuxuu iman doonaa Maalinta Qiyaamaha aniga iyo isaga annagoo sidan oo kale ah ”.
Markaas ayuu Nabigu ﷺ isku dhajiyey farahiisa .
Faa'iidada Xadiiska
➡️ Xadiisku wuxuu ina barayaa fadliga weyn ee gabdhaha la koriyo lana daryeelo. Qofka aan ku koobnaan quudintooda oo keliya, balse u samra, wax bara, akhlaaqda …
Signed M D
7 Aug 2026, 08:11 UTC23 viewsread 9 August 2026 قال صلى الله عليه وسلَّم:
إذا مَرِض العبدُ أو سافر، كُتِب له مثلُ ما كان يعمل مقيمًا صحيحًا ...
رواه البخاريُّ
Haddii addoonku xanuunsado ama safar galo, waxaa loo qoraa ajarkii camalladii wanaagsanaa ee uu joogtada u samayn jiray markii uu caafimaad qabay oo uu degganaa.
Micnahawaxaaweeye, qofkii caado u lahaa cibaado wanaagsan, dabadeedna uu uga tago cudur ama safar awgii, Alle wuxuu u qoraa ajarkeedii oo dhan, i…
Signed Raqi🦋 Abshir
6 Aug 2026, 16:24 UTC32 viewsread 9 August 2026 عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ قَالَ
﴿ تَهَادَوْا تَحَابُّوا ﴾
Abuu Hurayrah Alle haka raalli noqdee wuxuu ka weriyey Nebiga ﷺ inuu yiri
Is-hadyeeya waayo is-hadyeeyntu waxay idin ka dhex abuurtaa jacayl
Rasuulka ﷺ wuxuu ina barayaa in is-hadyeeyntu ay qalbiyada isu soo dhowaato jacaylkana iyo walaaltinimadana ay sii xoojiso Hadiyaddu khasab ma aha inay qaali noqoto waxa ugu muhiimsan wa…
Signed أَيَــــــــــــانُ عَــــــــــبْدُ الــــــــوَالِــــــــي
5 Aug 2026, 16:01 UTC31 viewsread 9 August 2026 Ducadan waxaa wariyey Ali ibn Abi Talib, isagoo sheegay in Nabiga ﷺ uu ducadan akhrin jiray salaadda dhexdeeda.
Xadiiska:
اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي مَا قَدَّمْتُ وَمَا أَخَّرْتُ، وَمَا أَسْرَرْتُ وَمَا أَعْلَنْتُ، وَمَا أَنْتَ أَعْلَمُ بِهِ مِنِّي، أَنْتَ الْمُقَدِّمُ وَأَنْتَ الْمُؤَخِّرُ، لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ.
Macnaha Soomaaliga: "Ilaahayow, ii dambi dhaaf dambiyadaydii hore iyo kuwii dambe, kuwii aan qariyey iyo …
Signed Raqi🦋 Abshir
5 Aug 2026, 12:38 UTC34 viewsread 9 August 2026 DAMBIGA QARSOON EE BABI IYA XASANADKA
عَنْ ثَوْبَانَ رضي الله عنه، عَنِ النَّبِيِّ ﷺ أَنَّهُ قَالَ
«لَأَعْلَمَنَّ أَقْوَامًا مِنْ أُمَّتِي يَأْتُونَ يَوْمَ الْقِيَامَةِ بِحَسَنَاتٍ أَمْثَالِ جِبَالِ تِهَامَةَ بِيضًا، فَيَجْعَلُهَا اللَّهُ عَزَّ وَجَلَّ هَبَاءً مَنْثُورًا»
فَقَالَ ثَوْبَانُ: يَا رَسُولَ اللَّهِ، صِفْهُمْ لَنَا، جَلِّهِمْ لَنَا، أَنْ لَا نَكُونَ مِنْهُمْ وَنَحْنُ لَا نَعْلَمُ
فَقَالَ
«أَمَا إِنَّهُمْ إ…
Signed أَيَــــــــــــانُ عَــــــــــبْدُ الــــــــوَالِــــــــي
4 Aug 2026, 11:26 UTC43 viewsread 9 August 2026 Photo
Nebigu {ﷺ} waxa uu yidhi: “Alle, malaa’igta, iyo inta samaawaadka iyo dhulka ku sugan, xataa qudhaanjada godkeeda ku jirta iyo kalluunkuba waxa ay u ducaynayaan macallinka dadka baraya khayrka”.
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊 𝑿𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒌𝒂; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/baroxadiiskan
Signed Xasan Nuur
3 Aug 2026, 13:07 UTC54 viewsread 9 August 2026 SALAADDU WAXAY TIRTIRTAA DAMBIYADA
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ قَالَ
«أَرَأَيْتُمْ لَوْ أَنَّ نَهَرًا بِبَابِ أَحَدِكُمْ، يَغْتَسِل فِيهِ كُلَّ يَوْمٍ خَمْسَ مَرَّاتٍ، هَلْ يَبْقَى مِنْ دَرَنِهِ شَيْءٌ؟»
قَالُوا: لَا يَبْقَى مِنْ دَرَنِهِ شَيْءٌ
قَالَ: «فَذَلِكَ مَثَلُ الصَّلَوَاتِ الْخَمْسِ، يَمْحُو اللَّهُ بِهِنَّ الْخَطَايَا
Waxaa weriyey
Saxiixul Bukhaari 528
Saxiix Muslim 667
Ab…
Signed أَيَــــــــــــانُ عَــــــــــبْدُ الــــــــوَالِــــــــي
2 Aug 2026, 13:10 UTC55 viewsread 9 August 2026 Photo
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qofka ay aakhiro tahay hammigiisa ilaahay baa qalbigiisa waxa uu u gelinayaa hodantinimo, arrimihiisana ilaahay baa u ururinaya, adduunyaduna waxay u imaanaysaa iyadoo qasban.
Qofka ay adduunyadu tahay hammigiisa ilaahay baa faqrigiisa labada indhood hortooda keenaya, arrimihiisana ilaahay waa kala tagsiinayaa, adduunyaduna uga imaan mayso wixii loo qadaray mooyaane.»
Signed Xasan Nuur
1 Aug 2026, 17:04 UTC52 viewsread 9 August 2026 FADLIGA AADANKA SALAADA
Marka aad maqasho aadaanka ha iska indhatirin Waa baaq uu Alle kuugu yeerayo salaadda
عَنْ أَبِي سَعِيدٍ الْخُدْرِيِّ رضي الله عنه، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ قَالَ:
«إِذَا سَمِعْتُمُ النِّدَاءَ فَقُولُوا مِثْلَ مَا يَقُولُ الْمُؤَذِّنُ»
Waxaa weriyey Sahih al-Bukhari 611 iyo Sahih Muslim 383
Abuu Saciid Al-Khudri Alle ha ka raalli noqdee wuxuu Nabiga ﷺ ka weriyey inuu yiri
Markaad maqashaan aad…
Signed إِيَانُ عَبْدُ الْوَلِيِّ
31 Jul 2026, 16:04 UTC54 viewsread 9 August 2026 MÙMINKA ARRIMIHIISA OO DHAN WAA Kheyr
عَنْ أَبِي يَحْيَى صُهَيْبِ بْنِ سِنَانٍ رضي الله عنه، قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ
«عَجَبًا لِأَمْرِ الْمُؤْمِنِ، إِنَّ أَمْرَهُ كُلَّهُ لَهُ خَيْرٌ، وَلَيْسَ ذَاكَ لِأَحَدٍ إِلَّا لِلْمُؤْمِنِ، إِنْ أَصَابَتْهُ سَرَّاءُ شَكَرَ فَكَانَ خَيْرًا لَهُ، وَإِنْ أَصَابَتْهُ ضَرَّاءُ صَبَرَ فَكَانَ خَيْرًا لَهُ»
Waa wax lala yaabo arrinka mu'minka Arrimihiisa oo dhan waa kheyr mana ji…
Signed إِيَانُ عَبْدُ الْوَلِيِّ
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @Baroxadiiskan. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.