7 May 2025, 15:42 UTC306 views3 reactionsread 7 August 2026 Forwarded from @AishaAhmed99Photo
Ducooyinku waa gaashaankayga, waa xidiga ka mid ah xidigaha nafteyda ee jidkayga iftiimiyo, wana xasiloonida qalbigayga aadna waan ujeclahay.
Buuga Xidigaha nafteyda
Qoraa Aisha Ahmed hassan
Dalabka waa inoo furan yahay gadaal ayaan ka dhiganay bandhiga buuga hadda dalbo oo hadda hel +252612666742
❤3
Signed Aisha Ahmed Hassan
13 Apr 2025, 14:06 UTC295 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @AishaAhmed99
Raga iyo Dumarka xalqad 5aad
Raga iyo dumarka waxa loo abuuray si kala duwan, balse midkoodna ma ka sarreeyo kan kale, Kala duwanaantaas waa mid dhameystiran oo isu dheellitiran, waxayna u baahan tahay faham, qadarin iyo iskaashi ee ma ahan tartan ama is barbar dhig cid guuleysatay iyo cid guuldareysta.
Diinta Islaamku waxay raga iyo dumarka siisay mas’uuliyado gaar ah si ay isku dhammaystiraya iyadoo aan midkood …
Signed Aisha Ahmed Hassan
12 Apr 2025, 08:28 UTC283 viewsread 7 August 2026 Still Becoming
Title: You Are Allowed to Rest
Message:
You don’t need to have it all figured out today. It’s okay to pause, to breathe, and to just be. Healing doesn’t mean rushing. Growth doesn’t mean perfection. You are still becoming — even on the days you feel like you’re standing still.
Qur’an Reflection:
وَلَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ وَنَعْلَمُ مَا تُوَسْوِسُ بِهِ نَفْسُهُ ۖ وَنَحْنُ أَقْرَبُ إِلَيْهِ مِنْ حَب…
Signed Amal Omar
27 Jan 2025, 10:27 UTC298 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @AishaAhmed99Photo
"Shiid iyo Sheeko" waa buug si qoto dheer u sahaminaya caqabadaha nololeed ee dhalinyarada Soomaaliyeed, isagoo diiradda saaraya shaqo la’aanta, shiidka, iyo dhibaatooyinka kale ee noloshooda curyaamiyay.
@hagad
Signed Aisho Ahmed Hassan
8 Nov 2024, 20:11 UTC483 viewsread 7 August 2026 Salaaam!
Signed Amal Omar
16 Sept 2024, 04:07 UTC547 views3 reactionsread 7 August 2026 𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝐽𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part 2
Mama’di Hanad Dhashay Safarkedi Ayay U Baxday Ugu danbey Way Nabad Tagtay Oo Tuuladi Way Gadhay
Hanad Isaga Guriga Laba Cisho Kamu Bixin Werwer Dartis io Nolol Aanu Raali Ka Ahayn Inu Galo
Mama’da Hanad Dhashay reerki Markay Dhawr cisho Joogtay Tuuladi Kuso Dalxiistay Ayay Hawshay U timid Gashay Islaanti Aay Saxibka Ahayn Aay u timid Mama’du Ayay Wada Hadlayn Una Sheegty Arinkay U timid
…
👍2❤1
Signed Aisha bintu Ahmed
30 Aug 2024, 13:49 UTC404 viewsread 7 August 2026 Sadirkii ina sameyn saman mudane Sabankan la jooga ruux aan shalay dhamin sidee buu unolyahay .?
Signed Aisha bintu Ahmed☆
28 Aug 2024, 09:56 UTC362 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @AishaAhmed99
Major waa barnaamij ay soo saareen Telegramka Waana airdrop cusub oo ah update cusub Telegramka ay soo saartay kaasi oo Isticmaalayaasha Telegramka ay ku helayaan abaalmarino aad u qaali ah ayadoo isticmaalkiisa yahay free,
Sidoo kale isticmaalkiisa waa reward meesha ku qorantahay adiga oo talo waxyaabaha qaar inaad samayso aad xidigo ku heleysid sida inaad ku biirto channelkooda iyo storyga saarato linkgooda iyo ba…
Signed Aisha bintu Ahmed☆
2 Aug 2024, 21:13 UTC396 viewsread 7 August 2026 Wll hadda xamar joog fadlan hospital
Tag dhiig ugu deeq walalhagaa ay khawarijta xasuuqday iyaga wax galabsan 😢😭
Signed Aisha bintu Ahmed☆
14 Jul 2024, 16:15 UTC342 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @AishaAhmed99
Baraarujin Ka faa iideyso soonka caashuura maalinta bari iyo maalinta ku xigto isla soon insha allh
Soonka caashuuraa
Waa soon la soomo kan ugu fadliga badan hal sano tagtay dambigeeda lagu dhaafaa waana shukri mahad celin alle nimcooyinka waa weyn alle noogu deeqay aan heysano
Isniin
Sagalaadka ah
Talaado
Caashuura oo tobanaadka ah
Waa sida sunada ah in la is raaciyo labada maalmood
Signed Aisha bintu Ahmed☆
30 Jun 2024, 09:18 UTC382 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @AishaAhmed99Photo
Asigo dhameystiran Facebook pageykeyga ka zoo aqrisay ☺️❤️
Waa kan link = https://www.facebook.com/bintuahmed99?mibextid=JRoKGi
Signed Aisha bintu Ahmed☆
15 Jun 2024, 19:54 UTC450 viewsread 7 August 2026 Ciid wanaagsan sxbyaal ❤️
Signed Aisha bintu Ahmed☆
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @Amaalbintuahmed. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.