7 Sept 2026, 15:13 UTC162 views12 reactionsread 7 September 2026 Photo
📿Ducada iyo Xasiloonida Qalbiga:
Xuska Alle waa furaha ugu wanaagsan ee lagu helo xasilooni iyo raaxo maskaxeed. Ducadan quruxda badan waxaad Eebbe kaga baryaysaa inuu qalbigaaga ka saaro walbahaarka, uuna ku beddelo nabad iyo qancitaan dhab ah.
Baryada: "🤲🏻Allahayow, qalbigayga ku shub xasilooni aan dhammaanayn, iga fogee walwalka iyo cabsida, oo i sii nabad gudaha ah👏🌺🤲🏻
❤12
7 Sept 2026, 13:32 UTC208 views6 reactionsread 7 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤6
7 Sept 2026, 09:04 UTC259 views16 reactionsread 7 September 2026 Photo
"Mid kasta oo inaga mida wuxuu leeyahay wuxuu dadka kaga soocanyahay ,ilaasho dhinaca aad ku wanaagsan tahay dadka kalena ha isku eekaysiin,ahow adiga ,lahaw dabeecadaada,waligaana hoos ha ugu dhigin naftaada barbardhiga dadka kale,sidaadaa ayaad ku wacantahay mar kasta ..!"🤍✨
https://t.me/yaa_Allah_igu_dar_kuwa_Wanaagsan
❤16
7 Sept 2026, 06:01 UTC280 views7 reactionsread 7 September 2026 Photo
Photo, posted without a caption
❤6🥰1
7 Sept 2026, 02:52 UTC291 views11 reactionsread 7 September 2026 Video
La xisaabtan naftaada intaad nooshahay intaan aakhiro Lagu xisaabin
❤11
7 Sept 2026, 02:50 UTC278 views9 reactionsread 7 September 2026 Video
﴿وَالصُّبْحِ إِذَا تَنَفَّسَ﴾
Subaxdii marka uu neefsado (iftiinkiisu soo baxo)🧡
اللهم صباح مبشر وخيرات لا تزول
Allow subax wanaagsan oo bishaaro wata, iyo khayr aan dhammaan🧡🌼
❤6🥰3
6 Sept 2026, 14:21 UTC336 views12 reactionsread 7 September 2026 ﴿ فَاذْكُرُونِي أَذْكُرْكُمْ وَاشْكُرُوا لِي وَلَا تَكْفُرُونِ ﴾
♡ سُبْحَانَ اللهِ
♡ الحَمْدُ للهِ
♡ لَا إلَهَ إلَّا اللهُ
♡ اللهُ أكْبَرُ
♡ سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ
♡ سُبْحَانَ اللهِ العَظِيمِ
🥰12
6 Sept 2026, 13:40 UTC345 views14 reactionsread 7 September 2026 Photo
"وَاصْبِرْ وَمَا صَبْرُكَ إِلَّا بِاللَّهِ ۚ وَلَا تَحْزَنْ عَلَيْهِمْ وَلَا تَكُ فِي ضَيْقٍ مِمَّا يَمْكُرُونَ"
https://t.me/yaa_Allah_igu_dar_kuwa_Wanaagsan
💟
❤7🥰7
6 Sept 2026, 08:05 UTC384 views15 reactionsread 7 September 2026 Photo
"Noqo qof waxtar leh, xitaa haddii ay niyaddaadu tahay inaad dadka anfaco. Alle haddii uu kugu arko wanaag iyo niyad wanaagsan, wuxuu kuu fududaynayaa inaad samayso camal khayr ah." 💙
Ilaahay ha innaga yeelo kuwo khayrka jecel, khayrkana loo fududeeyo. Aamiin. 🤲💙 https://t…
❤15
6 Sept 2026, 07:18 UTC357 viewsread 7 September 2026 Photo
إِنَّ الصَّلَاةَ كَانَتْ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ كِتَابًا مَوْقُوتًا
Runtii salaaddu waxay ku waajib tahay mu’miniinta waqtiyo cayiman.”
5 Sept 2026, 15:45 UTC407 views13 reactionsread 7 September 2026 Photo
🤍 RISIQAAGA RAAGAY BAA KA QURUX BADNAAN KARA RISIQYADOODA SOO HORMARAY 🌷
Waxa Alle dib kuugu dhigay inuu ku siiyo wax ka qurux badan waxay heleen. ✨
Marnaba ha murugoon 🤍
Waxaad haysataa Ilaah wanaagsan oo addoomihiisa jecel. 🫂
Qalbiyadana kaba… 🥹🤍
Waa soo socdaan dhammaan riyooyinkaagii, iyagoo ka qurux badan sidaad filaysay. 🌸✨
Uga tag Ilaahay arrimaha 🤲🏻
Laga yaaba inay kuugu timaaddo sidaad rabtay, si kasii …
❤13
5 Sept 2026, 15:13 UTC307 views5 reactionsread 7 September 2026 Photo
🌅 Aan tasbiixsanno…
Cadceeddu way sii dhacaysaa; waa aayad ka mid ah aayaadka Alle. Aan ku sagootinno waqtigan tasbiix iyo xuska Alle. 🤍
Alle wuxuu Nabigeenna ﷺ faray inuu Rabbigiis tasbiixsado marka qorraxdu soo baxayso iyo marka ay dhacayso. Innagana waa layna faray aynu tasbiix ku sagootino maalinkan soo dhamaaday sidoo kale soo dhawyno habeenkan soo galay
سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ، سُبْحَانَ اللهِ العَظِيم…
❤5
Showing the 12 most recent of 18 posts we hold for @yaa_Allah_igu_dar_kuwa_Wanaagsan. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.