31 Dec 2025, 17:22 UTC≈2,910 views24 reactionsread 12 August 2026 Photo
Qorraxdii saaka kasoo baxday dhanka bari, sidoo kale barri subax waxay kasoo bixi doontaa isla halkii ay saaka kasoo baxday.
Sanadka cusub ee 2026 waxba ma bedeli doono.
Adiga ayaa gacanta ku haya is bedelkaaga Ficil samee si maalmahaagu uga duwanaadaan maalmihii lasoo dhaafay.
Nolol qurux baan kuu rajaynayaa.❤️
❤22👏2
9 Mar 2025, 23:47 UTC≈5,980 views47 reactionsread 12 August 2026 Photo
Qalbigaagu wuxuu mudanyahay farxad !
Farxadu maaha riyo iyo wax u baahan gaadhitaan, keliya waa rajayn iyo inaad rabbigaa wax wanaagsan ka filato mar walba, kuna sabarto dhibaato walba oo dhinacaaga taala, adigoo rajaynaya naxariista rabbigaa.❤️
❤38❤🔥4🥰4👏1
8 Mar 2025, 20:52 UTC≈4,960 views31 reactionsread 12 August 2026 Photo
Jacayl ha u qaadin qof waliba oo wanaagsan biloowga horre, maxaa yeelay dhamaantood way wanaagsanyihiin biloowga.
Jacayl waxaa muddan qofkii ilaa dhamaadka kuu wanaagsanaada.❤️
❤29👏2
24 Feb 2025, 18:02 UTC≈4,620 views37 reactionsread 12 August 2026 Photo
albaabada aad ka cabsanayso, gadaashooda waxaa ahaaday nolol u qalanta in lagu noolaado.❤️
❤30🥰5💔2
31 Dec 2024, 17:29 UTC≈5,330 views37 reactionsread 12 August 2026 Sanadku waa tirro oo keliya noloshana waxba kama bedelo, waxyaabaha maalin laha ee aad qabanayso uun baa noloshaada wax bedeli kara.
Maalmo qurux badan baan idiin rajeynayaa saaxiibayaal.❤️
❤35👏1🥰1
Signed NUUR_KA🖤
22 Nov 2024, 00:57 UTC≈6,730 views33 reactionsread 12 August 2026 Photo
Dunidani maaha nolol rasmi ah, qof weliba si lama filaan ah buu uga tagayaa, waxaa haboon qof walba inaad kula dhaqanto wanaag aan hadhoow qoomamo ka danbayn.🥺❤️
@nuurkah🦋
❤27🥰6
Signed ɴᴜᴜʀᴋᴀ ✍️
21 Nov 2024, 18:02 UTC≈5,370 views33 reactionsread 12 August 2026 Photo
Waxa ugu wanaagsan ee aabuhu caruurtiisa u qaban karo, waa inuu hooyadood jeclaado.❤️🫂
@nuurkah🦋
❤29🥰4
Signed ɴᴜᴜʀᴋᴀ ✍️
20 Nov 2024, 18:15 UTC≈5,040 views18 reactionsread 12 August 2026 Photo
Waxaynu ku noolnahay duni is moodsiis ah !
waxaynu aaminsanahay inaynu haysano waqti aynu ku qabano waxyaabo badan oo qalbigeena ka dhex guuxaya, laakiin ma ogid noloshuba inay tahay daqiiqadaas aad dib dhiganayso iyo gaadhitaankeeda inta u dhaxaysa.🙂
@nuurkah🦋
❤10😢7💔1
Signed ɴᴜᴜʀᴋᴀ ✍️
19 Nov 2024, 18:15 UTC≈4,060 views16 reactionsread 12 August 2026 Photo
Farxada aan raadiyo marka aad iga maqantahay, iyadaaba isoo raadsata marka aad garabkayga joogto.❤️🥺
@nuurkah🦋
❤13🥰3
Signed ɴᴜᴜʀᴋᴀ ✍️
18 Nov 2024, 17:58 UTC≈4,000 views31 reactionsread 12 August 2026 Photo
Oo miyaanay kalsooni iyo degenaan ku galayn marka uu xabiibkaaga muxammed(s.c.w) ku leeyahay:" hadii ay dhamaantood isku tagaan si ay kuu dhibaateeyaan waxba kuma yeeli karaan wixii alle kuu qoray mooyaane"
Xasili naftaada.❤️
@nuurkah🦋
❤24🥰6😢1
Signed ɴᴜᴜʀᴋᴀ ✍️
17 Nov 2024, 18:15 UTC≈3,920 views30 reactionsread 12 August 2026 Photo
Dadka kale farxadoodu hadii ay ku farxad galinayso, ilaahay u mahadnaq naf qiimo badan baa kugu jirtee.❤️😍
@nuurkah🦋
❤21🥰6👏3
Signed ɴᴜᴜʀᴋᴀ ✍️
16 Nov 2024, 17:46 UTC≈3,720 views26 reactionsread 12 August 2026 Photo
Waxaan rabay inaan kuu sheego dhamaantood inay i khiyaameen adiga mooyaane, laakiin adiguna waad ikhiyaantay inta aanan kuu sheeginba.💔
@nuurkah🦋
💔15😢6❤5
Showing the 12 most recent of 20 posts we hold for @xuliyoxikmo. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.