15 Aug 2026, 17:04 UTC48 views1 reactionsread 29 August 2026 Photo
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admi
โค1
Signed Zaxiibka Nolosha
7 Aug 2026, 18:04 UTC144 viewsread 29 August 2026 Photo
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admi
Signed Zaxiibka Nolosha
7 Aug 2026, 06:26 UTC268 views7 reactionsread 29 August 2026 Photo
๐๐โ โ๐๐ ๐ช ๐ช ๐๐โโโ
โ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
=====
Nabigu (scw) ๏ทบ wuxuu yidhi:"maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u khayr baddan maalinta jimce-waayo-waa maalinkii nabi Aadam la abuuray, waana maalinkii jannada la galiyay (Aadam) waana isla maalinkii laga soo saaray".*
=====
#jimce_wanaagsan_Ku_sali_nebiga_scw
๐๐โโโ
โ
๐ช ๐ช ๐๐โโโ
โ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โญโโโโโโโโโโโโโโฆ
โค5โคโ๐ฅ1๐1
Signed Risaak ibra
6 Aug 2026, 03:08 UTC269 views6 reactionsread 29 August 2026 โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ข๐ง๐ฎ ๐๐๐ข๐ข ๐๐ก๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ก๐๐ค๐ ๐ซ๐๐๐ฅ๐ข ๐ง๐จ๐ช๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข ;
"ุงูุนูููู
ู ุฎูููุฑู ู
ููู ุงููู
ูุงููุ ุงูุนูููู
ู ููุญูุฑูุณููู ููุฃูููุชู
ุชูุญูุฑูุณู ุงููู
ูุงูู"
Cilmigu wuu ka khayr badan yahay maalka cilmigu adiga ayuu ku ilaaliyaa, halka maalka adigu ilaaliso.
Xikmaddani waxay ina baraysaa in cilmigu ka qiimo badan yahay maalka. Cilmigu wuxuu qofka ku hagaa jidka saxda ah, wuxuu u โฆ
โค3โคโ๐ฅ1๐1๐1
Signed .
5 Aug 2026, 03:02 UTC264 views7 reactionsread 29 August 2026 Photo
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
Waxaa hubaal iyo biyo kama dhibcaan ah in ammuuro agteena ku weyn oo ku culus maanta, ay iman doonaan beri iyaga oo agteena ku fudud.
"ููู
ูุง ุธููููููู
ู ุจูุฑูุจูู ุงููุนูุงููู
ูููู"
"maxaad ka malaysanaysaan / filaysaan , Rabbiga caalamka/ koonka".
Allahii imaanshiyaheenna iyo ahaanshiyaheennaba lahaa ayaa hadalkan yididiilada iyo rajada San xambaarsan inna leh.
~Sultan Sitiin~
โฆ
โค4โคโ๐ฅ1๐1๐1
Signed .
4 Aug 2026, 02:57 UTC283 views9 reactionsread 29 August 2026 Photo
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
๐
Subaxdu waa furaha maalinkaaga ๐ฟ
Subaxdu waa bilowga riyadaada iyo jihada aad u doorato maalintaada. Haddii aad si deggan oo niyad wanaagsan u soo toosto, waxaad furaysaa albaabyo guul iyo farxad kuu horseeda. Waa waqtiga ugu qiimaha badan ee aad naftaada ku xasuusin karto waxa aad rabto inaad gaadho, adigoo qalbigaaga ka buuxinaya rajo iyo yididiilo. Sida aad subaxda uโฆ
โค5๐2๐ฅ1๐1
Signed .
3 Aug 2026, 03:06 UTC283 views6 reactionsread 29 August 2026 Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku casuumay Aqalka Cad ๐ NASA iyo shirkado waaweyn sida Google & Facebook ayaa ammaanay
๐ Axmed wuxuu noqday astaan muujinaysa hal-abuur, dulqaad iyo sinnaanta.
๐ Casharka: Ha ku xukumin qof muuqaalkiisa ama diintiisa. Waxaa laga yaabaa inuu yahay qofka berrito dunida wax ka beddeli doona.
Xigasho:Alpire
=====
#Arooryo_Suuban
โญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค@xikmado_iyo_sugan_6
โก ใ
ค โใ
ค โฆ
โค3โคโ๐ฅ1๐1๐1
Signed .
3 Aug 2026, 03:06 UTC280 views1 reactionsread 29 August 2026 Photo
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
Sheeko Dhab Ah oo Qalbiga Taabaneysa
Sanadkii 2015, wiil Maraykan ah oo 14 jir ah, laguna magacaabo Axmed Maxamed, ayaa aad u jeclaa elektarooniga iyo hal-abuurka. Wuxuu sameeyay saacad uu gacantiisa ku farsameeyay, kadibna wuxuu u qaaday iskuulkiisa si uu macallimiinta ugu muujiyoโwuxuu rajeynayay in la ammaano oo la dhiirrigeliyo. โฐ๐ก
Laakiinโฆ wixii uu sugayay ma dhicin.โฆ
โค1
Signed .
2 Aug 2026, 02:57 UTC281 views7 reactionsread 29 August 2026 Video
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
Cilmiga waa lagu badhaadhaye haka tagin aqonta
=====
#Arooryo_Suuban
โญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค@xikmado_iyo_sugan_6
โก ใ
ค โใ
ค โ โฒ
หกแถฆแตแต แถแตแตแตแตโฟแต หขแตแตแต หขสฐแตสณแต
โโโโโโโแโโโโโโโ
โค4๐1๐ฅ1๐ฅฐ1
Signed .
1 Aug 2026, 02:59 UTC315 views8 reactionsread 29 August 2026 Photo
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
Sakiintu way ka af badan tahay masaarta balse geed magoyn karto masaartuna way ka xoog badan tahay sakiinta balse tin maxiiri karto, saa darteed baro in qof waliba inuu meel uu ku wanaagsan yahay.
Ma jiro qof aan waxtar lahayn, laakiin waxaa jira qof yaalla meel aan ku haboonayn hantida iyo hibada uu leeyahay.
Kala duwanaanshuhu waa quruxda nolosha.
Al xakiim channโ๏ธ
===โฆ
โค5โคโ๐ฅ1๐1๐1
Signed .
30 Jul 2026, 06:24 UTC327 views10 reactionsread 29 August 2026 Video
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
6 Arimood intaynan dhicin acmasha kheyrka ah badsada
Hadey 6 arimod dhacan dhib weynbaa dhici
=====
#Arooryo_Suuban
โญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค@xikmado_iyo_sugan_6
โก ใ
ค โใ
ค โ โฒ
หกแถฆแตแต แถแตแตแตแตโฟแต หขแตแตแต หขสฐแตสณแต
โโโโโโโแโโโโโโโ
โค6โคโ๐ฅ1๐1๐ฅ1๐1
Signed .
29 Jul 2026, 03:01 UTC337 views12 reactionsread 29 August 2026 Photo
โฃ.เฆโ โ โ โ
xikmado_iyo_sugan_6โ
โ โ โ
=====
โ" Qofka Aad iscugataan
Ama Ceesh wadaagtan
Markaad kala cadhootan
Wuxu ceebo leeyahay
Cidna Hawga sheekayn "
โ~ Ayaan kaaba
=====
#Arooryo_Suuban
โญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค@xikmado_iyo_sugan_6
โก ใ
ค โใ
ค โ โฒ
หกแถฆแตแต แถแตแตแตแตโฟแต หขแตแตแต หขสฐแตสณแต
โโโโโโโแโโโโโโโ
โค8โคโ๐ฅ1๐1๐ฅ1๐1
Signed .
Showing the 12 most recent of 23 posts we hold for @xikmado_iyo_sugan_6. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked โ was rounded by Telegram before we ever saw it โ t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so โ1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.