23 Mar 2026, 20:44 UTC252 viewsread 7 August 2026 Forwarded from @KooxdawadajirPhoto
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧
𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀 👇
𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔🤝𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗗
𝗞𝗔 𝗛𝗘𝗟𝗘𝗬𝗦𝗔𝗔 👇
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🎤𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 🎤
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
❤️ 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟 ❤️
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
🗣𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🗣
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
📖…
Signed 𝗖𝗜𝗟𝗠𝗢𝗢𝗚𝗘 🦅
18 May 2025, 15:11 UTC757 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Qofkii u baahan master card 💳 kaa oo meel walba wax kaga iibsa karto Waa Diyaar
Gurigaaga iyo Goobtada shaqo adoo jooga ayaa laguu sameyna
Nagala soo xiriir WhatsAppkan hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/252612857940
❤1
Signed Mcc warsame
16 Apr 2025, 12:22 UTC734 views3 reactionsread 7 August 2026 Photo
Bini aadamku wuxuu fiiriyaa jirka & lebiska laakiin Allaah SWT wuxuu fiiriyaa quluubta❤️.
❤3
Signed Maslax Shigaa
15 Apr 2025, 16:09 UTC646 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
"16 Talooyin oo Kaa Caawinaya Horumarinta Naftaada iyo Noloshaada
1. Dhiso is-xakameyn (Self-discipline)✅
2. Ka tag caadooyinka xun-xun, hal mar mid ka saar
3. Jooji welwelka mustaqbalka
4. Aqbal khaladaadkaaga
5. Ha ka baqan inaad guuldareysato
6. Dooro nolol sahlan (Simplicity)
7. Baro inaad tiraahdo "Maya"
8. Ka tag wixii hore (Past)
9. Samee saaxiibo cusub
10. Hel shaqo cusub
11. Bilaaw gan…
👍1
Signed Maslax Shigaa
13 Apr 2025, 20:02 UTC553 views2 reactionsread 7 August 2026 Dadka Caqliga,Cilmiga Iyo Iimaanka U Saaxiibka Ah Intooda Badan Ma Noqdaan Dad Xun Sababtoo Ah Xumaantu Waxaay Ubaahantahay Doqonimo, Jaahilnimo Iyo Xaasidnimo.
❤1👍1
Signed 𝐂𝐚𝐚'𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐂𝐚𝐥𝐢
12 Apr 2025, 03:13 UTC626 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Subax wanaagsan saaxipayaaal 👋
👍2
Signed Maslax Shigaa
9 Apr 2025, 08:36 UTC578 views3 reactionsread 7 August 2026 Caalim muslim ahaa aan magaciisa xasuusan baa lga wariyy inu yiri hadaadan cuntada u cunin sida daawada oo kle daawada ayaad u cuni doontaa sida cunada oo kle.
Marka jiilkeenannaan ka taxadarno caafimaadkeena, aan ku dadaalno cunada dabiiciga ah, aan ka fogaano waxyabaha la warshadeeyy iwm
Waa iga talo
❤3
Signed 𝐂𝐚𝐚'𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐂𝐚𝐥𝐢
9 Apr 2025, 06:00 UTC625 viewsread 7 August 2026 https://t.me/boost/Haldoor42
Signed Maslax Shigaa
9 Apr 2025, 05:50 UTC599 views1 reactionsread 7 August 2026 Photo
Nagu soo biir channel keena haldoor channel
https://chat.whatsapp.com/IQ7xErFv06TLZHGbiKczog
👍1
Signed Maslax Shigaa
31 Mar 2025, 09:49 UTC622 views2 reactionsread 7 August 2026 Photo
Sabarku waa seddex:::
Inaad ku sabarto qaddarka Alle
Inaad ku sabarto adeecida Alle
Iyo inaad ka sabarto macaasida.
Xadiith rasuulkaﷺ wuxu leeyahy "qof lama siin siismo ka ballaaran kana wanaagsan sabarka".
Ilaahay hanagu daro kuwa uu yiri:
وبشر الصابرين.
❤2
Signed Maslax Shigaa
29 Mar 2025, 09:59 UTC568 viewsread 7 August 2026 Photo
Waxaa jiro qiimo dhimis 100% ah Fadlan ka faa'ideyso oo hadda nala soo xiriir
https://wa.me/+252612314277
https://wa.me/+252612314277
https://t.me/guulwadaag
Signed Maxamed Abuukar
25 Mar 2025, 06:25 UTC587 viewsread 7 August 2026 Photo
Ku dabaaldeg Ciidda si naqshad qurux badan leh!
Hal-abur Design waxay kuu diyaarisay posters-ciid gaar ah oo aad jeceshahay. Ka mid noqo 30-ka qof ee ugu horreeya si aad u hesho qiimo dhimis khaas ah!
📅 Dhimista waxay dhacaysaa 27/03/2025 – Ha seegin fursadda!
📌 Hal-abur Design – Hal-abuur casri ah!
https://wa.me/+252612314277
Dalbo hadda oo ka faa’iideyso!
https://wa.me/+252617500014
--
Signed Maslax Shigaa
Showing the 12 most recent of 17 posts we hold for @xikmaawimedia. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.