29 Jul 2025, 11:28 UTC≈7,880 views103 reactionsread 3 September 2026 Hadaad milkin laheydeen sanduuqda raxmada Alle , dadka ayaad udiidi laheedeen maxaa yeelay waxaad kabaqeysaan wax bixinta ,
Insaankuna waa mid bakheyl ah
﴿ قُل لَّوْ أَنتُمْ تَمْلِكُونَ خَزَائِنَ رَحْمَةِ رَبِّي إِذًا لَّأَمْسَكْتُمْ خَشْيَةَ الْإِنفَاقِ ۚ وَكَانَ الْإِنسَانُ قَتُورًا﴾
Bina-aadam Rabiyow hanoo baahin aamiin yaarabi
❤99👍3🔥1
Signed Shire Naaleeye
28 Jul 2025, 20:50 UTC≈7,650 views93 reactionsread 3 September 2026 Photo
"Dadka Jirkooda shahwada ayaa gubeysa oo hadii Maantoo dhan aad u muxaadareeneyso qaar baa hurdoonaya, hadaadse hal mar nin iyo naag wax ku saabsan aad soo hadal qaado kii hurday ayaa qosol la dhacaya kii caajisanaa waa sacbinayaa, inta kalana firfircooni iyo dhaqdhaqaaq ayeey muujinayaan"
Shekh Shibli.
Xigasho: Ibrahim Dahran.
🤣70❤15😁5👍2🥰1
Signed Sidik Mohamed
24 Jul 2025, 15:41 UTC≈7,060 views50 reactionsread 3 September 2026 Photo
Yaa rabii intii hamigoodu yahay in ay gaadhaan halka ugu khayrka badan aduunka soo cimraystaan walidkood u cimreeyaan kuna hamiyaaya in naftooda horumariyaan dhinac dhaqaale, dhinac diineed, dhinac waxbarasho
Yaa rabii ka yeel mid soo dhawaada
Yaa rabii midigta ka sii adaa awoodee
Yaa rabii u sahal oo u sakhir
Yaa rabii isku toostosi adaa awoodee.
Aamiin aamiin
❤50
Signed Sidik Mohamed
22 Jul 2025, 08:31 UTC≈5,830 views24 reactionsread 3 September 2026 Photo
Ibnu Al-Qayim (Allaha u naxariistee) wuxuu yiri: ''Nabigu ﷺ wuxuu xiriiriyay cabsida Alle yo akhlaaqda wanaagsan, maxaa yeelay: Cabsida Ilaahay waxay hagaajisaa xiriirka u dhexeeya addoonka iyo Rabbigiisa halka Akhlaaqda wanaagsanna ay hagaajiso xiriirka uu la leeyahay dadka kale.
Cabsida Alle waxay keentaa jacaylka Alle,
Akhlaaqda wanaagsanna waxay dadka ku kalliftaa inay jeclaadaan qofka.''
❤24
Signed Sidik Mohamed
20 Jul 2025, 15:19 UTC≈5,550 views19 reactionsread 3 September 2026 وَإِذَا أُلْقُوا مِنْهَا مَكَانًا ضَيِّقًا مُّقَرَّنِينَ دَعَوْا هُنَالِكَ ثُبُورًا( 13)
Marka lagu turo mel aad ciriri u ah o jahanama ka mid ah iyaga o gacmahooda silsilado lagula xiray qortooda waxay naftooda ku habaaraan halaag si ay uga baxsadan narta
لَّا تَدْعُوا الْيَوْمَ ثُبُورًا وَاحِدًا وَادْعُوا ثُبُورًا كَثِيرًا( 14)
Si ay u quustan waxa lagu dhahaya manta halaga halmar ha u yeranin…
❤19
Signed Sidik Mohamed
18 Jul 2025, 19:18 UTC≈5,310 views36 reactionsread 3 September 2026 Kitaabka quraanka ahi wuxu koobsaday , cilmi , sharci , suugaan , falsafad , taariikh , saadaal , cudur daar , digniin , duco , rajo , jacayl , bushaaro , caafimaad , cafis , akhlaaq & ceeb-saarid inta ay tahayba iyadoo isku sidkan .
Hadii aan akhiryo buug kasta oo dunida yaala , falsafada plato , suugaanta shakespeare , sayniska iyo taariikhda bini'aadamka , wax kastaa wax bay leeyihiin , wax walbana xad bay leeyih…
❤26❤🔥6✍2👍1👏1
Signed Sidik Mohamed
17 Jul 2025, 18:52 UTC≈5,060 views21 reactionsread 3 September 2026 النبي ﷺ wuxuu yiri:
"من أصبح منكم آمناً في سربه، معافىً في جسده، عنده قوت يومه، فكأنما حيزت له الدنيا بحذافيرها."
Qofki idinka mid ah oo waabarista isagoo
Amaan ku sugan gurigiisa (ama deegaanka uu joogo),
Caafimaad qaba jirkiisa,
Helay wixii uu maalintaa cuni lahaa,
waxaa uu la mid yahy sidii asigo adduunka oo dhan la isugu keenay
Alhamdulillah dheh waa nimco wayn in bdn dadka ka mid ah ma hestaan
Jimce wanaagsan
❤21
Signed Sidik Mohamed
16 Jul 2025, 19:38 UTC≈4,970 views68 reactionsread 3 September 2026 Photo
Inaad Wax Jeclaato Waa Astaan Muujinayso Inaad Leedahay Qalbi Naxariis leh Iyo Dareen Ee Maaha Daciiftimo🥹🩵🫂
❤66🤔2
Signed Sidik Mohamed
15 Jul 2025, 14:25 UTC≈5,030 views16 reactionsread 3 September 2026 Photo
Buugan wuxuu ka hadlaya sheeko ku saabsan wiil iyo aabihii wiilka wuxu ku qabaa cancer. Miisaanka uu ku dhashay wiilka waa 4.5kilogram. wiilka Mohamed ayaa la dhahaa
Marba cisbitaal ayaa la geynayaa markii ugu horeysay waxa la geeyay waxa laga helay typhoid mudo todobo caalamaal ayaa la siinayay dawoyin ku saabsan kuwo typhoid.
Kadibna September 19 keedi 2020 kii waxa suurta gashay in la geeyo cusbitaalka haldoor …
❤16
Signed Sidik Mohamed
13 Jul 2025, 20:13 UTC≈4,740 views16 reactionsread 3 September 2026 Culimada tarbiyadu waxay sheegaan in marka ilmuhu cadhaysan yahay, oo aad si deggan ugu tidhaahdo "Waan ku jeclahay" ama aad u muujiso kalgacayl iyo faham, uu si weyn u beddelo dareenkiisa. Tani waxay hoos u dhigtaa xanaaqa oo waxay kordhisaa kalsoonida iyo badbaadada uu ilmuhu dareemayo.
👍9❤7
Signed Sidik Mohamed
12 Jul 2025, 22:16 UTC≈4,950 views40 reactionsread 3 September 2026 Photo
"Adi iyo Xaaskaaga hadaad meel fariisataan, Alle xustaan, qur'aan akhrisataan,is weheshataan, oo qabriga xanuunka lagu marayo iyo Aakhiro Warka yaal aad is xasuusisaan, hadaad arki weydo markiba in Jacaylkiinu sii siyaaday waxaan idiin sheegayo wax baa ka khaldan"
Shekh Cabdirisaq Xashi.
❤38💯2
Signed Sidik Mohamed
10 Jul 2025, 15:32 UTC≈4,800 views58 reactionsread 3 September 2026 Photo
llaheyoow haddii aan sameeyay dambi iga hortaagan in ducadeeda la aqbalo ilaheyoow dambigaas ii dhaaf ❤️
❤58
Signed Sidik Mohamed
Showing the 12 most recent of 17 posts we hold for @xaqiiqadanolosha. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.