8 Feb 2025, 11:12 UTC206 views1 reactionsread 10 August 2026 Photo
Xamaas ayaa maanta oo Sabti ah sii deynaysa 3 qof oo Israeli ah, kuwaas oo lagu beddelan doono 183 maxbuus oo Falastiini ah oo ku xirnaa Israa’iil. Tallaabadan ayaa ah isdhaafsigii shanaad tan iyo markii xabad-joojinta laga gaaray dagaalka Gaza.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in saddexda qof ee la sii deynayo ay kala yihiin Eli Sharabi, Or Levy, iyo Ohad Ben Ami. Waxaa isdhaa…
❤1
7 Feb 2025, 06:59 UTC194 views2 reactionsread 10 August 2026 Hogaamiyaha Golaha Qaranka Suudan, ahna taliyaha guud ee ciidamada dalkaas Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa socdaal diblomaasiyadeed dhawaan ku soo maray Galbeedka Afrika oo ay ku jiraan dowladaha kala ah: Mali, Guinea-Bissau iyo Sierra Leone, wuxuuna ku soo gabagaboobay socdaalkiisa Mauritania iyo Senegal.
Socdaalkiisa oo soo dhamaaday 14-kii bashii January ee lasoo dhaafay, wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo ay jiraan isba…
❤2
6 Feb 2025, 13:57 UTC139 viewsread 10 August 2026 Photo
Mareykanka ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in maraakiibtiisa dawliga ah loo ogolaan doono inay si bilaash ah uga gudbaan Kanaalka Panama, taasoo dowladda Mareykanka u badbaadin doonta malaayiin dollar sanadkii.
Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib cadaadis uu madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, saaray maamulka Panama.
Si kastaba ha ahaatee, Hay’adda Kanaalka Panama (ACP) ayaa beenisay inay wax ka beddeshay khidmadaha am…
6 Feb 2025, 11:31 UTC114 views1 reactionsread 10 August 2026 Photo
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay imtixaanka qaranka fasalada uu ka imaan doono
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ayaa la wadaagtay dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee sannadkan galaysa imtixaanka Qaranka 2024/25, in su’aalaha sannadkan ay ka imaan doonaan dhammaan fasallada kala duwan ee dugsiga sare waxa ayna noqon doonaan sidan hoose
Form Four 60%
Form Three 20%
Form Two 10%
Fo…
👍1
6 Feb 2025, 11:05 UTC95 viewsread 10 August 2026 Dagaalka Ganacsi ee Maraykanka iyo Shiinaha: Sidee ayuu u saamaynayaa Afrika?
Dagaalka ganacsi ee u dhexeeya Maraykanka iyo Shiinaha wuxuu saameyn weyn ku yeeshay dhaqaalaha caalamka, waxaana sidoo kale uu saameyn ku leeyahay qaaradda Afrika. Saameyntan waxay u badan tahay inay ku xiran tahay dhowr arrimood, sida soo socda:
1. Saameynta suuqa ganacsiga: Xiriirka ganacsi ee Maraykanka iyo Shiinaha ayaa sii kordhaya…
6 Feb 2025, 09:45 UTC71 viewsread 10 August 2026 Photo
Jarmalka Iyo Faransiiska oo si adag uga hadlay raridda Falastiiniyiinta
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa si adag uga hor yimid qorshaha Madaxweyne Trump ee la wareegidda Qaza iyo raridda shacabka Falastiiniyiinta. Jarmalka wuxuu ku adkeystay in xalka laba dal yahay midka kaliya ee suurtagal ah, halka Faransiiska uu sheegay in barakicinta khasabka ah ay xadgudub ku tahay sharciga caalamiga ah, isla markaana khatar gelin…
6 Feb 2025, 09:40 UTC64 viewsread 10 August 2026 Photo
Maxay salka ku haysaa xurgufta ka dhex qaraxday Elon Musk iyo Ilhaan Cumar
Xurgufta u dhexeysa Elon Musk iyo Ilhaan Cumar waxay ka dhalatay hadal ay Ilhaan siisay muhaajiriinta aan sharciyeysnayn ee Maraykanka, iyada oo la sheegay inay kula talisay sida ay uga fogaan karaan hay'adda ICE. Musk ayaa arrintan si adag u dhalleeceeyey, isagoo baraha bulshada ku faafiyey muuqaal muujinaya hadalka Ilhaan, taasoo dhalisay m…
6 Feb 2025, 09:30 UTC62 viewsread 10 August 2026 Photo
Xaaladda Bani’aadantinimo oo Laga Dareemayo Congo"
Dagaallo ka dhacay magaalada Goma ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, kuwaas oo sababay dhimashada ku dhawaad 3,000 oo qof.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyay fallaagada M23 oo taageero ka helaya Rwanda iyo ciidamada milatariga Congo. Meydad badan ayaa wali lagu ururinayaa waddooyinka, iyadoo ilaa 2,000 la helay, halka 900 oo kale lagu hayo isbitaallada.
Dowladda Congo…
6 Feb 2025, 09:24 UTC57 viewsread 10 August 2026 Photo
Trump oo qorsheynaya in uu dadka Gaza u raro Puntland, Somaliland iyo Morocco.
Maamulka madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa lagu warramay inuu ka fakarayo saddex goobood oo suurtagal ah in lagu qaabilo reer Gaza, kaddib markii uu ku dhawaaqay in Mareykanku uu qorsheynayo inuu la wareego Marinka Gaza isla markaana dib u dhiso.
Wargeyska Jerusalem Post oo sii xiganaya taleefishinka N12 ayaa goobaha laga fakar…
6 Feb 2025, 09:22 UTC52 viewsread 10 August 2026 Photo
War cusub oo kasoo kordhay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee BF.
Waxaa dib u dhac ku yimid furitaanka kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la filayay in maanta uu furmo, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Xildhibaannada labada Gole ayaa galay fasax laba billood ah, waxaana haatan qorshaha uu yahay inay dib isugu soo laabtaan, si ay usii amba qaadaan howlaha shaqo ee u yaalla.
Kal…
5 Feb 2025, 17:52 UTC46 viewsread 10 August 2026 Photo
DF oo war culus ka soo saartay weerarkii Axmed Madoobe ku qaaday Baardheere.
Wasaaradda Amniga Gudaha XFS oo war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Ciidamada Qaranka ku amaantay sida ay degmadaas uga difaaceen kooxdii soo weerartay saakay.
Sidoo kale, Wasaaradda ayaa sheegtay weerarkaas uu soo abaabulay Axmed Madoobe, waxaana qoraalka ka soo baxay Wasaaradda…
5 Feb 2025, 17:49 UTC43 viewsread 10 August 2026 Photo
Photo, posted without a caption
Showing the 12 most recent of 16 posts we hold for @wararka7. View and reaction counts are the latest single reading for each post, not a live figure, and a recent post is still accumulating both. A view count marked ≈ was rounded by Telegram before we ever saw it — t.me prints views in full below 1,000 and to three significant figures above, so ≈1,200,000 means somewhere between 1,150,000 and 1,249,999. Unmarked counts are exact. Text is reproduced from the public post preview and truncated for length.